Home » Archives by category » Articles (Page 453)

Africa Diaspora – Beyond remittances July 18, 2013    Jeffrey Haynes, my former lecturer on globalisation said this of poor countries: when you are a small, landlocked and resource poor country the odds are stacked against you and your best hope is to export people to other countries to work and send money home. Of course Professor Haynes […]

Continue reading …

Aad baan idiin sallaamayaa bahdiina warbaahinta xorta ah salaan ka dib waxaan idinka codsanayaa in aa fursad ii siisaan inaan soo gudbiyo maansooyin aan xili hore sameeyey waxa kale oo aan idiinka marti ahay inaydaan ku ladhin magacayga naanays  sida abwaan ama hal abuur iyo wixii la mid ah waa mahadsantiin   waxaan is ku […]

Continue reading …

BAAQ NABADEED OO KA SOCDA DHAMAAN BEEL WEYNTA SACAD YOONIS EE UK Dhamaan  beel weynta sacad yoonis ee ku nool  wadanka ingriika (UK)  waxay  baaq nabadeed u dirayaan beelaha walaalaha ah ee dhowaan shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka  GOD HEELI   iyagoo ugu baaqaya inay kafogaadaan waxkasta oo carqaladayn kara dadaalada nabadeed ee socda   iyo wada noolaanshaha beelahan  walaala ha ah oo aan sina […]

Continue reading …

Sixteen-year-old Arsenal sensation Gideon Zelalem was named as a substitute for the Premier League match against Fulham at Craven Cottage – just 48 hours after receiving his GCSE results. Zelalem was rewarded for his impressive pre-season performances but boss Arsene Wenger opted against bringing the central midfielder on during Arsenal’s 3-1 victory. If Zelalem, who […]

Continue reading …

Picture by Oxfam Italia The Foreign Minister of Somaliland is expecting an EU and World Bank delegation aimed at reinforcing a democratisation process with the Somali Federal Government. Below is an article published by AllAfrica: Somaliland Foreign Minister Mohamed Bihi Yonis on Tuesday [20 August 2013] said his government was willing to continue unity talks with […]

Continue reading …

Sheekh Axmed-Nuur Cali Jimcaale wuxuu ka mid yahay dad yar oo fara kutiris ah oo bur burkii soomaaliya ka dib qeyb weyn ka soo qaatay sidii ummadda Soomaaliyeed ee tabaaleysan loo caawin lahaa , dadka Soomaaliyeed in badan baa u taqaana samawade daacad ah dulmane laga gar daran yahay . Waxaa in badan la ilaawi […]

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

I was watching an occasion in this week, whereby the American secretary of state was honouring a noble award for Somali women that is employed and engaged on social development programmes in Somalia, mainly, the capital Mogadishu, even though America is away from Somalia not less than 10, 000.00 kilometer. However, the America state department […]

Continue reading …

Tacsi: Ka Timi Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Suldaan Bare Warsame. Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuun Suldaan Bare Warsame .   Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Suldaan Bare Warsame  Oo ku geeriyooday […]

Continue reading …

The Local.se Friday, August 23, 2013   Three arrests have reportedly been made in Somalia for an attack that left one young Somali-Swedish politician dead and a second Swedish politician injured. On Thursday, the Somali government said three people had been arrested for the attack, according to Norwegian news agency NTB. In addition to 24-year-old […]

Continue reading …

Qalashadii Xalaaj – Qalinkii: Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd” Erayga ”suufi” af ahaan macnihiisa dhabta ah haba yaraatee la isku ma raacsana. Dad baa yidhi waa magac laga soo qaatay marada suufka ah oo ay niman Alle ka cabsi badani xidhan jireen. Dad kale waxa ay yidhaahdeen waxaa laga wadaa qofka suufiga ah oo ay qalbigiisa […]

Continue reading …

Sidelined: Kompany limped off during City’s 4-0 win over Newcastle     Kompany, along with Micah Richards, has been ruled out of the game by Pellegrini but City may be boosted by the return of Serbian defender Matija Nastasic, who has been training with the team this week, but remains short of match sharpness. Kompany […]

