Home » Archives by category » Articles (Page 485)

WASIIRADU WAA QOLOMA????? Caawa waxaan idiin ku soo bandhigayaa, sheeko, su aalo u badnayd oo nadhexmartay  dad badan oo reer somaliland ah. Waana sababta aan faaladan  uqorayo,  faaladaydan  ciwaankaa idiin sheegaya. Maanta markii lamagacaabay, wasiirada cusub  ee somailand ee xalay madaxwayne siilaanyo kuyidhi dadka ku waabariistaan,. waxaan u fahmay in uu su aashan isna diidanaa, […]

Continue reading …

Mogadishu- — the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia. The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the military rule in Somalia […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa)  Hambalyo Cabdullahi Cukuse, Wasiirka cusub ee Warfaafinta Somaliland. Cukuse oo aan wada dhigannay Kulliyadaha Gahayr ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, waxaa uu berigaa noo ahaa Guddoomiyaha Guddiga Kormeerka. Waxaa iigu dambeysay Madaarka Berbera, sannadkii hore isaga oo u socda in uu soo xajiyo. Sannadkii ka horreeyayna waxaan wada joognay Xajka. Waa aftahan, u soo joogay […]

Continue reading …

    Sida caadadu tahay waa dhacdaa in jaaisad lagu siiyo ninka u gool badan tartan sida kii cayaaraha Gobolada Somaliland waxaanse anigu oranayaa xeer maka yaalay intaan Dhalinyarada lagu tartansiin gaadhi hadiise uu ka yalay muran ma jireen manta waxaase aan la yaabnay in lakala saari waayo 3 cayaartooy oo min 4 leh bal […]

Continue reading …

Samatar?s Hero?s Welcome in Somaliland Has Him Walking a Tightrope. Bashir Goth  Tuesday, June 25, 2013 Professor Ahmed Samatar represents different things to different people, but one thing that undeniably dominates his character is that he is an eminent         Professor Ahmed Samatar represents different things to different people, but one thing […]

Continue reading …

Manchester City striker Carlos Tevez looks set to join Juventus after the two clubs agreed a £10million fee. Officials from the Serie A champions flew into the UK last night to hash out a deal for the Argentina forward with City. Tevez has angled for a move away from City in the past, and it […]

Continue reading …

Hargeysa(SM)-Magacaabista Xillaka Cusub ee Golaha Xukuumada iskushaandheynta iyo Xilkaqaadista qaar kamid ah Wasiiradii ugu tunka Cuslaa Xukuumada Siilaanyo, ee loo tirinayay kuwa kamid ah in ay si aad ah isugu dhow yihiin Raga midida daabkeeda lahaya Madexweynaha ayaa siweyn ay Bulshada Reer Somaliland ugu falanqeysey Digreetadii u dambeysay ee Xaley Saqbadhkii kasoo Baxdey Qasriga Madaxtooyada […]

Continue reading …

23 / 6 / 2013 Halkan waxaan ku duubayaa maanso tilmaamaysa Sida ummadda burburtaa ay dib isugu taagilahayd Waxa la yidhaa sahan  . Aan bilaabo Aadmigu wixii soo maruu. eegmo geliyaaye Ma ilaabo  eelkii qagsaday . Aramidii  siiye Ayaan tii xumayd iyo dhibtii. wuu ogsoon yahaye       Amarkii qorraadaan marnaba. baaqanayn abide Arin lagu badbaadiyo haddaan. […]

Continue reading …

“Madaxweyne Waad Asiibtey, Oo Waan Kugu Hambalyeynayaa Inaad Wasiirka Warfaafinta U Magacowdid Cabdilaahi Cukuse” Siciid Cawil Axmed-Xajiin Hargeysa(SM):- Aniga oo ah Siciid Cawil Axmed-Xajiin oo ku hambalyeynayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyno) Isku-shaandheynta iyo isku bedelkaiyo magacaabista uu ku sameeyey qaar ka mida Golihiisa Wasiirada,, isaga oo ku tilmaamay isku bedelka inay tahay […]

Continue reading …

 Tuesday, June 25, 2013  Search Donkey Ad The International Monetary Fund will offer Somalia technical support and advice, a first step in efforts to secure debt relief for the country emerging from two decades of civil conflict, the central bank governor said on Monday.  The IMF officially recognised the Somali government in April, ending a […]

