Home » Entries posted by cabdikhaaliq diiriye (Page 497)
Entries posted by laaqalo

Hogaamiyihii Watay Maleeshiyo Beeleedka Fiqi-Fuliye Ee S/Land Laga Qarameeyay Oo Isku Sharaxay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Hargeysa, January 1, 2014 (Salaanmedia.Com) – Cabdiraxmaan Xirsi Uur-bayte oo ahaa siyaasigii hogaaminayay meeleeshiyo beeleedkii deegaanka Fiqi Fuliye ee dhawaan S/land ay qaramaysay ayaa la sheegay inuu u goostay maamul goboleedlka Puntland. Sida ay Warbaahinta Qaar Ka Mida u […]

Continue reading …
Continue reading …

Hargeysa, January 1, 2014 (Salaanmedia.com) – Musharaxa madaxwaynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda xisbiga Kulmiye ee talada haysa ku eedeeyey inay hoos u dhigtay meeqaamkii ay Somaliland ku lahayd dunida, kaas oo tilmaamay in saaxiibo dhaw oo ay caalamka ku lahayd inay qaarkood u haystaan in madaxbanaanidii Somaliland laga […]

Continue reading …

Tagsiile Baafinaya $300,000 Oo Qof Rakaab Ahi Ku Iloobay Gaadhigiisa Nin tagsiile ah oo ka dhax shaqeeya magaaladda Las Vegas ee cariga Maraykanka ayaa naadinaya cidii lahayd lacag $300,000 oo gaadhigiisa lagaga tagay. Ninkan oo warbaahinta qaarkood la hadlay ayaa sheegey in uu arkay bac gaadhigiisa saran, taas oo intuu markii hore soo qaaday hadana […]

Continue reading …

Hal Fariin Oo Aad U Dirto Jaceylkaaga Waxa Ay Ka Qiimo Badan Tahay Kun Wicitaan Lamaanayaasha jaceyl wadaaga ah ama kuwa guushaba ka gaadhey ee guurka iskula jooga waxaa ay inta badan yihiin kuwo jecel iney isla qaataan waqtigooda si kastoo ay ugu suura gasho, waxaase ay inta badan ku sameeyaan xiriirkooda maalinlaha ah qadka […]

Continue reading …

Xubno Ka Tirsanaa Xukuumadii Rayaale Iyo Odayaal W/Daakhiliga Ka Difaacay Canaan Uga Timid Madaxtooyada Oo Ku Saabsanayd Heshiiskii Uu Booyadaha Biyaha La Galay Hargeysa, December 31, 2013 (Salaanmedi.com) – Xubno masuuliyiin hore uga tirsanaa maamulkii xukuumadii Riyaale iyo odayaal Wasiirka Arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade uu soo abaabulay ayaa ka difaacayay wasiirka eedayn la sheegay […]

Continue reading …

Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayaa ku xaqiijiyay shirkiisa jaraa’id ee shalay in kabtan Steven Gerrard la siin doono fursad kasta uu kaga horiman karo kooxda Hull City oo ay wajahayaan isbuucaan. Gerrard ayaa dhaawac ku maqnaa tan iyo 7dii bishii September laakiin waxa uu si rasmi ah tababarka ugu soo laabtay isbuucaan isagoo qarka u […]

Continue reading …

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya heshiiskii cajiib ka ahaa ee Mesut Ozil uu ugu biiray kooxda Arsenal daqiiqadihii u danbeeyay ee suuqa kala iibsiga xaggaagii tagay, waxaana la sheegay in aabaha dhalay laacib kan ee Mustafa Ozil oo ah wakiil kiisa uu ahaa qofkii sida dhabta ah uga danbeeyay inuu ku biiro Arsenal, wararka […]

Continue reading …

Laacibka Kubada Kolayga Aduunka Lebron James Oo 29 Jirsaday Noqday Maanta oo kale 30 bishii Desember sanadkii 1984 waxaa dhashay xiddiga madoow ee Kubadda Koleyga adduunka u laacibsan haatan ee kaalinta koowaad ku jira waa laacibka LeBrown James waana sanadguuradiisa 29 aad ee dhalashadiisa. Xiddigaan ayaa ah laacib leh moow hibo sare asigoo taariikh ahaan […]

Continue reading …

Dawlada Masar Oo Xidhigay Wariyeyaal Ka Tirsan Telefishanka Al-Jazeera Qaahira, December 31, 2013 (W.Wararka) – Bileyska dalka Masar ayaa xabsiga u taxaabay saddex weriye oo ka tirsan Telefishanka caalamiga ah ee Al-Jazeera. Wariyeyaashan la xidhay ayaa waxa ka mid ah madaxa xafiiska Al-Jazeera ee Qaahira, Maxamad Fadil Fahmi iyo Peter Greste, oo hore ula shaqayn […]

