Home » Entries posted by cabdikhaaliq diiriye (Page 3)
Entries posted by laaqalo

Dr Abiy Axmed Ma Ku Guuleysan Doonaa Abaalmarinta Nabadda Ee Nobel?

Comments Off on Dr Abiy Axmed Ma Ku Guuleysan Doonaa Abaalmarinta Nabadda Ee Nobel?
Dr Abiy Axmed Ma Ku Guuleysan Doonaa Abaalmarinta Nabadda Ee Nobel?

Majalada Time ayaa sheegay shaqsiyaadka la filayo iney ku guuleystaan abaalmarinta nabadda ee Nobel oo sanadkan 2019-ka lagu qabanayo caasimadda Norway ee Oslo ayaa loo badinayaa inuu ka mid noqdo Ra’isalwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed. Wargeyska ayaa u sababeeyey inuu Dr Abiy uu ku guuleysan karo abaalmarintaasi inta uu talada dalka Itoobiya qabtay sida uu […]

Continue reading …

Dhakhtarkii Ka Caawiyay CIA-Da Inay Helaan Cusama Bin Laden

Comments Off on Dhakhtarkii Ka Caawiyay CIA-Da Inay Helaan Cusama Bin Laden
Dhakhtarkii Ka Caawiyay CIA-Da Inay Helaan Cusama Bin Laden

Maxkamad ku taal dalka Pakistan ayaa lagu wadaa in ay billowdo dhageysiga racfaan la doonayo in xabsiga looga sii daayo dhakhtar ku eedeysan in Mareykanka uu ka caawiyay in uu dilo hoggaamiyihii Al-Qaacida Cusama Bin Laden. Maxkamadda sare Peshawar ayaa maanta dhageysan doonto dacwadda Shakil Afridi, waana markii ugu horreysay oo dacwaddaasi lagu dhageysan doono […]

Continue reading …

Muxuu Salka ku Hayaa Xifaaltanka ka Socda Geeska Africa? Maxayse uga dhigan tahay Hugaamiyeyaasha Wadamada Geeska.

Comments Off on Muxuu Salka ku Hayaa Xifaaltanka ka Socda Geeska Africa? Maxayse uga dhigan tahay Hugaamiyeyaasha Wadamada Geeska.
Muxuu Salka ku Hayaa Xifaaltanka ka Socda Geeska Africa? Maxayse uga dhigan tahay Hugaamiyeyaasha Wadamada Geeska.

Maqaalkan oo aan jecelahay in aan kaga hadlo arimaha beryahan dambe figta ugu sareysa kaga jira siyaasadda caalamiga ah (International politics) khaasatan wadamada quwadaha waaweyn iyo wadamada awoodaha gobolka ah (Regional Powers) waxa igu dhaliyey ka dib markii aan daawadey filim soo baxay badhtamihii gu’gii 2018 oo la yidhaahdo howlgalka badda cas (Operation in the […]

Continue reading …

Daawo :- Marxuum Nabadoon Cabdi Xariir Cali Oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Hargaysa

Comments Off on Daawo :- Marxuum Nabadoon Cabdi Xariir Cali Oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Hargaysa
Daawo :- Marxuum Nabadoon Cabdi Xariir Cali Oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Hargaysa

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Marxuum Nabadoon Cabdi Xariir Cali Oo Aas Balaadhan Loogu Sameeyay Hargaysa, Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY WAXA UGA MEEL YAALA AYAX LAGU ARKAY DEEGAAMO KA MID AH SOMALILAND

Comments Off on DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY WAXA UGA MEEL YAALA AYAX LAGU ARKAY DEEGAAMO KA MID AH SOMALILAND
DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY WAXA UGA MEEL YAALA AYAX LAGU ARKAY DEEGAAMO KA MID AH SOMALILAND

Hargaysa (Salaanmedia.com)- DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO KA HADASHAY WAXA UGA MEEL YAALA AYAX LAGU ARKAY DEEGAAMO KA MID AH SOMALILAND Halkan Hoose Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo Ganacsade Soomaaliyeed Oo Laga Dhacayo Lacag Kumanaan Kun Oo Dollar Ah

Comments Off on Daawo Ganacsade Soomaaliyeed Oo Laga Dhacayo Lacag Kumanaan Kun Oo Dollar Ah
Daawo Ganacsade Soomaaliyeed Oo Laga Dhacayo Lacag Kumanaan Kun Oo Dollar Ah

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Ganacsade Soomaaliyeed Oo Laga Dhacayo Lacag Kumanaan Kun Oo Dollar Ah. Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Madaxweyne Biixi Oo Sheegya Inuu Somaliland Uga Faa’iidayn Doono Marinka Istaraatiijiga Ah Ee Ay Ku Taalo

Comments Off on Madaxweyne Biixi Oo Sheegya Inuu Somaliland Uga Faa’iidayn Doono Marinka Istaraatiijiga Ah Ee Ay Ku Taalo
Madaxweyne Biixi Oo Sheegya Inuu Somaliland Uga Faa’iidayn Doono Marinka Istaraatiijiga Ah Ee Ay Ku Taalo

