Home » Archives by category » Community (Page 102)

Fanaanada Caanka ah Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan) ayaa Xuska Munaasibada Sideed iyo Tobanka May ee kasoo Wareegtey laba iyo labaatan guurada Gooni isu taaga Somaliland  kala qeyb galeysa Jaaliyada Reer Somaliland ee kunool dalka Qatar oo deyrtan si balaadhan oo mug leh ugu diyaar garrobay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka bishan May. Waxa […]

Continue reading …

London 14/5/2013 Waxa habeenkii xalay lagu qabtay galbeedka London xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawayno Marwo Farduus Axmed Warsame marwada murashaxa madaxwaynaha xisbiga ucid jamaal cali xuseen xafladan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan tageerasha xisbiga ucid ee wadankan uk  oo ay soo qaban qabiyeen garabyada haweenka ee xisbiga ucid , xafladan oo […]

Continue reading …
Fadlan tageer Somaliland National Library (RAAGE OOMAAR OO APPEAL USAMEEYEY)
Continue reading …
Continue reading …
OGEYSIIS…Dhamaan jaaliyadda reer Somaliland ee UK ee xafladda Somaliland
Continue reading …
Continue reading …
Fool ka Fool…Barmaamij ku saabsan saxaafadda
Continue reading …

Inaallilaahi Wa inaa Ilayhi  Raajicuun Anigoo ku hadlaya magacayga Fuaad Cabdi Muxumed (Taraashib) iyo ka reerkaygaba waxan tacsi tiiraanyo Halkan uga dirayaa qoyskii,eheledii iyo asxaabtii uu ka uu ka baxay Xaaji Maxamed Xuseen Naaleeye oo maanta ku geeriyooday shil gaadhi  oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera.  Waxan  ilaahay uga baryayaa inuu u […]

Continue reading …

Xaflada soo dhawaynta madaxda xisbiga UCID ee wadanka Ingiriska (united Kingdom)   A SALAMU CALEYKUM   Dhamaan jahliyada somaliland ee ku dhaqan wadan ingiriska iyo nawaaxigiisa waxaanu udinku soo marti qaadayna hadaanu nahay xubnaha xisbiga new ucid ee uk inaad nagala soo qayb gashaan soo dhawaynta madaxda xisbiga new ucid ,iyo siyaasiga cusub ee reer […]

Continue reading …

Waxa caawav12.5.13 shir balaadhan isugu yimid Xisbiga UCID,shirkaas oo ka dhacay badhtamaha magaaladda London ,Waxa kasoo qaybgalay dad aad u farabadan oo isugu jira tageerayaasha Xisbiga UCID iyo madaxda xisbiga oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID  Eng Faysal  Cali Waraabe,Musharaxa  Madaxweynaha ee Xisbiga  Jamaal Cali Xuseen,Xoghayaha Xisbiga Kayse Gurey iyo qaar kale oo ka mid […]

Continue reading …

  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Faysal Cali Warabe Oo Kulan Aan Hore Loo Sii Shaacin La Yeeshay Madaxda Somaliya Ugu Saraysa + Sawiro. Birmingham (SM) May11, 2013 Guddomiya Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Warabe ayaa si lama filaan ah waxa uu uga soo dhex muuqday  oo uu kulan qar soodi […]

Continue reading …
Soomaaligii ugu horeeyey abid ayaa waxaa la sheegay in dhawaan loo dhaariyey masuuliyada ugu sareysa oo uu qof Soomaali ah uu ka qabto ciidamada booliiska ee dalkaas Mareykanka.

  Xasan Xuseen oo ah nin Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay inuu noqday ninkii ugu horeeyey oo Soomaali ah oo ka mid noqda madaxda sare ee booliiska dalkaas Mareykanka, ninkaan oo dhawaantaan loo dhaariyey inuu noqdo ama uu qabto jagada Hennepin County deputy ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka taas oo […]

Continue reading …
Continue reading …

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Denmark Kuna Socota Qoyska Uu ka Geeriyooday Marxuum Mohamed Hussein Naaleeye (Good Abees). Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Taageerayaasha Xisbiga Wadani ee Denmark, waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Mohamed Hussein Naaleeye (GOOD ABEES) iyo waliba dhamaanba Ciyaartowga Gobolka togdheer…Marxuumka ayaa ku […]

Continue reading …
Soomaalida qaxootiga ah ee ku nool Kenya oo soowajahday midab kala sooc iyo dhibaato baaxad weyn!!(Daawo Muuqaal+Warbixin

Soomaalida qaxootiga ah ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inay soowajahday midab kala sooc iyo dhibaato baaxad weyn oo ay ku hayaan ciidamada dalka Kenya arintaas oo keentay inay isaga cararaan dalkaas Soomaalidaan qaxootiga ah oo ahaa kuwo ay faa’iido ku qabeen dowlada iyo dadka reer AKenya ayaa isaga yaacay dalkaas ka […]

Continue reading …
OGEYSIIS…Dhamaan jaaliyadda reer Somaliland ee UK ee xafladda Somaliland
Continue reading …

 Telefishinka ugu Wayn Dalka Canada CBC-da Ayaa sida Tooska ah Caawa Looga Dawaday Heesaha Wadaniyadda Somaliland ee uu ku Luuqeeyo Fananka Caanka ah Sir Mahamud Cumer Yare (Walaalaha Sweden) & Telefishinka oo soo bandhigay Tarikhda S/Land. Friday, May 10, 2013 Edmonton-(SM)-Waxaa dalka Canada kusugan Fanaanka , Abwaanka, Musikiistaha iyo Mulaxanka wayn ee caanka ah Sir […]

Continue reading …

Waxa Shalay 9.2.13  kulan aad u baalaadhan isugu yimid qaar ka mid ah jaaliyadda Reer Somaliland iyo madaxda mashruuc lagu magacaabo  Somaliland Bussiness Fund oo ka hawgala Somaliland,Kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen Aqoonyahano,Dhalinyaro,Haween iyo dad aad u xiiseeya xaga ganacsiga. Kulankaa oo Somaliland Bussines Fund oo ah mashruuc ay maal galiso Bank Aduunku ujeedadeeduna tahay […]

Continue reading …

 Waxa  dhamaan   la ogaysiinayaa  jaaliyada  Somaliland  ee  magaalada  Bristol  uk   inay  imanayaan   wefti  balaadha  oo uu  hagaaminayo musharaxa  Madaxweynimada  ee   xisbiga    qaranka  ee    NEW UCID  MUDANE     JAMAAL    CALI   XUSEEN  iyo   gudoomiyaha   xisbiga  ucid   eng faysal   cali  waraabe.  xoghayaha  guud ee xisbiga […]

Continue reading …

Daawo Sawirada Kulankii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uk iyo Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya oo xalay ka Dhacay London!!   Waxaa Xalay lagu qabtay magaalada London Munaasabad ballaadhan oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Londan iyo gobolada kale ee u dhow, taasoo lagu soo dhoweynayay wafdiga uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo London […]

Continue reading …