cabdikhaaliq diiriye

rss feed Author's Website

cabdikhaaliq diiriye's Latest Posts

DAAWO MUUQAAL:-XUKUUMADII SIILAANYO DALKA WAXAY U BAABIISAY SIDII DAGAALKII 2AAD EE ADUUNKA, MUUSE BIIXINA WAXA LA GUDBOON…WARAYSI XIL QABILE

DAAWO MUUQAAL:-XUKUUMADII SIILAANYO DALKA WAXAY U BAABIISAY SIDII DAGAALKII 2AAD EE ADUUNKA, MUUSE BIIXINA WAXA LA GUDBOON…WARAYSI XIL QABILE

| August 14, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ :-Xukuumadii Siilaanyo Dalka Waxay U Baabiisay Sidii Dagaalkii 2aad Ee Aduunka, Muuse Biixina Waxa La Gudboon…Waraysi Xil Qabile

Continue Reading

DAAWO:-GANACSATADDA GOBOLKA TOGDHEER OO CABASHO KA MUUJIYAY CASHUUR LAGAGA QAADO DEGMADDA SHEEKH

DAAWO:-GANACSATADDA GOBOLKA TOGDHEER OO CABASHO KA MUUJIYAY CASHUUR LAGAGA QAADO DEGMADDA SHEEKH

| August 14, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Ganacsatadda Gobolka Togdheer Oo Cabasho Ka Muujiyay Cashuur Lagaga Qaado Degmadda Sheekh Halkan Ka Daawo

Continue Reading

DAAWO: Wasiirka Maaliyadda Oo La Weydiiyay Sababta Uu U Aflagaadeeyay Kornayl Caare Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

DAAWO: Wasiirka Maaliyadda Oo La Weydiiyay Sababta Uu U Aflagaadeeyay Kornayl Caare Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay

| August 14, 2018

Burco (Salaanmedia.com)_ Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa wax laga weydiiyay aflagaadadii uu kula kucay Taliye Caarre, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading

DAAWO: “Baashe Cawil Waxa Uu Ahaa Qaran Dumis Sacad Waa La Mid Waxa Ay Ahayd In Isagana Xilka Laga Qaado….” Xisbiga WADDANI

DAAWO: “Baashe Cawil Waxa Uu Ahaa Qaran Dumis Sacad Waa La Mid Waxa Ay Ahayd In Isagana Xilka Laga Qaado….” Xisbiga WADDANI

| August 14, 2018

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid oo ka mid mas’uuliyiinta ugu sarraysa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku hambalyaysay xilka qaadistii uu ka sameeyay wakiilkii Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cali, waxaanay madaxweynaha ugu baaqday in uu xilka ka qaado wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, Halkan hoose ka […]

Continue Reading

Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Taariikhdii Siilanyo ..” Ex Afhayeen Xussen Dayr +[ Muuqaal ]

Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Taariikhdii Siilanyo ..” Ex Afhayeen Xussen Dayr +[ Muuqaal ]

| August 14, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Muuse Biixi Ma Tirtiri Karo Taariikhdii Siilanyo ..” Ex Afhayeen Xussen Dayr

Continue Reading

[Daawo ] :- Isbadalo Degdeg Ah Oo Laga Dareemay Jig-Jiga Iyo Arimo Aan Horey Uga Dhici Jirin Oo Dhacay

[Daawo ] :- Isbadalo Degdeg Ah Oo Laga Dareemay Jig-Jiga Iyo Arimo Aan Horey Uga Dhici Jirin Oo Dhacay

| August 14, 2018

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Isbadalo Degdeg Ah Oo Laga Dareemay Jig-Jiga Iyo Arimo Aan Horey Uga Dhici Jirin Oo Dhacay

Continue Reading

Faadumo Siciid Maxay Ka Tidhi Xil Ka Qaadista Amb Baashe Cawil ” Sacad-na In Laga Qaado Xilka Ayey Aheyd ..” + [Muuqaal]

Faadumo Siciid Maxay Ka Tidhi Xil Ka Qaadista Amb Baashe Cawil ” Sacad-na In Laga Qaado Xilka Ayey Aheyd ..” + [Muuqaal]

| August 14, 2018

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid Oo Ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay soo dhaweysay digreeto uu maalintii shalay aheyd uu Madaxweyne Muuse Biixi xilki safiirka Imaaraadka Carabta uu kaga qaadey AMB Baashe Cawil oo xilkaasi hayey muddo 3 Sanno Ah . Marwo Faadumo Siciid ayaa sheegtay in AMB Baashe […]