Continue reading …

Napoli’s official radio station Radio Marte has claimed a £49.3m deal had been struck with Chelsea for striker Edinson Cavani. In a statement late on Monday evening Radio Marte announced: ‘We have received news in the office from a very reliable source that Napoli have sealed a deal with Chelsea for Cavani’s sale. Hot shot: […]

Continue reading …

NINKII MAYDKU KA DHACAY WAXA LAGA REEBAY HADUUU SII GO’AY..   BISMILAAH=Waxa aan caawa mudaba ku dhex jiray oo aan dhex mushaaxaayay 1-shabakadaha wararka 2-facebook iyo waliba dhagta oo aan maalaayay in muddo ah dal iyo dibadba.waxaanan hoosta iska idhi QALINBAA HADHSANAAYE, ISKA MIYAY QUDAANSHEEN, WAAKAN QAYLINAAYEE••qoraalada aan akhrinaayay iyo hadalada aan maqlaayay ayaa ahaa […]

Continue reading …

Sarah Phillips, a Senior Lecturer at Sydney University, is in Somaliland conducting research. She is grateful to the Developmental Leadership Program for funding. All photos by Sarah. Even as a political scientist, sovereignty is not something that captures a lot of my attention in the course of a normal day. But when I spend time in Somaliland, it’s […]

Continue reading …

Burooyinka Cancer-ka ah waxa la yidhaahdaa burooyinka halista ah. Cancer-ka ka yimaada burooyinkaan, isaga oo u maraya dhiigga iyo habka dheecaanka jidhka ayuu ku faafaa qaybaha kale ee jidhka. Marka uu Cancer faafo, waxaa loo yaqaannaa “metastasis”. By: Osman Abdillahi Sool. Cilmi-baadhid ku Saabsan Cudurka Cancer-ka Hordhac…..Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan, Qof kasta oo dunidan ku […]

Continue reading …

City top target Isco poised to sign for Real Spanish midfielder Isco is expected to opt for Real Madrid over a move to City, meaning the Blues could focus on landing Edinson Cavani By Stuart Brennan  |  24 Jun 2013 07:51 Manuel Pellegrini yesterday made a last-ditch attempt to save City’s bid to land Spanish whizkid Isco. But […]

Continue reading …

Manchester City could be ahead in the race to sign Isco – as the Malaga playmaker can’t stand other potential suitors Real Madrid. City and Madrid are currently going head-to-head for Isco’s signature after he played a key role in Spain’s victorious U21 Euros campaign. But in a 2009 interview, when he was starring for […]

Continue reading …

SOMSA Release : A Race to Save Vital UK Remittance Lifeline (Medeshi)- The Horn of African communities face the prospect of losing millions in remittance finance following news that Barclays is to withdraw banking services from up to 250 of Money Service Businesses (MSBs) UK. Barclays recently informed three-quarters of the money-service companies that use its […]

Continue reading …

WALLEE ( waraabaw) WAA LAGU NACAY , ADNA WAAD ISKA ( UUUUU U ) Nin baa hal qudha lahaa , HASHII baa rintay  12 ban bilood buu ka dhur sugaayay , sidii uu caanoo aga dhami lahaa . Markii ay dhashay ee lays lahaa add maashiin , ayaa MAALMO ka bacdibaba ayaa WARAABE cunay  HASHII […]

Continue reading …

FARIIN KU SOCOTA MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XI GEEN XISBIGA UCID :CABDIRASHIID XASAN MATAAN. Waxaan aad uga xumahay in uu Cabdirashiid Xasan Mataan oo ah ninka isu diyaarinaaya inuu wadankan soomaaliland mustaqbalka kanoqdo madaxweyne ku xigeen shalay markii walaashhiis luul xasan mataan waraaqda bedelka uu uqorey wasiirka shaqada iyo arimaha bulshadu GARAAD ooaniga aabahaya uu cabdi […]

Continue reading …

Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Ismaan-Dhaafka Masar Iyo Ethiopia (Qaybta 3aad) Tan iyo markii ay soo shaac baxday in Ethiopia ay ku talo jirtay dhismaha biyo-xidheenka ugu weyn qaaradda Africa, waxaa Masar laga tumayaa durbaanka colaadda. Erayada laga guntay madaxdooda ayaa lagu tilmaamay fadiixaddii ugu foosha xumayd ee muddo dheer soo foodsaarta hoggaamiyayaal siyaasadeed. Ceebtana […]

Continue reading …