Home » Archives by category » Wararka
Daawo Buurmadaw Oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Diley Laascanood Kuna Dhawaaqay Shir

Daawo Buurmadaw Oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Diley Laascanood Kuna Dhawaaqay Shir

Daawo Buurmadaw Oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Diley Laascanood Kuna Dhawaaqay Shir Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Deg Deg Waddani Oo Ka Deyriyay Xasarad Iyo Buuq Labada Xisbi Ee Kale Dalka Gelinayan Siday Shegen.

Comments Off on Deg Deg Waddani Oo Ka Deyriyay Xasarad Iyo Buuq Labada Xisbi Ee Kale Dalka Gelinayan Siday Shegen.
Deg Deg Waddani Oo Ka Deyriyay Xasarad Iyo Buuq Labada Xisbi Ee Kale Dalka Gelinayan Siday Shegen.

Deg Deg Waddani Oo Ka Deyriyay Xasarad Iyo Buuq Labada Xisbi Ee Kale Dalka Gelinayan Siday Shegen  Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo: Amb Dinaari “Gudomiye Ciro Wuxuu Uga Baaqdey 18may” Qudbadii MDX waxaan U Arkaa” Wareysi SLNTV Ergeyga arimaha EU Eqabilsan Waddani.

Comments Off on Daawo: Amb Dinaari “Gudomiye Ciro Wuxuu Uga Baaqdey 18may” Qudbadii MDX waxaan U Arkaa” Wareysi SLNTV Ergeyga arimaha EU Eqabilsan Waddani.
Daawo: Amb Dinaari “Gudomiye Ciro Wuxuu Uga Baaqdey 18may” Qudbadii MDX waxaan U Arkaa” Wareysi SLNTV Ergeyga arimaha EU Eqabilsan Waddani.

Daawo: Amb Dinaari “Gudomiye Ciro Wuxuu Uga Baaqdey 18may” Qudbadii MDX waxaan U Arkaa” Wareysi SLNTV Ergeyga arimaha EU Eqabilsan Waddani.  Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo:Xuska Maalinta 18 may oo si balaadhan loogu xusay Sweden.

Comments Off on Daawo:Xuska Maalinta 18 may oo si balaadhan loogu xusay Sweden.
Daawo:Xuska Maalinta 18 may oo si balaadhan loogu xusay Sweden.

Daawo:Xuska Maalinta 18 may oo si balaadhan loogu xusay Sweden. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada maalinta Qarannimada ee 18-May

Comments Off on Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada maalinta Qarannimada ee 18-May
Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Carabta oo Khudbad Qiimo leh ka Jeediyey Xuska 28-guurada maalinta Qarannimada ee 18-May

Dubai (SalaanMedia)- Safiirka cusub ee Somaliland u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite, ayaa ka qaybgalay Munaasibad lagu maamuusay 28-guurada ka soo wareegtay la soo noqoshadii Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo dalka iyo dibedda-ba laga oogay shalay.   Munaasibaddaas oo lagu xusayey 28-guurada maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May, ayey soo […]

Continue reading …

FINLAND: Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay

Comments Off on FINLAND: Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay
FINLAND: Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay

Gudaha ka Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska Munaasibadda 28-guurada maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay

Continue reading …

Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee dalka Finland oo Somaliland ku hambyeeyay xuska 18-May, inuu Aqoonsanayana u ballan-qaaday

Comments Off on Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee dalka Finland oo Somaliland ku hambyeeyay xuska 18-May, inuu Aqoonsanayana u ballan-qaaday
Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee dalka Finland oo Somaliland ku hambyeeyay xuska 18-May, inuu Aqoonsanayana u ballan-qaaday

Helsinki (SalaanMedia)- Ra’iisal-wasaaraha dhawaan la doortay ee dalka Finland Antti Rinnye, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dowladda iyo Shacabka Somaliland 28-guurada ka soo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland ee 18-ka May oo shalay oo ay ku beegnayd dalka laga xusay.   Wakiilka Somaliland u fadhida dalka Finland Saamiya Muuse, […]

Continue reading …

Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska oo ku fashilmay Dhoola-tuskii shalay ee xuska 18 May iyo Ceebaha dul-hoganaya

Comments Off on Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska oo ku fashilmay Dhoola-tuskii shalay ee xuska 18 May iyo Ceebaha dul-hoganaya
Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska oo ku fashilmay Dhoola-tuskii shalay ee xuska 18 May iyo Ceebaha dul-hoganaya

Hargeysa (SalaanMedia)- Ciidanka Dab-demiska ee caasimadda Hargeysa, ayaa gebi ahaanba ku fashilmay dhoolatuskii shalay loogu dabbaal-degay Xuska munaasibadda 18 May, waxaana habacsanaani ka muuqatay qaabka diyaar-garowga ee Ciidanka soo maray fagaaraha caasimadda ee lagu xusay shalay.   Muuqaalkan Hoose ka daawo Warbixin laga diyaariyey fashilka Ciidanka Dab-demiska ee shalay Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO: Buug Laga Qoray Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Silaanyo Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada BURCO

Comments Off on DAAWO: Buug Laga Qoray Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Silaanyo Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada BURCO
DAAWO: Buug Laga Qoray Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Silaanyo Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada BURCO

Burco (Salaanmedia.com)_ Munaasibadiii Ugu Balaadhnay Abid Oo Lagusoo Bandhigay Buug Laga Qoray Madaxwaynihi Hore Ee Somaliland Axmed Silaanyo Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo:Jahliyadda Somaliland ee Dalka Jarmalka oo u Dabaal Dagay 18-May.

