Home » Archives by category » Wararka (Page 1074)

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga ka tacsiyadeeyay Geerida Yaasiin X. Ismaaciil Jirde APRIL 15, 2014 Hargeysa (SM)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa shacbiga JSL ka tacsiyadeeyay geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum-Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ahaa siyaasi iyo suxufi ruug caadaa ah oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska. sidaasna waxa […]

Continue reading …

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Iyo Dhamaan xisbiga Waddani Oo tacsi u diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde April 15, 2014  Gudoomiyaha Golaha Baarlaamnka somaliland ahna gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Xildhibaan Ibraahim Rayte, Xildhibaan Naasir Cali Shire, Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed Jama , Axmed Xuseen Fagaash iyo dhamaan xubnaha Hogaanka […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Wada Hadalka Cali Khaliif Galaydh iyo Xukumadda Somaliland.
Continue reading …

Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ayaa Bilaabay Dhismaha Maxkamadda Degmada Cadaadley Oo Hore Gudoomiye Cirro U Dhagaxdhigay.   Cadaadlay()- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI ayaa Wax-qabad dhisme ah ka bilaabay Degmada Cadaadlay ee Gobolka Marood-jeex, iyada oo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayaha xanaanada xoolaha Md. Xasan Axmed Muuse (Goodaad) uu shalay socdaal ku tagay […]

Continue reading …

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada London ee cariga Britain ku geeriyooday Suxufigii weynaa ee Soomaaliyeed Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde, oo muddooyinka ku xanuunsanaayay Magaaladaasi. Geerida naxdinta leh ee ku timid Suxufiga rugcadaaga ah, ayaa waxaa Warbaahinta u xaqiijisa eheladiisa, lagana arrinsan doono goobtii lagu aasi lahaa marxuumka. Cabdi Xaaji Gobdoon oo horey u soo […]

Continue reading …

“Xidhiidh Dhaw Baa Naga Dhaxeeyay Madaxaweyne Axmed Siilaanyo Iyo Qoyskiisa….”Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan (Salaanmedia.com)April.15.2104-Raysal-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababta ay ku noqotay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo hore loo sheegay inay Lacag ku iibsatay.Hase-yeeshee, waxay ku doodday inaanay kursigaas iibsan ee ay ku […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xil Cusub. Hargeysa (Salaanmedia.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta La-taliyihiisa arrimaha Hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah u magacaabay Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, oo Safiirka Irland ee Somaliland ahaa wakhtigii Xukuumaddii Md. Daahir Rayaale Madaxweynaha ka ahaa, kaasoo Xukuumadda Siilaanyo xoog u mucaaradi jiray ka hor intii […]

Continue reading …

Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Taleex Oo Iska Caabiyey Weerar Ay Maleeshiyada Khaatumo Goordhaweyd Ku Soo Qaaday Taleex, April 15, 2014 (Salaanmedia.com) – Ciidamada Qaranka ee ku sugan Taleex ayaa iska caabiyey weerar ay goor dhaweyd ku soo qaadeen maleeshiyada kooxda Khaatumo Siday warar degdeg ah oo hada na soo gaadhay sheegayaan dagaalkani wuxuu […]

Continue reading …

Dhuxul Oo Beeniyay In Qaybo Ka Mid Ah Madaxtooyada Loo Rarayo Magaalada Burco Hargeysa(Salaanmedia.com)April.15.2014-Xukuumada Somaliland ayaa Si adag u beenisay in Xarunta Qasriga Madaxtooyada loo rarayo Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, oo goor dhaweyd la soo Xidhiidhay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta ayaa sheegay in aanay waxba ka […]

