Home » Archives by category » Wararka (Page 1071)

Xil. Ka Tirsan G. Guurtida Somaliland Oo Sheegay In Uu Askariga Ilaaliya Gudoomiyaha Golaha Uu Gacan Ka Jabiyay   Hargeysa(SM) May 30, 2013 – Xildhibaan Cabdicasiis Maxamed Gaaxnuug oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida, oo gacantiisa midig farahu burbureen ka dib markii sida uu sheegay  uu budh la dhacay askariga ilaaliya gudoomiyaha golaha guurtida […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/Raxmaan faroole ayaa si kadis ah iskugu arkay Garoonka Diyaaradaha Joma Kenyatta ee Magaalada Nairobi. Labada Masuul ayaa Garoonka siyaabo kala duwan uga dagay iyadoona Kulan kooban oo kaftan u badnaa uu labada Masuul ku dhax karay Gudaha Garoonka Joma Kenyatta waxaana laga […]

Continue reading …

Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay xaafadda Bariga magaaladda London oo ay soo abaabuleen Waxgaradka iyo Haweenka ku nool xaafadda Tawer Halmets ee Bariga London,Xafladaas oo ujeedadeedu ahayd wacyi galin ku saabsan sidii caruurta dalkan ku nool sare loogu qaadi lahaa waxbarashada dhinacwalba ah, tarbiyada iyo sidii dhaqanka wanaagsan la isu fari lahaa, kulankaas […]

Continue reading …
Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Galabta U Kicitimay Magaaladda Addis ababa Ee Dalka Itoobiya + Video.

Please follow and like us:

Continue reading …

Somaliland Oo ka qeyb gashay shir Lagu falan-qeynayay Kobcinta dhaqaalaha Oo Nairobi Lagu Qabtay May 29th, 2013  “ Ujeedada Shirkaasi waxay ahayd in maal qabeenada Adduunku ay arkaan shrikadaha Somaliland” “Waxaanu Shir la yeelanaynaa Hay’adaha UN-ka ee fadhigoodu yahay dalka Kenya ee la shaqeeya Somaliland” Nayroobi (Somaliland.Org): Xukuumadda Somaliland ayaa ka qayb gashay shir goboleed lagaga hadlayay […]

Continue reading …

Daawo Sawiro Dhamaystiran Madaxwaynha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Kaqayb Galay Xaflad Loogu Dabaab Degayay Horn Cable TV oo 10 Jirsaday MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MUDANE, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu manta ka qayb galay Sanad Guurada 10aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskii TELEVISION KA HORN CABLE oo lagu qabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa […]

Continue reading …
KABTANKA XULKA DALKA QADAR, AHNA XIDIGA QAARADDA AAASIYA YAASIIN XASAN NUUR, AYAA MAANTA SI BAALLADH

KABTANKA XULKA DALKA QADAR, AHNA XIDIGA QAARADDA AAASIYA YAASIIN XASAN NUUR, AYAA MAANTA SI BAALLADHAN LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADDA HARGAYSA OO UU INMUDO AH KA MAQANAA..             Please follow and like us:

Continue reading …

Sarkaal ka mid ah Saraakiishii ilaalada gaarka u ahaa Hoggaamiyihii hore ee Ururka Al-qacida Osama Bin Ladin, oo Wareysi gaar ah siiyay Webka Gulf News, ayaa waxa uu sheegay in Hoggaamiyihii Geeriyooday uu sababsaday gacantiisa. Sarkaalka ayaa waxa uu si cad daboolka uga qaaday in Usama Bin Ladin Dhimashadiisa ka hor uu Kharijiyay Laba Askari […]

Continue reading …

Madaxweynaha  Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa waxa uu Warqad Qoraal ah ka dhex diray Bogga Twitter-ka ku leeyahay Aallada Interneedka isagoona u diray Urur weynaha Midowga Africa. Qoraalka uu diray Axmed Siilaanyo, ayaa waxa uu ku saleysnaa in Xukumadda Somaliland uu rajeynaayo in Cod Aqlabiyad ah Ururka Midowga Africa ku taageeraan sidii Somaliland uga madaxbanaanaan lahaayeen […]

Continue reading …

Somaliland oo ka qayb gashay shir maalgashi loogu samaynayo Somaliya Published on May 28, 2013 by Admin USA Washington   ·   1 Comment   Daawo Wasiirka Calanka Somalia oo xagiisa danbe ku yaala Kiiniya(SM) 28/05/2013 Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Kiiniya Maxamud Jaamac Sifir ayaa ka qayb galay shir maal-gashi loogu samaynayo Somaliya, kaasoo ka socda […]

