Home » Archives by category » Wararka (Page 1051)

Oct 11, 2013 Hargeysa(SM) – Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dhaliilo waaweyn u so jeediyey Odoroska Miisaaniyad-sanadeekda 2014-ka oo haatan dooddeedu ka socoto Golaha Wakiillada Somaliland. Qaar kamida  masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga WADDANI  oo shir Jaraa’id ku qabtay  magaalada Hargaysa, ayaa bulshada u soo Bandhigay dhaliilaha  Muuqda ee kujira miisaaniyada  wasiirka maaliyaddu dhawaan Golaha u […]

Continue reading …

HARGEYSA (SM)-Jaaliyadda reer Somaliland ee wadanka Malaysia iyo ardayda wax ka barta dalkaasi ayaa shahaado sharaf ku maamuusay Maareeyaha TV-ga qaranka Khadar Xasan Cali Gaas, oo siday sheegeen ku mutaystay wax-qabad iyo dedaal uu muujiyay sanad iyo dheeraadka uu joogay xafiiska. Gudoomiyaha jaaliyada Somaliland Malaysia Shaafici Axmed Cali iyo xubno kale oo ka tirsan jaaliyada […]

Continue reading …

(SMMuqdisho)  Raysal wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa hay’adaha ammaanka ee dowladda Somalia ugu baaqay inay adkeeyaan ammaanka deegaannada ay dowladdu gacanta ku hayso.   “Inaan shacabkeenna ka ilaalinno kuwa dhibaateynaya waajib ayaa naga saaran, waxaan hay’adaha ammaanka ugu baaqayaa inay adkeeyaan guud ahaan ammaanka Muqdisho iyo deegaannada kale ee ay dowladdu ka taliso,” […]

Continue reading …

(SM-Hargaysa) Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mud: Daahir Rayaale Kaahin iyo marwadiisa Huda Barkhad ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargaysa. Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa dalka ka maqnaa mudooyinkii ugu danbeeyay isagoo ku sugnaa waddanka Faransiiska, diyaarada uu la socday Madaxweynihii hore ee Somaliland iyo Xaaskiisu waxay ka […]

Continue reading …

  Ciidamada badda Talyaaniga ayaa soo bad baadiyay ilaa shan boqol oo muhaajiriin Afrikaan ah oo u badan Soomaali iyo Eretrea, kuwaasoo labadii maalmood ee u dambeeyay ku go’doonsanaa xeebaha u dhaxeeya Liibiya iyo Talyaaniga. Ciidamada ilaalada xeebaha iyo Maraakiib ganacsi laga leeyahay dalka Talyaaniga ayaa ku guuleystay inay soo bad baadiyaan ilaa labo doomood […]

Continue reading …

Oct 12,2013(SM) Dowlada dalka Norway ayaa sheegtay in weerarkii ay dhowaan ururka Alshabaab ku qaadeen suuq ku yaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya uu ka mid ahaa ruux dhalashada dalka Norway haysta laakiin asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya Hay’ada sirdoonka dalkaas ayaa sheegtay inay heleen warar sheegaya inuu ka mid ahaa ragii weerarka ka […]

Continue reading …

Oct 11,2013 London(SM)Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay dhibaatada nolosheed ee ka dhalan karta xayiraadda uu bangiga Barclays ee dalka Britain uu kusoo rogay xawaaladaha Soomaalida, taas oo sheegay in dadka Soomaalida ahi ay inta badan ku tiirsan yihiin lacagaha ay u soo diraan ehelladooda dibadaha ku nool sida Yurub iyo waqooyiga Mareykanka. “Haddii Bangiyadu ay […]

Continue reading …
FADLIGA MAALINTA JIMCAHA SH CABDULQAADIR AKHII 22.12. 2012.

Please follow and like us:

Continue reading …

(SM:Muqdisho)  Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inaan laga dhoofin karin dhuxusha dekedda magaalada Kismaayo, iyadoo uga digtay ganacsatada dhuxusha inay dhuxul ka dhoofiyaan dekedda Kismaayo. “Saraakiisha Al-shabaab ayaan la kulannay waxayna noo sheegeen inaan ka dhoofin karin dhuxul dekedda magaalada Kismaayo,” ayuu yidhi mid ka mid ah ganacsatada dhuxusha. Ganacsatadan ayaa  intaas ku daray in Al-shabaab […]

Continue reading …

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib Safar shaqo oo qaatay muddo 26 cisho ah oo ay ku kala booqatay Magaalooyinka Brussels, Rome , Washington , New York iyo Toronto, ayaa waxa ay soo dhoweysay, ayna taageertay howlgalka […]

Continue reading …
Daawo Muqaal : Madaxweyne Siilaanyo sidii Caasimadda Somaliland ee Hargaysa loogu soo dhaweeyey.