 Hargaysa (Salaanmedia.com)- Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu doonayo in Somaliland ay noqoto xarun adeegyo siisa dalalka Geeska Afrika iyo guud ahaan Afrika. Madaxweyne Biixi, wuxuu sheegay in Somaliland ay ka faa’iidanayso marinka istaraatajiga ah ee ay ku taalo oo ah meesha ay isaga gooshaan maraakiibta kala duwan ee caalamku. “Horta Somaliland waxay […]

Continue reading …

Ilhan Omar Oo Dacwad Furiin Ah Ka Gudbisay Seygeeda Axmed Xirsi

Comments Off on Ilhan Omar Oo Dacwad Furiin Ah Ka Gudbisay Seygeeda Axmed Xirsi
Ilhan Omar Oo Dacwad Furiin Ah Ka Gudbisay Seygeeda Axmed Xirsi

Ilhan Omar oo ah Gabar Asalkeedu Somalia yahay oo ka tirsan Aqalka Looga arrimiyo dalka Mareykanka ee[ Congress-ka] ayaa dacwad furiin oo ka dhan ah Seygeeda Axmed Xirsi u gudbisay Maxkamad ku taala gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Doodda ku saabsan dacwada furiinka soo bilaabatay bishii Augusto ayeey ku sababeeysay Wada-noolashahoodii Qoyska oo adkaaday, taasoo […]

Continue reading …

Wararkii Ugu Dambeeyey XAFLADDA Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe

Comments Off on Wararkii Ugu Dambeeyey XAFLADDA Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe
Wararkii Ugu Dambeeyey XAFLADDA Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe

Kismaanyo (Salaanmedia.com)- Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan caleema saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee maamulkaasi, Axmed Madoobe. Sayid Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xafladda caleema saarka ay dhaceyso marka ay soo dhameystirmaan wufuuda ka qeyb galeysa munaasabadaasi. Sidoo kale […]

Continue reading …

Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Ku Taageeray Madaxweynaha Cafiskii Uu Cafiyay Ciidamadii Caare

Comments Off on Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Ku Taageeray Madaxweynaha Cafiskii Uu Cafiyay Ciidamadii Caare
Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Ku Taageeray Madaxweynaha Cafiskii Uu Cafiyay Ciidamadii Caare

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Daawo Xisbiga Kulmiye Oo Ku Taageeray Madaxweynaha Cafiskii Uu Cafiyay Ciidamadii Caare Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO SIYAASI C/LLAAHI MAX ED DAAHI CUKUSE OO KA HADLAY XAALADO BADAN OO WADANKA KHUSEEYA

Comments Off on DAAWO SIYAASI C/LLAAHI MAX ED DAAHI CUKUSE OO KA HADLAY XAALADO BADAN OO WADANKA KHUSEEYA
DAAWO  SIYAASI C/LLAAHI MAX ED DAAHI  CUKUSE OO KA HADLAY XAALADO BADAN OO WADANKA KHUSEEYA

Hargaysa (Salaanmedia.com)- DAAWO SIYAASI C/LLAAHI MAX ED DAAHI CUKUSE OO KA HADLAY XAALADO BADAN OO WADANKA KHUSEEYA Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo :- Maxkamada Ciidamada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Kiiska Ay Ka Garnaqdey Iyo Qaabka Ay U Shaqeyso

Comments Off on Daawo :- Maxkamada Ciidamada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Kiiska Ay Ka Garnaqdey Iyo Qaabka Ay U Shaqeyso
Daawo :- Maxkamada Ciidamada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Kiiska Ay Ka Garnaqdey Iyo Qaabka Ay U Shaqeyso

Hargaysa (SAlaanmedia.com)- Maxkamada Ciidamada Somaliland Oo Shaacisay Tirada Kiiska Ay Ka Garnaqdey Iyo Qaabka Ay U Shaqeyso Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

DAWLADA SACUUDIGA OO DOONAYSA INAY HESHIIS NABADEED LA QAADATO XUKUUMADA AWOODA BADAN EE IIRAAN

Comments Off on DAWLADA SACUUDIGA OO DOONAYSA INAY HESHIIS NABADEED LA QAADATO XUKUUMADA AWOODA BADAN EE IIRAAN
DAWLADA SACUUDIGA OO DOONAYSA INAY HESHIIS NABADEED LA QAADATO XUKUUMADA AWOODA BADAN EE IIRAAN

Hargaysa (Salaanmedia.com)- DAWLADA SACUUDIGA OO DOONAYSA INAY HESHIIS NABADEED LA QAADATO XUKUUMADA AWOODA BADAN EE IIRAAN Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Xukuumadda Afgaanistaan Oo Sii Daysay Saraakiil Daalibaan Ka Tirsanaa Oo Ay Xabsiyada Ku Hayeen

