Home » Entries posted by cabdikhaaliq diiriye (Page 462)
Entries posted by laaqalo

W/Hawlaha Guud Oo Maayarada Magaalooyinka Dalka Ka Dalbaday Inay Soo Gudbiyaan Liiska Danta Guud Iyo Tirakoobka Hantida Qaranka Ay U Hayaan Hargeysa, March 14, 2014 (Salaanmedia.com) – Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka dalbaday Maayirada magaalooyinka iyo degmooyinka dalku inay soo gudbiyaan liiska danta guud ee ay hayaan, isla markaana […]

Continue reading …

GADIIDKII LOOGU TAL-GALAY DHISMAHA WADADA CERIGABO OO SI RASMIYA USOO GAADHAY MAGALADA BURCO + SAWIRO… Burco (Salaanmedia.com) Iyadoo ay Dhawaan Dalka Soo Gadheen Gadiidkii Loogu Talo-Galay Dhismaha Wadada Cerigabo ayaa Waxa Maanta ay Gadiidkasi si Rasmiya usoo Gadheen Magalada Burco Ee Xarunta gobalka Togdheer. Gadiidkani Loogu Tallo-Galay Bilowga Dhismaha Wadada Cerigabo Ee Xarunta Gobalka Sanaag […]

Continue reading …
DaawoVedio: Qalabkii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Cerigabo Oo Soo Gaadhay Magalada Burco

DaawoVedio: Qalabkii Loogu Tallo Galay Dhismaha Wadada Cerigabo Oo Soo Gaadhay Magalada Burco   (Salaanmedia.com) Wednesday, March 12, 2014 Qalabkani Soo Gaadhay Magalada Burco ayaa Waxa ka Hadlay Badhisabka Togdheer,Taliyayasha Ciidanka iyo Xildhibano ka Tirsan Golaha Degaanka Burco   Please follow and like us:

Continue reading …

Madaxwayne Jamhuuriyada Soomailand Oo Caawa Soo Gaadhaya Magaalada Berbera Berbera(Salaanmedia.com)_Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilanyo) oo Socdaal Ku Maraaya Goblada Galbeed Soomaliland Labadii Malmood ee Uga Danbeeya socdaal ku maraayaya gobolada Gabiley , Boorana iyo Saylaca ayaa caawa abaaro 8:00 Habeenimo Soo Gaadhaya Magaalo Madax Gobolka Saaxil Ee Berbera Madaxda Gobolka Saaxil IYO Degmada […]

Continue reading …

Taliyaha Booliska Gobolka Togdheer Oo Dhagax Dhigay Saldhig Laga Dhisayo Tuulada Bali-Calanle Burco:(Salaanmedia.com)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Togdheer Cabdi Muuse Cabdilaahi Taliyaha Asluubta Gobolada Bariga Jaamac Baadi, Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi Bidhi Caaqil Xasan Dhuux Yare Xubno kamida Jaaliyada qurba jooga Deegaanka Balicalanle, Siyaasiyiin iyo aqoonyahan kasoo jeeda deegaankaasi ayaa […]

Continue reading …

Agabkii Wadada Ceergaabo Oo Hargeysa Ka Anbabaxay Iyo Madaxweynuha Oo Ku Soo Kordhiyey Howsha Wadada Qorshe Cusub Oo Ah In Wadada Laga Soo Bilaabo Dhanka Magaalada Ceerigaabo Hargeysa: (Salaanmedia.com) Gudaha Magaalada hargeysa inta badan wadooyinka waaweyni maanta waxay galeen mashquul xoogan kasoo ka dhashay gadiidka waaweyn oo walwaalayey qalabka iyo baabuurta loogu talo galay dhismaha […]

Continue reading …

Faallo: Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhalan Kara Socdaalka Xilligan Madaxweyne Siilaanyo Ku Marayo Gobolada Galbeedka Dalka? Hargeysa(Salaanmedia.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo ayaa safar Haatan ku Maraya Gobolada Galbeedka Somaliland, waxana laga Bixiyey Aragtiyo iska soo Horjeeda. Shacabka I ntooda Badan ayaa safarkan ku Tilmaamay mid Lagu Dejinayo Xaaladda […]

Continue reading …

Xaq-soor iyo Jamhuuriga oo loo Ansixiyey xubnahoodii, Saamigii oo la isku mari la’yahay, Dastuurka Xisbiga oo la codsaday wax-ka-bedel in lagu sameeyo. Hargeysa(Salaanmedia.com) Kulankii shalay ka dhacay Xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye ee ay yeesheen Guddida Fulinta waxa hadheeyey Dood adag oo la isku mari waayey qoddobadii Ajandaha u ahaa kaasoo uu ugu weynaa Saami […]

Continue reading …

MUXUU YAHAY XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA MADAXWEYNAHA SOMALILAND IYO MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA ? Paris(Salaanmedia.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa sheegay in aanay jirin dariiq kale oo uga bannaan inay ku beddeshaan baadi-doonka Aqoonsi Caalami ah oo beesha caalamku ugu yaboohdo Somaliland, in kasta oo uu sheegay inuu dalkiisa ka jiro nidaam dawladeed ka heer sarreeya waddamo […]

Continue reading …

Burco: Sixir Bararka Quutal Daruuriga Oo Gaadhay Heerkii U Sareeyey Iyo Nolosha dadka Dan-yarta ah oo Khatar Ku Sugan. Burco(Salaanmedia.com)-Qaybo Ka Mid ah Magaalada Burco waxa ku dhaqan Dadyoow aad u jilicsan oo aan Awood u lahayn in ay iska bixiyaan kor u kaca Maceeshada oo ay si weyn looga dareemayo Gudaheeda Magaalada Iyadoo Cirka […]