Continue Reading

“Madaxweyne Isku Soo Celi Dadkii Ku Kala Irdhoobay Doorashadii” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog

“Madaxweyne Isku Soo Celi Dadkii Ku Kala Irdhoobay Doorashadii” Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog

| August 14, 2018

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, isla markaana ah Guddoomiye ku xigeenka Guddida Arrimaha Bulshada ee Wakiilada, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogadaiyey wareegtada uu ku laayey Haamaha Shidaalka, waxaanu sidoo kale ugu baaqay inuu isku soo celiyo dadkii ku kala irdhoobay Doorashadii Madaxtooyada, waxa kale oo […]

Continue Reading

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddiga Agaasinka Dekedaha Iyo Free Zone-Ka & Arimaha Ay Ka Wada Hadleen + [ Sawiro / Muuqaal ]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Guddiga Agaasinka Dekedaha Iyo Free Zone-Ka & Arimaha Ay Ka Wada Hadleen + [ Sawiro / Muuqaal ]

| August 14, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddida agaasinka iyo goobaha cashuuraha ka caaggan (Free zone) ee marsada caalamiga ah ee Berbera. Kulankan oo ujeeddadiisu ahayd sidii dardar-gelin loogu samayn lahaa dib-u-ballaadhinta marsada Berbera iyo casriyeynteeda, isla markaana loo gudo geli lahaa hirgelinta heshiiskii shirkadda DP World […]

Continue Reading

BBC Oo Si Qoto Dheer U Falanqeysay Xidhiidhka Cusub Ee U Bilowdey Somaliya Iyo Eritrea +[ Muuqaal ]

BBC Oo Si Qoto Dheer U Falanqeysay Xidhiidhka Cusub Ee U Bilowdey Somaliya Iyo Eritrea +[ Muuqaal ]

| August 14, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ BBC Oo Si Qoto Dheer U Falanqeysay Xidhiidhka Cusub Ee U Bilowdey Somaliya Iyo Eritrea

Continue Reading

Prof Buuba Iyo Axmed Yuusuf Yasiin Oo Ka Hadley Wareegtada Madaxweynaha Ee Soo Celinta Haamaha Iyo Madaarka

Prof Buuba Iyo Axmed Yuusuf Yasiin Oo Ka Hadley Wareegtada Madaxweynaha Ee Soo Celinta Haamaha Iyo Madaarka

| August 14, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay aragtidooda ku waajahan wareegtada uu Madaxweynuhu gacanta Dawladda dib ugu soo celiyey Haamaha Shidaalka iyo amaanka Madaarka,waxay kale oo ay Madaxweynaha ugu baaqeen in Hay’addaha kala ee Dawlaga ah […]

Continue Reading

Askar Liyuu Booliis Ah Oo Laysay 31 Qof Oo Oromo Ah

Askar Liyuu Booliis Ah Oo Laysay 31 Qof Oo Oromo Ah

| August 13, 2018

Jogjiga (Salaanmedia.com)_ -Masuul ka tirsan Dawlad goboleedka Oromada ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib markii ciidammada gaarka ah ee deegaanka Soomaalida ee Liyuu Booliis ay rasaas ku fureen dad shacab ah subaxnimadii Axadda Arrintaas ayaa ka dhacday xadka gobolka Oromada iyo Soomaalida. Dadka dhintay waxaa ku jira carruur iyo […]

Continue Reading

DAAWO: “Waa Qof Ka Xun Argagixisada Iyo Kuwa Dadka Laaya..” Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Xilka Cusub Ee Uu Maanta U Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi

DAAWO: “Waa Qof Ka Xun Argagixisada Iyo Kuwa Dadka Laaya..” Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Xilka Cusub Ee Uu Maanta U Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wakiilkii Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar ayaa xilka cusub ee uu maanta u magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading

DAAWO: Golaha Guurtidda Oo Baanka Dhexe Ee Somaliland Ku Edeeyay Inuu Soo Daabacday Lacag Aan Loogu Tallo-galin