Continue reading …

Xaafadda Woolwich oo ahayd madashii ninka ka tirsan meleteriga dalkan Ingiriiska usbuucii hore lagu diley ayaa weli saxaafadda caalamku ay u daneyn nayaan inay warkooda aad u ogadaa,Waxa aad arkaysa dadka oo flower madasha dhigaaya aadna uga cadheysay waxa madasha ka dhacay. Booliska oo madasha jooga waxa ay ku dedalayaan in aan wax dhibaato ahi […]

Continue reading …

Badhasaabka Togdheer Oo Baaq U diray ciyaartoyga xulka Gobolka May 28th, 2013 Burco (SM)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaji Cabdillaahi (Xamarji) ayaa fariin digniin ah u diray Gobolada Tartanka Ciyaaraha Somaliland ka qayb galaaya. Isagoo ku wargaliyay in Koobka ay la caraabi doonaan Ciyaartoyda ka socota Gobolka uu Madaxda ka yahay. Sidaana wuxuu ku sheegay […]

Continue reading …

Xukuumada Siilaanyo Oo Ku Fashilantay Hirgelinta Qorshe Siyaasadeed Oo Dabar U Noqda Tahriibta, Xalkeedana Ku Soo Koobay Ka-hadalka Dhibaatada Ay Leedahay May 27, 2013 Hargeysa(SM)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa u muuqata mid ku fashinlantay hirgelinta qorshe siyaasadeed oo dabar u noqday tahriibta dhalinyarada, waxaanay masuuliyiinteedu inta badan tabashada dhalinyarada ee shaqo la’aanta iyo halista tahriibta […]

Continue reading …

Wasiirka Ciyaaraha iyo wafti Uu Hogaaminayo Oo Soo Afjaray Khilaafaadkii Xaasaasi Ee Xulka Kubada Cagta ee G/Togdheer Si Wada jir Ahna Uga Soo Qayb Gali doona Koobka Kubada Cagta Ee Jamhuuriyada S/Land Iyo Maamulkii Wasaarada Sportiga G/Togdheer Oo Shaqo Ka Fadhiisin Lagu SameeyayMOHAMED Wasiirka Dhalinyarada Iyo Cayaaaraha Cali Siciid Raygal Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo ayaa […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa shir Jaraa’id uu garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku qabtay waxa uu uga hadlay xaalada Gobolada Jubooyinka isagoona baaq u diray Shacabka ku dhaqan Goboladaasi. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Jubooyinka ay u madax banaan yihiin iney sameystaan […]

Continue reading …

Wararka aan hada ka heleyno Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ee kusoo dhacday diyaarad ilaa hada aan la ogeyn waxa ee tahay. Diyaarada ayaa kusoo dhacday meel Qiyaastii 4-Km ujirta Deegaanka Buulo Mareer oo lagu Magacaabo Beeraha Doonshaha waxaana lagu soo waramayaa in Diyaaradu marka ay soo dhacday ee […]

Continue reading …

Alshabaab oo xalay weerar ku qaaday Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.   Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in xalay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ay soo weerareen maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab, iyadoo ciidamada AMISOM/Kenya iyo maleeshiyaadkaasi uu dhex maray dagaal socday ku dhowaad muddo ka badan hal saac. Sida uu sheegayo […]

Continue reading …

25 Guuradii Ka Soo Wareegtay Gudo-galkii Dalka Iyo Muj.Axmed Mire Oo Ka Waramay Maalmihii Xasuuta Lahaa Ee Duulaankii Burco Hargeysa(SM) May 27, 2013-Maanta ookale 25 sannadood ka hor, ayay ahayd markii ay Mujaahidiintii SNM haleeleen Guushii ugu horeysay ee dib u xoraynta wadanka, ka dib markii Xoogagii ururku 27 Bishan May ee sannadkii 1988 weerar Naf […]

Continue reading …

May 27th, 2013  “Mucaawinadda ay bixiso QM waa in aanay waxyeelo u gaysan qaranimadda iyo xoriyadda Somaliland” “Waxaanan Warqad Mowqifka Somaliland ka Turjumaysa aanu u Gudbinaynaa Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa” “Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysaa waa inay dhawrtaa Baratakoolkii ay ku wada shaqayn Jireen Somaliland” Hargeysa (SM)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Itoobiya ku Bogaadiyay 22-guuradda markii la riday Taliskii Mingiste May 27th, 2013  Hargeysa (SM)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyo ah u diray dawladda iyo shacbiga dalka Itoobiya oo uu ku bogaadiyay munaasibadda 22 guuradda ka soo wareegtay markii shacbiga Itoobiya ay ka guulaysteen rijiimkii Mingiste. sidaasna waxa lagu […]

Continue reading …