Continue reading …

Gudoomiyaha West London Somali Land Community Iman Maxamed Ciise isagoo kuhadlaya magaciisa iyo kan West London Somali Land community wuxuu tacsi udirayaa  qoyskii qaraabadii iyo dhamaan shacabka somali land isagoo ka Tacsiyaynaya  geerida degdeg ah ee ku timi alla ha unaxariistee Suldaan Barre Warsame Shirre oo daad kuqaaday dooxa dacar budhuq  wuxuuna mar xuumka ilaahay […]

Continue reading …

colaad sokeeye ciilbaa kahadha!!!!!! halkan waxaan ku soo gudbinayaa  fariin aan udirayo dadka walaalaha ah ee colaadu kudhexmartay  oog iyo god heeli. wax kastoo dhaca ilaahay baa qoray , xidhiidhka iyo wadda dhalashada idinka dhaxaysa ayaa ka wayn waxa dhacay,, dadkii dhintay ilaahay ha unaxariisto, inta dhaawacantayna  ilaahay ha shaafiyo.. waxaan dadka xusuusinayaa, in aanay […]

Continue reading …

A convoy of AMISOM drives down the main road leading to the airport in the Somali capital Mogadishu on August 5, 2013. Somalia’s government vowed Wednesday to deliver justice in the case of a local woman who alleged she was gang raped by African Union troops and Somali soldiers.(AU UN IST PHOTO/AFP/File) Thursday, August 22, […]

Continue reading …

Tacsi Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Denmark Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame . Anaga oo ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Denmark, waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame iyo waliba dhamaanba Shacabka ReerSomaliland…Suldaanka ayaa ku dhintay Dooxa Dacar-budhuq ee gobolka Saaxil. Inaa […]

Continue reading …

“Qabiilkii dorraad yiil,  Isticmaarki baa dumay, Shalay dabo-ka-naax iyo, Dibitaati baa waday, Maantana dillaal iyo, Dibbir baa ku xoogsada, Waa dabin qarsoodiya,   Ummadday ku dagayaan, Boobkay ku dedayaan, Qolo qoladan loo degay, Kama dhalan dadweynaha, Ragga dacarta huriyaa, Waa kooxo duumo ah, Daaddihiyayaashiyo, Maammulkay ku duran yiin, Qaar baa digtoorro ah, Digriigoodu madhan yahay, […]

Continue reading …

4/8/13 .WAA  . MOHOLIN iyo  maansadii .dibu eeg Da,da  gabayga  waan  sahamiyaa gelinba  door  kiiye  .ma  daabaco  haddaan  damaqu  jirin  wax  idareen  siiyay. Dibu  eegna  maantaan  ku  furay. Taa  daliil  qoriye. Dibu  eeg  beladii  dad  kaa . nacab  la  doonaayay.dibu  eeg  dirir  iyo  colaad. Dumis  qabiilaysan. Dibu  eeg  intii  daan  kastaba . geesi  lagu  duugay […]

Continue reading …

Farshaxamiistaha weyn ee Amiin Caamir, balse loo yaqaano (Amin Arts), ayaa wuxuu farshaxankiisa uu ku weeraray Wasiirka Wasaarada Horumarinta ee Adeega Bulshada Maryam Qaasim Axmed. Maryam Qaasim ayaa waxay Sabtidii sheegtay inay khalad ahayd haweeneydii la kufsaday inay la hadasho Idaacadaha, isla-markaana waxay sheegtay in looga baahnaa inay ku soo wargaliso Dowladda. Haweeneyda la kufsaday […]

Continue reading …

The beheading of Democracy in Egypt. In 2011 it was a year of trial and tribulation, and uneasiness for the dictatorships in the muslim Arab world. The Arab Spring as it came to be known instigated in Tunisia. A young man set a fire on himself in Tunisia to highlight the suffering and frustration most […]

Continue reading …