Continue reading …

Man United Oo Isku Dayi Doonta Inay Arsenal Ka Dulqaado Alvaro Morata Sida ay qortay shabakada ESPN kooxda Man United ayaa kula soo biirtay Arsenal doonista weeraryahanka da,yarka ah ee xulka Spain Alvaro Morata. Shabakadaan ayaa sheegaysa in tababare David Moyes uu u arko Morata mid buuxin kara booska weerarka kooxdiisa hadii ay katagaan weeraryahanada […]

Continue reading …

Aabe Wiil Uu Dhalay Iskuulka Ku Geeya Dhabarkiisa Masaafo Dhan 18 Mile Yu Xukang ayaa waxa uu dhabarka ku qaada wiilka uu dhalay oo la sheegay in uu xanuunsanayo isla markaana uu kula safraa 18 mile oo ah goobta uu ilmahan yar ka dhigto Iskuulka. Aabahasi oo u dhashay dalkaasi Shiinaha ayaa waxa uu kamid […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horaysay Tan Iyo Intii La Doortay Socdaal Ku Tagay Saylac Hargeysa, March 12, 2014 (Salaanmedia.com) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan koox Wasiiro, xildhibaano iyo taliyeyaasha ciidamada qaranka ayaa shalay socdaal iskugu gaalaa-bixiyey goboladda Gabiley iyo Awdal iyo Selel, kaas oo xadhiga ka jaris iyo dhagax-dhigis […]

Continue reading …

Golaha Deegaanka Caasimada Oo Si Kulul Uga Jawaabay Digreeto Wasaarada Hawlaha Guud Kaga Joojinayso Dawladaha Hoose Hawlo Ay Qaban Jireen Hargeysa, March 12, 2014 (Salaanmedia.com) – Xildhibaanada golaha deegaanka Hargaysa ayaa si kulul u dhaleeceeyey wareegto uu wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland uu kula wareegay shaqo dawladaha hoose ee Somaliland ay qaban jireen, isla […]

Continue reading …

Kulan Lagaga Hadlay Gabagabada Daraasaadka Iyo Qiimeynta Mashruuca Berbera Corridor Oo Hargeysa Lagu Qabtay Hargeysa, March 12, 2014 (Salaanmedia.com) – Kulankii sadexaad ee xubnaha guddida heer Qaran (Regional Steering Committee) ee u xil-saaran ilaalinta mashruuca qandaraaska daraasada iyo qiimeynta kama danbeysta ah ee dhismaha Waddada Berbera Tog-wajaale “Berbera Addis Ababa Corridor” ayaa shalay lagu qabtey […]

Continue reading …

Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Oo Qaadacday Mashruuca Baanka Horumrainta Afrika Usoo Mariyey Dawladda Somaliya Hargaysa(Salaanmedia.com)March.10.2014 -Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr: Sacad Cali Shire ayaa qaadacay sacdmashruuc Baanka Horumarinta Afrika ku caawinayey wasaaraddiisa kaasoo lacagtiisa Baanku soo mariyey Somaliya. War-saxafaadeedka wasiirka oo soo baxay manta oo bishu tahay 10/3/2014, waxa uu si toos ah ugu daadifeeyey […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka War Bixiyay Xaalada Guud Ee Gobolkiisa iyo Waliba Dilkii Ka Dhacay Xaaji Saalax

Daawo Muuqaal: Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka War Bixiyay Xaalada Guud Ee Gobolkiisa iyo Waliba Dilkii Ka Dhacay Xaaji Saalax (Salaanmedia.com) Monday, March 10, 2014 Halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan Please follow and like us:

Continue reading …

42-Qof Oo Muhaajirin Afrikaan Ah Oo Dooni Kula Qalibmatay Xeebta Koonfureed Ee Dalka Yemen. Sanca: (Salaanmedia.com)-Saraakisha dalka Yemen ayaa sheegay in ugu yaraan 42-qof oo muhaajirin Afrikaan ah ay dooni kula qalib matay xeebta Koonfureed ee dalka Yemen. Wasaarada difaaca dalka Yemen ayaa sheegtay in doonidaasi ay ku qalib matay xeebta Beer Ali, ee Koonfurta […]

Continue reading …

David Villa Oo Ka Caawiyay Atletico Madrid Inay Booska Kalabaxdo Barcelona Kadib Guul Ay Ka Gaadhay Celta Vigo Kooxda Atletico Madrid ayaa soo gashay booska labaad ee kala saraynta horyaalka Spain kadib guul ay ka gaadhay kooxda Celta Vigo oo ay marti ugu aheed garoonka Estadio de Balaidos iyagoona ugu awood sheegtay 0-2, David Villa […]

Continue reading …

Haweenay Xeelad Ku Caawisay Wiilkeeda Si Uu U Xado Laptop Hooyo kasoo jeeda waddamada carabta ayaa tagtay dukaan lagu iibiyo Computer da oo ku yaalla dalkaasi Sucuudiga iyadoo oo ay la socdeen saddex carruur oo ay dhashay waxayna qorshaysteen inay xadaan alaabo qaaliya. Qorshaha,waxaa ku jirey inay hooyadu shukaamiso shaqaalaha meheradda,ugu horeyntii way u shaqaysay […]

Continue reading …