Comments Off on Xukuumadda Afgaanistaan Oo Sii Daysay Saraakiil Daalibaan Ka Tirsanaa Oo Ay Xabsiyada Ku Hayeen
Xukuumadda Afgaanistaan Oo Sii Daysay Saraakiil Daalibaan Ka Tirsanaa Oo Ay Xabsiyada Ku Hayeen

Xarakada Daalibaan ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda waddanka Afgaanistaan ay xabsiyada ka sii daayeen tiro ka mid ah kooxdooda oo muddooyin kala duwan ku xidhnaa xasbiyada waddakaasi ee ay maamulaan xukuumadda Madaxweyne Ashraf qaani inkasta oo ay muddo dheer kooxda Daalibaan diidanayn aqoonsiga xukuumadda beesha caalamku aqoonsan tahay ee dalkaasi. Afhayeen maanta u hadlay […]

Continue reading …

Daawo Abwaan Kujare Oo Gabay Ku Karbaashay Muuse Iyo M Kaahin “Ma Dameeri Dhaan Raacdaybaa Dookha Ina Kaahin”

Comments Off on Daawo Abwaan Kujare Oo Gabay Ku Karbaashay Muuse Iyo M Kaahin “Ma Dameeri Dhaan Raacdaybaa Dookha Ina Kaahin”
Daawo Abwaan Kujare Oo Gabay Ku Karbaashay Muuse Iyo M Kaahin “Ma Dameeri Dhaan Raacdaybaa Dookha Ina Kaahin”

Burco (Salaanmedia.com)- Abwaan Kujare Oo Gabay Ku Karbaashay Muuse Iyo M Kaahin “Ma Dameeri Dhaan Raacdaybaa Dookha Ina Kaahin Halkan Hoose Ku Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo “Jabhada Caare Ninkii Bilaabaybaan Ahaa” Caaqil Madaxweyne Biixi Hortiisa Arin Cajiib Ah Ka Qirtay.

Comments Off on Daawo “Jabhada Caare Ninkii Bilaabaybaan Ahaa” Caaqil Madaxweyne Biixi Hortiisa Arin Cajiib Ah Ka Qirtay.
Daawo “Jabhada Caare Ninkii Bilaabaybaan Ahaa” Caaqil Madaxweyne Biixi Hortiisa Arin Cajiib Ah Ka Qirtay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Jabhada Caare Ninkii Bilaabaybaan Ahaa” Caaqil Madaxweyne Biixi Hortiisa Arin Cajiib Ah Ka Qirtay Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO WEEDHIHII LAGA JEEDIYAY KULANKII MADAXWEYNAHA IYO ERGADII NABADAYNTA G/SANAAG

Comments Off on DAAWO WEEDHIHII LAGA JEEDIYAY KULANKII MADAXWEYNAHA IYO ERGADII NABADAYNTA G/SANAAG
DAAWO WEEDHIHII LAGA JEEDIYAY KULANKII MADAXWEYNAHA IYO ERGADII NABADAYNTA G/SANAAG

HARGAYSA (Salaanmedia.com)- DAAWO WEEDHIHII LAGA JEEDIYAY KULANKII MADAXWEYNAHA IYO ERGADII NABADAYNTA G/SANAAG Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo Jawigii Uu U Qabsoomay Shirkii Madaxweynaha Iyo Ergadii Nabadaynta G/Sanaag

Comments Off on Daawo Jawigii Uu U Qabsoomay Shirkii Madaxweynaha Iyo Ergadii Nabadaynta G/Sanaag
Daawo Jawigii Uu U Qabsoomay Shirkii Madaxweynaha Iyo Ergadii Nabadaynta G/Sanaag

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Daawo Jawigii Uu U Qabsoomay Shirkii Madaxweynaha Iyo Ergadii Nabadaynta G/Sanaag Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Cuntadu Waa Ka Beri Miisaankaaga Dheeraadka Ah: Sababta 40 Sano Ka Hor Aanay Dadku U Naaxi Jirin (1)

Comments Off on Cuntadu Waa Ka Beri Miisaankaaga Dheeraadka Ah: Sababta 40 Sano Ka Hor Aanay Dadku U Naaxi Jirin (1)
Cuntadu Waa Ka Beri Miisaankaaga Dheeraadka Ah: Sababta 40 Sano Ka Hor Aanay Dadku U Naaxi Jirin (1)

Afar iyo afartankii sano ee ka dambeeyey sannadkii 1975-kii saddex laab ayaa uu kordhay celceliska miisaanka dadka adduunka oo dhan. Sannadkii 2016 kii tirada dadka qaangaadhka ah ee miisaankoodu inta dabiiciga ah ka badan yahay waxa ay adduunka ka maraysay 1.9 Bilyan oo ruux, waxaa ka mid ahaa 650 Milyan oo buurnimadoodu xad dhaaf tahay. […]

Continue reading …

DAAWO Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo

Comments Off on DAAWO Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo
DAAWO Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maayarka Cusub Ee Soltelco Badelaya Iyo Qorshayaasha Cajiibka Ah Ee Uu Dejistay Inuu Sharaftii Caasimadda Hargeysa Ku Soo Celiyo. Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …