Home » Archives by category » Articles (Page 506)

  Golahan waxa uu ku yimid markii ay badatay Dulimiga,Cadaalad la’aanta, Eexda Qaraabakiilkii I.WM ee la waayay meel looga ashkatoodo ka dib markii la arkay Golayaashii Xukuumiga ahaa oo ku dhex milmay Dawladii haday noqoto Baarlamaanka, Golaha Wasiirada, Maxakamada,Golaha guurtida intiiba waxa ay noqdeen Golayaal aan madax banaanayn oo si toos ah ugu xidhan Xukuumada […]

Continue reading …

Bilowgii sanadkii 2000-kii wixii ka danbeyay waxaa isoo tarayay tahriibta dhalinyaradda reer Somaliland iyaga u Haajiraya Wadammada Reer Galbeedka, dhalinyaradda tahriibaysa waxay dibeda u raadsadaan nolol ka fiican nolasha ay dalkooda ku haystan halka qaarna ay jibo Yurub qaaday. Waxayna socdaal dheer oo tuugo ah ku maraan Wadammadda Itoobiya iyo Suudan, waxayna ka talaabaan saxaraha […]

Continue reading …

Manchester City have yet to receive a bid from West Bromwich Albion for winger Scott Sinclair, 24, who is also wanted by Newcastle and Everton. He stayed behind to train in Manchester while City’s match squad travelled to Helsinki on Friday night. Midfielder Gareth Barry, linked with Arsenal and Stoke, and Barcelona target Denis Suarez, […]

Continue reading …

British MPs have criticised Barclays for its decision to pull out of the money-transfer industry. But how much do migrants living in the UK send ‘home’? And where does the money go? Share your remittance stories On the money … a Nairobi shop offering M-Pesa. Barclays has been panned for closing UK accounts that enable cash […]

Continue reading …

Sababaha dhiirgeliyey in la abuuro Golaha wadatashiga iyo toosinta Golahan waxa uu ku yimid markii ay badatay Dulimiga,Cadaalad la’aanta, Eexda Qaraabakiilkii I.WM ee la waayay meel looga ashkatoodo ka dib markii la arkay Golayaashii Xukuumiga ahaa oo ku dhex milmay Dawladii haday noqoto Baarlamaanka, Golaha Wasiirada, Maxakamada,Golaha guurtida intiiba waxa ay noqdeen Golayaal aan madax […]

Continue reading …

Waxaan salaan uwada dirayaa dhamaan akhristayaasha salaanmedia oo ah mareegta uwarka badanleh ee geeska afrika inta af somaliga  kuhadasha aadna uga waranta dhamaan inta ay somalidu degto ee geeska afrika, waxaan marwalba isku deynaa inaan usoo gudbino akhristayaasha maqaaladayada iyo warar hufan oo sax ah dhamaantoodna cadaymo sawiro ah oo digitala wata, hadaba maanta waxaan […]

Continue reading …

Mudane Madaxweyne Hambalyo; Waxaad Qaaday Tallaabo Geesinimo leh oo Taariikhda kuu geli doonta!     |W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh| Hussein Deyr||UK|   Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadinba uga dirayaa M/weynaha Jam. Somaliland Mudane Axmed Mohamed Mohamud (Silaanyo), iyo dhammaanba hawl-wadeenada golaha Xukuumadda taasoo aan ugu hambalyeynayo Bixinta Derejada Qaybaha Ciidamada Jam. Somaliland taasoo uu […]

Continue reading …

8/8/13 CIID WANAAGSAN Waxa  aan  hanbalyo  udirayaa Dhammaan  ummadda  islaam  ka  meel  kastooy  adduunka  ka  joogaan Gaar  ahaan  umadda  soomaali  laan   Maal maheenan ciidee wanaag (CAADIL inasiiyay camalkii sanbay waajib tahay ciidan kii noqo,e caruur tiyo haween kaa xarago lagu casuumaaye, cishadaa bakhayl nimo ayaa  ceeba fara weyne  waa  calaamad  dunidii  muslina   caana  […]

Continue reading …

particularly among youths, across Africa to Libya and Eu theguardian.com Some 15 Somaliland youths died in May in the Sahara desert between Libya and Sudan. Photograph: Khaled Abdullah/Reuters The government of the self-declared republic of Somaliland will stiffen penalties for people smuggling and human trafficking to stem irregularmigration, particularly by the region’s youths.   The interior ministry’s administrative director, […]

Continue reading …

Siyaasiyiinta Dooroshooyinka laga helay maxaa u diiday sida DR GABOOSE inay karaamadooda ilashadaan oo ummada ka amuusaan shaqo TAGAANA.   Meel walba ood marto ummada Somaliland waxay amaan ula taagan yahin DR GABOOSE oo inta dawladu cadaadisay haddana dalkiis u tudhay oo sharafta qaranka ilaaliyey . haddaab ragan QUUQDA uu n haya maxaa u diiday […]

Continue reading …

 By Standard Digital –  Four people died after their aircraft that was ferrying supplies to African Union Mission to Somalia ( Amisom) troops burst into flames moments after crash-landing at the international airport in Mogadishu. Photo : Credit of HOL Two others were rescued from the burning aircraft that had crew from Ethiopia. The aircraft crashed shortly […]

Continue reading …

Akhristayaal qormadani waxaan ku soo gudbin doonaan musuq-maasuqa,qabyaaalda,eexaysiga,nin jeclaysiga iyo xumaanta ka jirta tv.ga qaranka somaliland. Hadaba inkasta oo wax kasta oo la qorayo loo bahan yahay in diirada lagu saaro xaqiiqada jirta ayaa waxaan cadadka hore ee qormooyinkan ku soo bandhigi doonaa musuqa balaadhan ee ka jira tv.ga qaranka somaliland,akhristayaal in kasta oo ay […]

Continue reading …

Foreign Secretary William Hague said: It gives me great pleasure to send my best wishes to Muslims in the UK and across the world who are celebrating Eid ul Fitr. During the holy month of Ramadan, millions of people around the world have dedicated themselves to prayer, reflection, charity and spending time with loved ones. […]

Continue reading …

  Turkey’s Prime Minister Recep Tayyip Erdogan visited Mogadishu in August 2011 [Reuters] Studying in Istanbul on a full government scholarship, Somali student Nur Hassan Bukhari is worried that attacks targeting Turkish interests could derail relations between the two countries. “It was brutal,” Bukhari told Al Jazeera of a bombing on the Turkish mission in Mogadishu on July […]

Continue reading …

The French were right. As their adage goes, “Plus ca change, plus c’est la meme change,” (The more things change, the more they stay the same). Three weeks ago, the United Nations Monitoring Group on Somalia and Eritrea released an exhaustive reportthat was reviled by some and lionized by others.  The main theme of the report […]

Continue reading …

Anagoo ah dhamaan hawl-wadeenada British Somaliland Council ( BSC ), waxaan tacsi tiiraanyo iyo naxdin leh u diraynaa Maxamed Saleebaan Jirde,  ka tirsan BSC, oo Aabihii Saleebaan Jirde Aw Cali oo maanta ku geeryooday Caasimada Jamhuuriyda Somaliland ee Hargeisa, waxaanu ilaahay uuga baryeynaa inuu Jannada Fardoosa ka waraabiyo isaga, ehelkii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna […]

Continue reading …

Suldaan AADAN FAARAX suldaanka cidagale waa halyeey qaran.     Suldaanka cidagale  suldaan AADAN FAARAX ayaa aad loo soo dhaweeyay kadib markii uu kooxda talinta iyoo Toosinta sheegatay runta u sheegay , haddaba qoraalo ay qoreen haddaba waxa qoraalo soo galiyey ay ku weerayraan ina cabdiqaadir iyo ina guure ay soo galiyeen interneka SULDAAN AADAN […]

Continue reading …

Sakaddu waa tiirka saddexaad ee shanta tiir islaam, sidauu ino cadeeyay Nabegena Muxamed binu cabdulaah khayr khalqulaah (SCW). Sidaa si lamid ah ayuu Ilaahay (CWJ) inoo caddeyay dadka la siinayo Sakadda,isagoo Ayadd sariix ah ku sheegay, waynu sheegi doona Ayadaase, waxaa igadar-daran ah, waxaa jira in badan oo dadkeena ah inay sakadooda siiyaan ciddaan ahayn […]

Continue reading …

Professor Samatar iyo qadiyada Somaliland   Waxa ay ahayd bishii June 4-teedii ee sanadkan 2013-ka markii Professor Axmed Ismaaciil Samatar uu socdaal taariikhi ah ku taggay dalka Jamhuuriyada Somaliland oo uu asal ahaan amma dhalasho ahaan kasoo jeedo laakiin muddada 22-ka sanadood ah ee Somaliland jirtay kasoo horjeeday lasoo noqodka madax-banaanideeda.   Professor Samatar waxa […]

Continue reading …

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa been aan sal iyo raadtoona lahayn ku tilmaamay war uu baahiyay wargeyska WAAHEEN oo sheegayay inuu Gurri weyn oo ay lahayd Qarrammadda Midoobay qeybta qaabilsan la dagaalanka Ayaxa uu ka iibsaday xaafadda Pepsiga ee Magaaladda Hargeysa. Wasiirka Madaxtooyadda oo aanu xalay khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa […]

Continue reading …