Home » Archives by category » Community (Page 106)

 

Continue reading …
Kulankii jaaliyadda Somaliland UK iyo SSUK oo mideysay shacabka
Continue reading …

Dhamaan Wasiiradan iyo Salaadiintani Waxay Hambalyo U Dirayaan Axmed Yuusuf Idiris Iyo Amaal Cumar Aw Cabdi Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Hargeysa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Wasiirka Cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista hawada Somaliland Cali Maxamed Warancade Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyi jirey dalka Chine Prof. […]

Continue reading …
President Uhuru’s inauguration speech
Continue reading …
Nin Muslimka necbaa oo Muslim noqday…Daawo Video
Continue reading …

Axmed Mire Maxamed iyo Xaaskiisa Saynab Faarax Dawaare iyo Caruurtooda Maxamed Axmed Mire iyo Xaaskiisa Maxamuud Axmed Mire Faarax Axmed Mire Xamse Axmed Mire iyo Dhamaan reer Faarax Dawaare Dhamaan reer Mire  Maxamed Dhamaan Reer Shire Maxamed Dhamaan reer Faaax Doodi Dhamaan dadkaas ookala jooga dalka dibadiisa iyo gudahiisu waxay TAHNIYAD meher u dirayaan ABOKOR […]

Continue reading …
Fanaanka Mursal Muuse oo laga been abuurtay cadeeyeyna inuusan xaaskiisa Furin.
Continue reading …

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa booqasho ku jooga dalka Norway. Guddoomiyaha ayaa Norway u yimid hawlo qaran iyo hawlo Xisbi. Guddoomiye C/raxmaan Cirro waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey xubno isugu jira jaaliyadda Somaliland iyo taageerayaasha Xisbiga ee ku dhaqan dalka Norway. Guddmiyuhu wuxuu […]

Continue reading …

  Aniga oo ah Mustafe Cabdi Ciise”Shiine” iyo xaaskayga Saynab Cismaan Ducaale iyo caruurtayada , Ayaan Cabdilaahi Ducaale dhamaan qoysaskeena reer Cismaan Ducaale iyo iyo reer Cabdi Ciise Ducaale waxa ay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan meherka Boqorka Axmed Cismaan Ducaale iyo Boqorada Xayaad Carab Xirsi oo meherkoodu uu ka dhacay Hotel Maansoor ee […]

Continue reading …
Daawo Fanaan Knaan oo Mogdisho tagay oo si weyn amaankiisa loo sugay
Continue reading …
Mid ka mid ah Wariyayaasha ugu caansan Soomaalida oo arooskiisa hidde iyo Dhaqankii soo xidhay.. Daawo Video
Continue reading …

Kulan ay isugu yimadeen Madaxda Xisbiga UCID ayaa ka dhacay Galbeedka London,Kulankaas oo ku saabsanaa is xogwaraysi ku saabsan sidii loo der-der gelin lahaa hawlaha Xisbiga,Waxa kale oo laga wada hadlay arimaha ugu danbeeyey ee Somaliland xiligan ku sugan tahay. Waxa ugu danbeystii laga wada hadlay arimo Xisbiga u gaar ah,Waxaanu kusoo dhamaaday is afgarad.

Continue reading …
Fanaan Fu’aad Cumar Yare oo siweyn loogu soo dhaweeyey Boorama
Continue reading …

Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013. Ujeedada kulankan oo ah sidii loo midayn lahaa dadaalkeena aynu ugu jirno horumarka dadkeena iyo dalkeena Somalilnd loona adkeen lahaa wadajirkeena. Kulankan oo ay ka soo wada qeyb galayaan dhamaan […]

Continue reading …

Baseerah Training Centre  Neased and Southall 

Continue reading …
Mogdisho oo nabad kusoo noqotay…Daawo caweyska ka socda
Continue reading …

London(SM)Isniin April 01,2013.Shir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee kasoo jeeda DDSI  oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha iyo Mas uuliyiinta kale ee Xisbaiga oo tacsi u diraya Geerida Ku Timid Marxuum Sh. Axmed Sh. Nuux Furre (Salaanmedia) Wednesday, April 03, 2013 Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxwaynaha, Murashax     JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and […]

Continue reading …
Somaliland Child Labour
Continue reading …
Continue reading …