DAAWO: Golaha Guurtidda Oo Baanka Dhexe Ee Somaliland Ku Edeeyay Inuu Soo Daabacday Lacag Aan Loogu Tallo-galin

| August 13, 2018

Hatgaysa (Salaanmedia.com)_ -Golaha Guurtidda Oo Baanka Dhexe Ee Somaliland Ku Edeeyay Inuu Soo Daabacday Lacag Aan Loogu Tallo-galin, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading

Ciidamo Wali Ku Sugan Xarunta Wargeyska Haatuf Iyo Gudoomiyaha Wargeyska Oo Si Adag Uga Hadley +[ Muuqaal ]

Ciidamo Wali Ku Sugan Xarunta Wargeyska Haatuf Iyo Gudoomiyaha Wargeyska Oo Si Adag Uga Hadley +[ Muuqaal ]

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ciidamo Wali Ku Sugan Xarunta Wargeyska Haatuf Iyo Gudoomiyaha Wargeyska Oo Si Adag Uga Hadley

Continue Reading

War Deg-deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Joojiyay Dhisme Ka Socday Hargeysa Club

War Deg-deg Ah: Madaxweyne Biixi Oo Joojiyay Dhisme Ka Socday Hargeysa Club

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu amray in la joojiyo dhismaha Hudheelkii Dawladda Ee Hargeysa Club oo ay xukuumadii hore ee Daahir Rayaale Kaahin Ku Wareejiyay mid ka mid ay dadka reer Somaliland. Wararku waxa ay sheegayaan in xukuumaddu ay damacsan tahay sidii gacanta dawladda dib loogu soo celin […]

Continue Reading

Jamaal Cali Xussen Oo Si Adag Uga Hadley Go,aanka Madaxweyne Biixi Kula Soo Wareegay Haamaha Shidaalka Berbera , Kana Digay … + [ Muuqaal ]

Jamaal Cali Xussen Oo Si Adag Uga Hadley Go,aanka Madaxweyne Biixi Kula Soo Wareegay Haamaha Shidaalka Berbera , Kana Digay … + [ Muuqaal ]

| August 13, 2018

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka hadlay haamaha shidaalka Berbera ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi gacanta dawladda dib ugu soo celiyay waxaanu sharraxay Muhiimada ay qaranka u leedahay Gacanku haynta Haamuhu. Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka digay in shirkado kale ay xukuumadu mar kale gacanta u galiso […]

Continue Reading

[Daawo] :- Su,aalihii Adkaa Ee Warbaahintu Weydiisay Faysal C Waraabe ” Adeer Dhaliilaha Xukuumada Hadii Aan Sheego Madaxtooyada Ayaa Lagu Carari Doonaa..”

[Daawo] :- Su,aalihii Adkaa Ee Warbaahintu Weydiisay Faysal C Waraabe ” Adeer Dhaliilaha Xukuumada Hadii Aan Sheego Madaxtooyada Ayaa Lagu Carari Doonaa..”

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Su,aalihii Adkaa Ee Warbaahintu Weydiisay Faysal C Waraabe

Continue Reading

Xildhibaan Mataan Hoori Oo U Sacabo Tumay War Bixintii Musuq Maasuq Ee Golaha Wakiiladu Soo Saareen ..” Dagaalkaas Waan Idinkulan Jiraa …” +[ Muuqaal]

Xildhibaan Mataan Hoori Oo U Sacabo Tumay War Bixintii Musuq Maasuq Ee Golaha Wakiiladu Soo Saareen ..” Dagaalkaas Waan Idinkulan Jiraa …” +[ Muuqaal]

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaam Mataan Hoori oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ku sugan dalka Sucuudiga oo uu Xaj iyoCaafimaad u tagay ayaa waxaa uu si aadah u soo dhaweeyey war bixintuu musuq maasuqa sheegaysay ee golaha wakiiladu ay dhawaan soo saartey Xildhibaanka oo shabakada Ilaysnews.com la soo xidhiidhay waxaa uu […]

Continue Reading

[Deg Deg] :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magacaabis Sameeyey + [ AMB Baashe Morgan Oo La Bedelay ]

[Deg Deg] :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magacaabis Sameeyey + [ AMB Baashe Morgan Oo La Bedelay ]

| August 13, 2018

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-179/082018, uu maanta ku magacaabay masuuliyiin cusub. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa […]

Continue Reading