Home » Archives by category » Sport News (Page 27)

Robin Van Persie Oo Hakiyay Xawaarihii Arsenal Xilli Uu 7-Sano Kadib Guul Ugu Diiday Old Trafford Taariikhda: November 10, 2013 Manchester United ayaa heshay goalka hogaanka u dhiibay daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta markii uu madaxa ku dhaliyay R.v. Persie kubad karoos ah oo laga soo laaday koornada midig waxaana soo laaday Wayne Rooney. Qeybta Hore […]

Continue reading …

Weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres ayaa la xaqiijiyay inuusan kooxdiisa u safan doonin kulanka ay garoonka Stamford Bridge ku qaabili doonto naadiga Schalke 04, xidigan ayaa jug soo gaartay asigoo sameynaayo tababarkii ugu dambeeyay ee kooxdiisa Blues wuxuuna macalin Jose Mourinho saxaafada u sheegay in Torres uusan kulanka Schalke diyaar u ahayn madaama uu muruqa […]

Continue reading …

Madaama la joogo xili dunida oo idil wada gaartay aalada casriga ah gaar ahaan adeegsiga Internet-ka oo fududeeyay inay abuurmaan barro bulshada aduunka ku wada sheekeestaan ama fikradahooda isku dhaafsadaan waxaa sahlanaatay in xidigaha ugu qatarsan xirfadalayaasha kubada cagta daafaha caalamka oo idil laga barto, sidaas oo ay tahay hadana caanimada waa lagu kala sareeyaa […]

Continue reading …

1) Which manager will win the tactical battle? Manuel Pellgrini’s passion for flair and risk will suit Jose Mourinho who seems to have decided the counter-attack works best for this set of players and, against a close title rival like City, will not feel any pressure from the stands to take the initiative in terms […]

Continue reading …

Oct 26, 2013 – Markii ugu danbeysay ee Barcelona iyo Real Madrid kulmaan waxa ay aheyd bilowgii bishii March markaasoo Los Blancos ay 2-1 ku badisay iyagoo uga mahadcelineysa goolal ay u kala dhaliyeen Karim Benzema iyo Sergio Ramos. Labada kooxood ayaa haatan heysta macalimiin cusub, wajiyo cusub, waqtigaana horyaalka waxa uu yahay mid furan. Gerard Martino […]

Continue reading …

Manchester City captain Vincent Kompany has dealt the club a huge blow after being ruled out of Sunday’s match with title rivals Chelsea. The Belgium international missed his side’s midweek Champions League victory over CSKA Moscow and boss Manuel Pellegrini has revealed Kompany is still not fit enough to return. Pellegrini said: ‘Vincent is still injured. He will not have […]

Continue reading …

So, England made the grade and qualified for the World Cup next summer. But what should you expect if you want to follow Roy Hodgson’s side to Brazil? Here, we give you the rundown of how safe it will be in South America, which teams England could face and – perhaps most importantly – how […]

Continue reading …

P Kooxda Chelsea ayaa qal qal xoogan ku abuurtay Real Madrid kadib markii ay shaaca ka qaaday inay Sergio Ramos ka dhigi doonto daafaca caalamka ugu mushaarka badan, aqbaartan Ramos siweyn ayuu usoo dhaweyn doonaa balse Real Madrid ma jecleesan doonto waayo dhawaan ayay xidigan ka diiday inay mushaarka u kordhiso, sidaa darteed wargeka Punto […]

Continue reading …

iyadoo xalay la cayaaray Kulamo badan oo ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka oo ahaa kulamadii ugu dambeeyey ayaa waxaa laacbiinta ka cayaarta premier league England u suurta gashay inay noqdaan kuwa ugu goolasha badan, haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa 22 cayaaryahanka oo Xalay Shabaqa soo laabtay Luis Suarez (Uruguay/Liverpool) Kevin de Bruyne (Belgium/Chelsea) Aaron Ramsey […]

Continue reading …

Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa rajeyneysa iney dib u hesho kubad sameeyahooda Mesut Ozil kaas oo dhaawac aan la garaneyn heerka uu gaarsiisan yahay uu kasoo gaaray Kulankii Xulkiisa Jarmalka uu 5-3 ku garaacay dhigiisa Sweden. Sida ay cadeysay Goal.com, Arsenal ay dib u heli doonto Mesut Ozil kulanka ciyaareedka sabtiga ee Norwich xili Wenger […]

Continue reading …
Dzeko revels in pop star posting snaps of herself in Man City kit..