Comments Off on Daawo:Jahliyadda Somaliland ee Dalka Jarmalka oo u Dabaal Dagay 18-May.
Daawo:Jahliyadda Somaliland ee Dalka Jarmalka oo u Dabaal Dagay 18-May.

Daawo:Jahliyadda Somaliland ee Dalka Jarmalka oo u Dabaal Dagay 18-May. Salaanmedia/London Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Somaliland Ku Qaabilay Wafuudi Kaso Qayb Galay Xuska Munaasibada Qaran 18 May Ee ka Kala Socday Dalalka Afrika.

Comments Off on DAAWO:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Somaliland Ku Qaabilay Wafuudi Kaso Qayb Galay Xuska Munaasibada Qaran 18 May Ee ka Kala Socday Dalalka Afrika.
DAAWO:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Somaliland Ku Qaabilay Wafuudi Kaso Qayb Galay Xuska Munaasibada Qaran 18 May Ee ka Kala Socday Dalalka Afrika.

DAAWO:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtoyada Somaliland Ku Qaabilay Wafuudi Kaso Qayb Galay Xuska Munaasibada Qaran 18 May Ee ka Kala Socday Dalalka Afrika. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

DAAWO:-Siday Shacabka Somaliland U Arkaan Qaabkii Loo Xusay 18 ka MAY? Aragtida Shacabka

Comments Off on DAAWO:-Siday Shacabka Somaliland U Arkaan Qaabkii Loo Xusay 18 ka MAY? Aragtida Shacabka
DAAWO:-Siday Shacabka Somaliland U Arkaan Qaabkii Loo Xusay 18 ka MAY? Aragtida Shacabka

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Shacabka Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Qaabkii Uu U Dhacay Xuska 18ka May Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Comments Off on UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]
UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Inama Dhex Yaalo Khilaaf Weyn Ee..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]

Comments Off on Inama Dhex Yaalo Khilaaf Weyn Ee..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]
Inama Dhex Yaalo Khilaaf Weyn Ee..” Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde ayaa sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo weyn oo asxaabta qaranka dhex yaala oo ku saabsan arimaha doorashooyinka balse ay jiraan arimo yar yar oo ah kuwa farsamo Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Xoghayaha Waddani Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Hadalkii SHalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Comments Off on Xoghayaha Waddani Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Hadalkii SHalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]
Xoghayaha Waddani Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Hadalkii SHalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani Md Khadar Xussen Cabdi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo uu shalay jeediyey madaxweyne Muuse Biixi khudbadii munaasibada 18 May Halakan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Xisbiga Waddani Wuu Wada Jooga Xuska 18 May ” Gudoomiye Saleeban + [ Muuqaal ]

Comments Off on Xisbiga Waddani Wuu Wada Jooga Xuska 18 May ” Gudoomiye Saleeban + [ Muuqaal ]
Xisbiga Waddani Wuu Wada Jooga Xuska 18 May ” Gudoomiye Saleeban + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xisbiga Waddani Wuu Jooga Xuska 18 May ” Gudoomiye Saleeban Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo Jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriska oo xusay maalinta 18May Iyo wasiiro kasoo qabygalay.Qaybyii 1aad

Comments Off on Daawo Jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriska oo xusay maalinta 18May Iyo wasiiro kasoo qabygalay.Qaybyii 1aad
Daawo Jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriska oo xusay maalinta 18May Iyo wasiiro kasoo qabygalay.Qaybyii 1aad

Daawo Jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriska oo xusay maalinta 18May Iyo wasiiro kasoo qabygalay. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Baaq Culus U Diray Beesha Caalamka

Comments Off on Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Baaq Culus U Diray Beesha Caalamka
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Baaq Culus U Diray Beesha Caalamka

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo Baaq Culus U Diray Beesha Caalamka, halkan hoose ka daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Daawo:Madaxwayne Biixi oo Ku Dhawaaqay in Maxaabiista maamulka Puntland ay Sii Daynayaan, Baaqna u Diray……

Comments Off on Daawo:Madaxwayne Biixi oo Ku Dhawaaqay in Maxaabiista maamulka Puntland ay Sii Daynayaan, Baaqna u Diray……
Daawo:Madaxwayne Biixi oo Ku Dhawaaqay in Maxaabiista maamulka Puntland ay Sii Daynayaan, Baaqna u Diray……

Daawo:Madaxwayne Biixi oo Ku Dhawaaqay in Maxaabiista Puntland ay Sii Daynayaan, Baaqna u Diray…… Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Nuxurka Munaasibad Lagu Waynaynayo Xuska 18-ka May Oo Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland+Sawiro

Comments Off on Nuxurka Munaasibad Lagu Waynaynayo Xuska 18-ka May Oo Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland+Sawiro
Nuxurka Munaasibad Lagu Waynaynayo Xuska 18-ka May Oo Lagu Qabtay Madaxtooyada Somaliland+Sawiro

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Munaasibad ballaadhan oo lagu weynaynayo 28-guurada kasoo wareegtay 18-kii Bishii May sannadkii 1991-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay, ayaa caawa lagu qabtay gudaha qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibaddan oo ahayd mid si weyn loosoo qabanqaabiyey, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, madaxweyne-ku-xigeenka, Mudane […]

Continue reading …
Page 1 of 1136123Next ›Last »