Oct 10, 2013 Hargeysa(SM) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay dawladda Turkiga ku qanciyeen in Somaliland iyo Soomaaliya yihiin laba dal oo kala madax banaan. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu sidaasi ku sheegay hadal uu maanta ka jeediyay Madaarka Hargeysa ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal toban maalmood qaatay […]

Continue reading …
Warkii ugu danbeeyey  shaqaaqadii ka dhacday degaanka Qaraqro ee Gobolka Saraar.

Please follow and like us:

Continue reading …
Daawo Wariye Maxamed Tiriig oo ah Wariye HCTV  xaruntiisa London oo booqasho ku tagay Magalo madaxda Gobolka Togdheer Burco.

Wariye Maxamed Tiriig oo ah Wariye ka hawlgala HCTV xaruntiisa London ayaa 3 sano ka dib booqasho ku tagay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, Waxa uu Wariye Maxamed Tiriig ka waramayaa xaaladda Guug ee dalku maraayo gaar ahaan gobolka Togdheer,Waxa uu warbixinta ku lafo gurayaa dhinacyo badan oo ah arimaha Bulshada iyo horumarka gobolku […]

Continue reading …

Waxaa Maanta Muqdisho ku kulmay qaar kamid ah Madaxweynayaashii Maamulka Jubaland State , Odayaal , Siyaasiyiin , Haween kuwaa oo ka hadlay arinta Jubooyinka iyo sida xal waara loogu heli karo xaaladaha cakiran ee ka jira Goboladaasi. Kulanka kadib ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed dheer ay ku mideesan yihiin Madaxweynayaasha Maamulka Jubaland State oo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta dib ugu soo laabtay Hargeysa,kadib safar uu maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay Turkiga ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uu kala soo hadlay dowladda Turkiga. Madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay inuu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Kuxigeenkiisa, isagoo tilmaamay inuu ku qanciyay Turkiga in […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa) Mareeyaha Wakaalada korontada ee magaalada Hargeysa Axmed Yaasiin Maxamed Jaamac ayaa faahfaahin ka bixiyay dabka oo labadii habeen ee u danbeeyay ka bakhtiisnaa qaybo ka mida magaalada Hargeysa.     Maareeyaha wakaalada oo wareysi siiyey  Qaar ka mid ah Warbaahinta waxa uu sheegay in ay cilladii ku timid mid ka mida mishiinada u qaybiya […]

Continue reading …

Muqdisho, October 10, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo howlgalada ciidanka xooga ee gobolada, howlgalkii Baraawe ay ka fuliyeen ciidamo Mareykanka iyo shirkii 38-aad ee […]

Continue reading …

Oct 10, 2013 Hargeysa(SM)-Gudoomiyaha saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey),ayaa xukuumada ku eedeeyay in aanay heshiiskii hawada runta uga sheegin shacbiga Somaliland,isla markaasna wadahadalada Somaliya lala galaayo ku tilmaamay kuwo aan midho dhal laga sugayn maadama oo aan laysku tanaasulayn. Waxa uu sidan ku sheegay Mujaahid Cali Guray […]

Continue reading …

Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa waxa ay sheegayaan in xoogag hubaysan ay afduubteen Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya Ali Zeidan. Ragan afduubtay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya ayaan la garaneyn halka ay la aadeen, waxaana laga afduubtay Ra’iisul Wasaaraha Liibiya gudaha Magaalada Tripoli ee caasimada dalkaasi. Sida ay baahiyeen wakaaladaha Wararka caalamka iyo Tv-ga Al-Jazeera xoogaga […]

Continue reading …

WAREYSI KHAASA:Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Inuu Wax Xidhiidh Ahi Ka Dhaxeeyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Aragtidiisa Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Iyo Arrimo kale. “Axmed Siilaanyo waxaanu ahayn dad muddo badan soo wadda shaqeeyay, Markii aanu SNM-ta ahayn…..Madasha wadda tashiga…Isu ekaanshaha in kasta oo ay iyagu naga horeeyeen oo aanu ka danbeynay waxaa la odhan […]

Continue reading …