Edin Dzeko may have struggled to win over a portion of Manchester City supporters, but he certainly has fans in Eastern Europe. The striker, who scored for Bosnia and Herzegovina in their 4-1 drubbing of Liechtenstein on Friday, has an admirer in nearby Croatia. Pop star Severina Vuckovic went to Instagram to post a picture of herself in a signed City shirt with […]

Continue reading …

Arsenal legend Robert Pires believes Mesut Ozil can fire Arsenal to their first Premier League title since 2004. The £42.5million deadline day signing has made an immediate impact since arriving at the Emirates and scored his first goal for the club in the Champions League win over Napoli at the start of the month. He […]

Continue reading …

Manchester City have revealed ambitious plans to expand the capacity of the Etihad Stadium to 61,500.   Both ends of the stadium, owned by Manchester council, would be lifted to accommodate an extra tier and 13,500 seats.   The scheme would make the Etihad the third-largest venue in domestic football in Britain and City plan […]

Continue reading …

  Kulamadii 6aad ee Horyaalka Ingiriiska ee loo yaqaano Premier League ayaa maanta la ciyaaray, iyadoo ciyaaruhu ay ahaayeen kuwo aad u xiiso badnaa, kadib markii kooxo waa weyn laga badiyay. Arsenal ayaa hogaanka Premier League ku qabatay labo dhibcood oo nadiif ah, kadib markii ay ka badisay koxoda Swansea City 2-1, waxaana ciyaartan ay […]

Continue reading …

 Europa League Group A, Mestalla Stadium – Valencia 0 Swansea 3 (Bony 14, Michu 58, De Guzman 62) Eurosport – Michu celebrates his goal against Valencia Swansea made a brilliant start to their Europa League campaign, beating 10-man Valencia 3-0 in the Mestalla. The Welsh side thoroughly outclassed their opponents, who were hamstrung from the […]

Continue reading …

The world’s most expensive footballer with the less than lavish lifestyle: Gareth Bale signs record £86m deal… but still prefers a family meal to clubbing Madrid confirm Bale has joined – ending the big saga of the summer The fee is a world record £86m – beating the £80m Real paid for Ronaldo But Wales […]

Continue reading …

Tottenham have announced their third capture of the day and seventh of the summer after completing the £11.5million transfer of midfielder Christian Eriksen from Ajax. The Denmark international joins Romania defender Vlad Chiriches (£8.5m) and Argentina forward Erik Lamela (£30m) in signing for the north London club on Friday. ‘We are delighted to announce that […]

Continue reading …

Theo Walcott ayaa sheegay in Tottenham aysan kala wareegin kooxdiisa Arsenal awooda waqooyiga London. Inkastoo Gunners aysan weli bankigooda furin xagaagan, Spurs ayaa ciyaartoy dhowr ah la soo wareegtay. Waxaana ay u muuqataa in lacagta ay ku helayaan Bale oo ku sii jeeda Real Madrid inay u sahashay inay sameeyaan saxiixyo dhowr ah. Markii la […]

Continue reading …

  London(SM)Waxaa la soo saaray shalayto isku aadka wareega 3aad ee Capital One Cup, iyadoo Liverpool ay u safri doonta Manchester United. Liverpool oo xalayto wareega labaad ee Capital One 4-2 kaga soo badisay Notts County ayaa wareega 3aad oo waxa ay Old Trafford ku booqan doontaa Manchester United oo koobkaan ka soo gashay wareega […]

Continue reading …

Sixteen-year-old Arsenal sensation Gideon Zelalem was named as a substitute for the Premier League match against Fulham at Craven Cottage – just 48 hours after receiving his GCSE results. Zelalem was rewarded for his impressive pre-season performances but boss Arsene Wenger opted against bringing the central midfielder on during Arsenal’s 3-1 victory. If Zelalem, who […]

Continue reading …