Home » Archives by category » Wararka (Page 1072)

  (SM-Hargaysa)Ugu yaraan afar ka mid ah dhinacyadii uu u dhexeeyay dagaalka ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna dhaawacyo ayaa ka soo gaadhay dagaal culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhex-maray deegaanno ka tirsan gobolka Bakool . Dagaalkan ayaa qarxay markii ciidamada dowladda Soomaalia ay weerar ku qaadeen deegaan ay ku […]

Continue reading …

(SM):Hargaysa)Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, danjire Nicholas Kay oo ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay markii ugu horreysay xadhiga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dowladda Soomaaliya ugu xidhan Muqdisho. Danjire Kay ayaa sheegay in Sheekh Xasan Daahir oo ka mid ahaa xubnaha sar sare ee Al-shabaab, horana uu u ahaa hoggaamiyaha Xisbul Islaam oo […]

Continue reading …

Jigjiga(SM) Jimce July 052013.a ee SMCX xaflad qalin qabin ah oo si qurux badan loo soo agaasimay iyadoona ay galbta ka qalinjabiyeen kuliyada culuunta caafimaadka ee Jigjiga arday ay tiradoodu dhanayd 759 arday,ardaytaasoona oo iskugu jirtay kuwa ay xukuumada deegaanka DDSI fursad wax barasho u siiyay dawladaha aan dariska nahay sida soomaliland iyo putland iyo […]

Continue reading …
Safarkii Khadar Aadan Ismaciil (Khadar Koodbuur) ee Ethiopia iyo warbixin ku saabsan fursadaha ganacsi ee ka jira dalkaasi.

  Khadar Aadan Ismaciil waa ganacsade degan dalkan Ingiriiska,,Waxa safar 2 weeg qaatay uu ku tagay dalka Ethiopia halkaas oo uu kaga qayb qaadanaayey maalgashi dadka qurba jooga ah ee kasoo jeeda degaanka Ethiopia ay ku maal gashanayaan webiga Abbey  oo ah mid la doonaayo in laga dhaliyo laydh,Safaaradda Ethipia ay ku leedahay dalkan Ingiriiska […]

Continue reading …

July 5, 2013 Hargeysa(SM) – Waftiga Somaliland uga qayb galaya wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaa saaka ka dhoofey magaaalada Hargeisa isla markaana waxaa laga reebey Eng Faysal Cali Waraabe oo isagu markii hore xubin ka ahaa waftiga. Wasiirka Madaxtooyada Xirsi X. Xasan oo isagu hogaaminaya waftiga ayaa warbixin uu siiyey saxaafada waxa uu ku […]

Continue reading …

July 5 , 2013 Qaahira(SM)-Ciidamada Milatariga Dalka Masar oo casilay Madaxweynihii dalkaas, Dr. Maxamed Murzi ayaa xilkaas si ku meel gaadh ah ugu magacaabay, Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee Dastuuriga dalka Masar, Cadli Maxmuud Mansuur oo 68-jir ah. Mustashaar Cadli Maxamuud Mansuur waxa uu ku dhashay Magaalada Qaahira, sanadkii 1945-kii, Waxaanu waxbarashadiisi dugsiga hoos, dhexe iyo […]

Continue reading …

“Markii Aanu Joognay Istanbul Waxa uu ahaa Ninka Kaliya ee Naga Baydhay haddana wuxuu yidhaahdaa dalka ayaan Ilaalinayaa” “Waxaanu kala Garan Waynay inuu Annagga (Somaliland) Nala Socdo iyo Inuu Soomaaliya la socdo” “Xisbigiisii UCID la odhan jiray Mee Waa Kaligii Xisbi” BERBERA(SM)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha UCID inuu […]

Continue reading …

  Marwada Madaxweyaha Somalia Qamar Cali Cumar ayaa ka qeyb gashay sanadguuradii 1aad ee ka soo wareegatay aas-aaskii xarunta waxbarashada gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere. Sidoo kale marwada madaxweynaha ayaa dharka loogu talo galay labiska iskuulka iyo go’yaasha sariiraha loogu talo galay gaarsiisay xaruntaas ay gabdhaha agoonta ah wax ku bartaan.   Goobta xafladan ka […]

Continue reading …

Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa waxa ay war kasoo saareen Xadhiga ninka xilliga dheer duur ku jirka ahaa ee Xassan Daahir Aweys kaas oo mudo maalma kooban gacanta ugu jira dowlada Soomaaliya. “Waa wax lagu farxo waana arin wanaagsan. Waxaa la odhan karaa in ay tahay tilaabo dhanka wanaaga loo qaaday in Xassan […]

Continue reading …
Nin Swedish ah oo khudbada jimcaha af Soomaali ku akhriyaaya..Jimca Mubarik

Please follow and like us:

Continue reading …

  Shirweyne Ayay isugu Yimaadeen Hogaan Dhaqameedka ,Culimada ,Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beesha Baha Dhamal (Ciidagale) Shirkaas oo Loogu Magac Daray Tawfiiq 1 kana Dhacay Degmada Bahdhamal ee Degmada Sallaxley Gaaroodi ayaa Soo Gabagaboobay. Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Shirwaynahaas oo Nuqul ka Mid ahina Soo gaadhay Shabakadda ToggaHerer ayaa u Dhignaa Sida Tan:- Waxa si guul leh ugu soo dhamaaday […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa)Wasiirka Maaliyadda iyo qorsheynta dowladda Soomaaliya, Maxamuud Xasan Suleymaan oo markii ugu horreysay ka hadlay warbixin ay kooxda la socodka arrimaha Soomaaliya iyo Eriteriya ay ku sheegeen in lacago badan oo sharci-darro ah laga baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in aanay jirin lacago lagala baxay bangiga dhexe ee Soomaaliya. Mudane Suleymaan ayaa sheegay […]

Continue reading …

Ergayga Midowga Afrika Ee Somaliya Oo Madaxwayne Xasan Kala Hadlay Xaaladda Kismaayo (SM-Muqdisho) – Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya  Ambassador Mahamat Saleh Annadif  ayaa wadahadal uu la yeeshay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Xassan Sheekh Maxamuud iyo Raysalwasaare Saacid kala hadlay xaalada Magaalada Kismaayo. Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa sheegay in Midowga Afrika iyo ciidamada AMISOM ka […]

Continue reading …

. Xoghayaha arimaha dibada ee dowladda Maraykanka ayaa shir gudoomin doona kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midobay ee dhamaadka bishan dhici doona.   Safiirka Maraykanka ee xarunta Qaramada Midoobay Rosemary Di Carlo ayaa u sheegay wariyayaasha in kulan heer sare ah oo ay yeelanayaan saraakiisha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu dhici doono 25 bishan…. […]

Continue reading …

(SM-Hargeysa) – Caasimadda dalka Turkiga ayaa waxa toddobaadka kan xiga ka bilaabmaya wareega labaad ee wadahadallada Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo wejigoodii koowaad ka dhacay isla dalkaasi. Wararka Mareegta Salaanmedia helayso, ayaa sheegaya in wadahadalladu ay sidii loogu tallo-galay uga furmayaan dalka Turkiga toddobaadka soo socda. Ilo-Wareedyada Salaanmedia.com ayaa sheegaya in qayb ka mid ah wufuuda Somaliland uga […]

Continue reading …

Hargeysa(SM) July04, 2013 -Xafladan oo ay soo qaban-qaabisay Gudida Talo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar-yoonis ee sanadkii hore lagu sameeyey shirkii daalo, ayaa munaasibad balaadhan ku qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa,taas oo ahayd mid si cajiiba loo soo agaasimay, islamarkaana ay ka soo qayb galeen dad aad u faro badan oo kulmisay wajiyo badan. […]

Continue reading …

WAR BIXIN SIR AH:-Dowlada Soomaaliya oo Markii Ugu Hureysay Warqada Dacwad Ah Ka Gudbisay Ciidamada Kenya ee Xasuuqa Kawada Soomaaliya     Dowladda federaalka ah ee Somalia, ayaa ayada oo adeegsaneysa diblomaasiyadda waxa ay dacwad ka gudbisay ciidamada Kenya ee jooga magaalada Kismaayo iyo taliyahooda. Dacwadan ayaa waxaa warqad ahaan u gudbisay wasiirka  Arrimaha Dibada iyo […]

Continue reading …

Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Kallumaysiga oo Maanta si Rasmi ah Xilkii ugu Wareejiyay Wasiirka Cusub ee Dhawaan la soo Magacaabay.   wasiirka cusub ee kaluumaysiga oo xilkii kala wareegay………. Hargaysa(SM)-Xaflad Balaadhan oo Si heer sare Ah loo soo Agaasimay Oo Ka dhacday Hoolka Wey nee Wasaarada Kallumaysiga Iyo Khayraadka Badda, ayaa Ahayd Xafladii ay xilalka […]

Continue reading …

Urur weynaha WHO ee Caafimaadka Adduunka, ayaa waxa ay gowr dhow daabacday warar ku saabsan Khasaarahii ka dhashay Dagaalkii ka dhacay Magaalladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qoraalka ay daabacday WHO yaa waxaa lagu sheegay in 71-Ruux ay ku dhinteen, in kabadan 300 oo qofna ay ku dhaawacmeen inta uu socday Dagaalkii Saddaxda maalin […]

Continue reading …

“Waxaa Inoogu danbaysay Cabudhinta Intaa Leeg Wakhtigii Siyaad Barre, Wakhtigaana Waynagii Ka Kacdoonay Waxaanay Muujinaysaa Inuu Wadanka Ka jirro Nidaam Kaligii Talis” Marwo Faaduma Siciid.       Hargeysa(SM)Marwa Faaduma Siciid Ibraahin Gudoomiyaha Ururka Udxa Kana Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Ka Hadashay Xadhiga Suxufiyinta Wargeysa Hubaal Iyo Xukunka Lagu Riday  Waxaanay Sheegtay […]

Continue reading …