Continue reading …

Prof. Axmed Samatar Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Ardayda Jaamacadda Gollis Iyo Nuxurka Arrimaha Uu Ka Xog-Waramay Hargaysa, December 31, 2013 (Salaanmedia.com) – Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa kulan balaadhan oo si wayn loo soo abaabuley la yeeshay boqolaal arday oo wax ka dhigta Jaamacadda Gollis qaybteeda Hargeysa, kaas oo muxaadiro cilmiyeysan oo uu kaga […]

Continue reading …

Wakiilada Oo Labadii Xubnood Ee Guddida Cadaalada Loo Soo Xulay Xubin Kaliya Ka Ansixiyay Midna Daaqada Ka Tuuray Hargeysa, December 31, 2013 (Salaanmedia.com) – Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii shalay ku ansixiyay xubinimada guddiga cadaalada, Shariif Ibraahim Cumar oo ka mid ahaa labadii xubnood ee guddiga shuruucda golahaasi ay usoo xuleen guddiga cadaalada, hase yeeshee […]

Continue reading …

“Madaxwaynaha Somalia Wuxuu Yidhi Waar Horta Ninkan Kaambaynka Culus Inagu Haya Ee Ina Samatar Muxuu Boorama Uga Talin Waayey?” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Hargaysa, December 31, 2013 (Salaanmedia.com) – Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa markale ka waramay ma-hadhooyinkii ka soo qabsaday wakhtigii uu magaaladda Muqdisho joogay, kaas oo ka xog-waramay arrimihii calool xumada uu kaga […]

Continue reading …

Xeerka Bileyska Ee Golayaasha Baarlamaanku Ansixiyeen Oo Loo Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Qodobada Ciidankaasi Ka Xakamaynaya Rasaasta Ay U Adeegsadaan Shacbiga Hargeysa, December 31, 2013 (Salaanmedia.com) – Xeerka ciidanka Bilayska Somaliland oo doraad si rasmiya ay u ansixiyeen golaha Wakiiladu ka dib markii ay golaha Guurtidu wax ka bedel iyo kaabid ku soo sameeyeen ayaa […]

Continue reading …

Hargeysa December 30, 2013 (Salaanmedia.com) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shalay guddi baadhis iyo dabagal ku samaysa falkii hubaysnaa ee lagu weeraray dabayaaqadii bishii September 2013 Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha Wakiilada oo nin hubaysani xabado ku riday xildhibaanka oo ku sugnaa xaafada Jigjiga yar ee Hargeysa. Fadhigii shalay ee golaha Wakiilada […]

Continue reading …

Hargeysa, December 30, 2013 (Salaanmedia.com) – Shirgudoonka golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay guddi xaqiiqo raadin ah u saaray mudaharaadkii doraad ka dhacay caasimada Hargeysa ee ka dhashay shaqo joojintii Booyadaha Biyuhu ay ku dhaqaaqeen, taas oo golaha Guurtidu ay guddidaasi oo ka kooban sagaal xubnood fareen inay warbixin ka keenaan sababaha keenay mudaharaadkaasi. Gudoomiyaha guddida […]

Continue reading …

Doorasho Ka Dhacda Maamulka Puntland(8-da January 2014) Oo Laga Cabsi Qabo Inay Horseedo Dagaalo Sokeeye Iyo Nicholas Kay Oo Ka Dhex Odayeeyey Gen. Cadde Muuse Iyo Madaxweyne Faroole Garoowe, December 30, 2013 (Salaanmedia.com) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Madaxweynihii hore Cadde Muuse oo xurguf siyaasadeed ay ka dhex oognayd tan iyo wixii […]

Continue reading …

Man United Oo Guul Ku Xidhay 2013 Ka Dib Guul Cidhiidhi Ah Oo Ay Ka Gaadhay Norwich City Man United ayaa hal boos kor u soo kacday ka dib markii ay guul cidhiidhi ah ka gaadheen kooxda Norwich City oo marti loogu ahaa Carrow Road, iyagoo kaga badiyay 1-0. Tababare David Moyes ayaa kulankan waxaa […]

Continue reading …

Man City Oo La Wareegtay Hogaanka Horyaalka Ka Dib Guushoodii 10aad Ee Etihad Stadium Manchester City ayaa la wareegtay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii guul ay u dagaalantay ay ka gaadheen kooxda Crystal Palace, iyagoo sii ilaashaday rikoodhkooda guulaha ee xilli ciyaareedkan ee garoonkooda Etihad Stadium. Tababare Manuel Pellegrini ayaa nasasiiyay qaar badan […]

Continue reading …

Md. Qabille Oo Sheegay In Baarlamaankoodu Kalsoonida Kala Noqon Doono W/Macdanta Haddii Uu Soo Gudbin Waayo Heshiisyada Shirkadaha Shidaalka Uu La Galay Hargeysa, December 29, 2013 (Salaanmedia.com) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in arrimaha uu wado wasiirka Macdantu Xuseen Cabdi Ducaale ay yihiin kuwo jiritaanka iyo qaranimada […]

Continue reading …