Home » Archives by category » Community (Page 105)

MINISTY OF FOREIGN AFFAIRS & INTERNATIONAL COOPERATION (MFAIC) April 17th, 2013 Comments Off Public statement on the outcome of the Somaliland/Somalia talks in Turkey on 13 April On 13 April, Presidents Ahmed Mohamed Silanyo and Hassan Sheikh Mohamud met in Ankara to resume the Somaliland/Somalia Dialogue that was initiated at the London Conference in February 2012 […]

Continue reading …
Xisbiga Waddani oo noqday xisbiga kaliya ee ka qaybgalay mudaharaadkii Brussels Daawo Video
Continue reading …

Hargeysa-(SM)Shabakada  Baligubadle oo heshay war sir ah oo ku saabsan muwadiniin reer Sonaliand ah oo  dawladu raadinayso. Halkan hoose kala socda Magacda Muwaadiniinta ladoonayo in marka ay dalkooda hooyo tagaan Xabsiga lootaxaabo sida warqada dacwada ku qoran. Magacdii oo aanu idin soo copy-gareynay Akhriso. Haabiil Cabdi Haybe Maxamed Cabdi Xassan Diridhaba (Halbeegnews) Ibraahim Nuux Xusein […]

Continue reading …

 

Continue reading …

Haween-weynaha Beelaha Sacad Muuse oo taageeray Shirka Madax-dhaqmeedka Beeshu Dhawaan Iclaamiyeen Hargeysa (SM)- Haween-weynaha Beelaha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeysa (Sacad Muuse), ayaa maanta isugu yimi kulan ballaadhan oo taageero u ah shirka Madaxdhaqmeedka Beeshaasi dhawaan  iclaamiyeen. Shirkan Haween-waynaha Beelaha Sacad Muuse oo ku qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa oo ay iskugu yimaadeen badiba hormoodka […]

Continue reading …

Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London. Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin, waxgarad, siyaasiyiin, culummo iyo haweenka Soomaaliyeed, kuwaasoo hadallo […]

Continue reading …
Hablo soomaaliyeed oo farxad la ooyey…Maxay arkeen Daawo video
Continue reading …

Ogeysiis            Ogeysiis                     Ogeysiis     Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida tariikhdua tahay 20.4.2013 6 habeenimo ilaa 2 subaxnimo ay gudida qaban-qaabada Xisbiga waddani kusoo diyaariyeen xaflad weyn oo […]

Continue reading …
Telefishinada Caalamka oo buun buuniyay Reer  Neef Geel ah oo hadiyad ahaan loo siiyay Madaxwayaha Hollande(Daawo Muuqaal ahaan)
Continue reading …

Jigjiga(SM) isniin April 15,2013:-Madaxwaynaha DDSI Madane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehilinayeen wasiirka qurba-joogta DDSI iyo wasiirka madaxtooyada ayaa caawa fiidkii ku qaabilay xafiiskiisa qurba-joog u dhalatay DDSI gaar ahaan gobolka siti oo waayadanba booqasho ku joogay deegaanka kana kala yimid maraykanka,australia iyo yurub. qurba-joogtan ayaa dhawaan soo gadhay deegaanka gaar ahaan magaalada jigjiga,islamarkaana booqasho […]

Continue reading …

Dhamaan qurba jooga gobolka Togdheer oo Tacsi  u diraya , marxuun Jeef Caaqil Cali Cabdilahi Muuse , oo saka ku geer yooday  magalada Burco   Waxan halakan ka Tacsi tiiranyo leh uga dirayanaa,  Marxuun Jeef Caaqil Cali Cabdilahi Muuse, oo  saka aroornimadii ku geeryooday  maglada Burco ,,waaxanan ilahay u way diinaynaah samin iyo imaan ka […]

Continue reading …

  London (SM) April 15, 2013 – Shirkadda Dahabshiil Group, ayaa si wayn uga dhex muuqatay shirweyne la xidhiidha ganacsiga iyo horumarintiisa oo lagu qabtay magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska. Shirweynahan oo ah sannadle uu qabto ururka la yidhaahdo SEF (The Somali Economic Forum) oo toddobaadkii hore ka dhacay huteelka Hilton ee magaalada London, kaas […]

Continue reading …
Waraysi…Maxamed Ibraahim Cigaal..Madaxweynahii hore ee Somaliland
Continue reading …
Maxaa kala Socotaa Jaamacada Burco Daawo video Professor Saleebaan Dirir
Continue reading …

Kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen SSUK ayaa xalay lagu qabtay Galbeedka Magaaladda London,ujeedada kulanka oo ku saabsanaa turxaan bixin,is wareysi iyo sidii reer Somaliland ay gacanta isu qabsan lahaayeen.   Lasoco Warkii oo dhameystirayan dhawaan   Xamse Axmed Salaan Salaanmedia/London

Continue reading …

England : Kingston community development graduation ceremony ( + Photos)  (SM) – Thursday 11 April , 2013 –   Following the completion of a three months training  on Community Development and Health course  in Kingston , we were today awarded  the graduation certificates by the Mayor of Kingston upon Thames . Mohamed Ali (Medeshi) with the Mayor of Kingston The […]

Continue reading …
Isticmaalka Facebooka oo muran weyn ka taagn yahay inuu yahay xaaraan iyo inuusan ahayn !! (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Continue reading …
Daawo vidowgan muhiimka ah…Khaladaadka dadku sameeyaan markay salaada tukanayaan
Continue reading …
Continue reading …
Daawo Obama oo dhex galay lana Ciyaaraya Caruur fara badan oo ugu timid iyo ilma yar oo ka ooyey
Continue reading …