Continue reading …

Gudomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobalka Togdheer Xuseen Kaahin xayd Shir-Jaraid Oo Uu Qabtay Eedayn usoo Jeediyay Isu-Duwaha Cafimadka Togdheer Burco (Salaanmedia.com)-Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka ah Ee Wadani Ee Gobalka Togdheer Xuseen Kaahin ayaa Shir-Jaraid Oo Uu ku Qabtay Xafiiska Wadani Ee Gobalka Togdheer Waxa Uu Kaga Hadlay Ardaydii Jamacada Hargaysa Ee Dhigay Bananbaxa Cabashada ah Ee […]

Continue reading …

MAXAA KA JIRA INAY WADA HADALO U BILAAMEEN XUKUUMADA IYO CALI KHALIIF GALAYR? Hargeysa(Salaanmedia.com,)-Warar soo baxay ayaa sheegaya inuu wada hadal u bilaabmay xukuumadda Somaliland iyo siyaasiga Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ah maskaxda ka dambaysay samaynta kooxda Somaliland diidka ah ee Khaatumo Wada hadal oo aan soo shaac bixin, ayaa waxa warar uu Geeska […]

Continue reading …

Eedeysanayaashii Loo Haysto Dilkii Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Mar Kale Shalay La Horkeenay Maxkamadda Gobalka Hargeysa. Hargaysa.(Salaanmedia.com-Qoyska loo haysto dilkii foosha xumaa ee bishii March loo gaystay marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle, ayaa shalay mar kale la horkeenay maxkamadda gobalka Hargeysa. Qoyskaas oo ka kooban afar carruur ah iyo hooyadood oo lagu magacaabo Muna Maxamed […]

Continue reading …
Daawo Muqaal Munasibad Baladhan Oo Lagu Daahfurayay Garoon Cusub Oo Laga Hirgaliayay Magalada Burco

Daawo Muqaal Munasibad Baladhan Oo Lagu Daahfurayay Garoon Cusub Oo Laga Hirgaliayay Magalada Burco (Salaanmedia.com) Monday, April 14, 2014 Daawo Muqaal Munasibad Baladhan Oo Lagu Daahfurayay Garoon Cusub Oo Laga Hirgaliayay Magalada Burco

Continue reading …

Isku Day Ay Ciidanka Boolisku Xabsiga Ugu Taxaabayeen Guddoomiyaha Wargayska Haatuf Oo Fashilmay Hargeysa(Salaanmedia.com)-April.15.2014-Warar lagu Kalsoonyahay oo ay heshay Warbaahinta Qaar ka mid Ahi ayaa sheegaya in Ciidamo Bilays ahi ay Gurigiisa Magaalada Hargeysa ugu tageen Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf ee ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo albaabada isugu dhufatay. Ciidamo bilaysa oo gaadhay Ilaa 20 Askari oo […]

Continue reading …

Masuuliyiinta Maamulka Ku-Meel Gaadhka Ah Ee Jubba Oo Gaashaanka U Daruuray Qodobo Uu Watay Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Khilaaf Hor Leh Oo Arintaasi Dhalisay Kismayo(Salaanmedia.com)-Wararka Laga Helayo Wadahadallada Dhexyaalla Waftiga Ra’isal wasaaraha Somalia Hoggaaminayo iyo Maamulka Jubba, ayaa sheegaya inay JIraan Qoddobo Muhiim ah oo la isku Mari la’yahay. Arrimaha la isku Mari La’yahay, ayaa […]

Continue reading …

Kooxda Khaatumo Oo Cabasho Somaliland Ka Dhan Ah U Gudbiyey Afar Ka Mid Ah Safaaradaha Dawladda Ingiriisku Ku Leedahay Bariga Afrika Maxayse Kala Kulmeen Hargaysa: (Salaanmedia.com)- Kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo, ayaa dhaqdhaqaaqyadii colaadeed ee ay deegaanada Sool iyo Buuhoodle ka wadeen u bedalay inay bulshada caalamka ka dhaadhiciyaan qadiyaddooda ah inay yihiin […]

Continue reading …

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Oo Soo Saaray Amaro Lagu Dhaqan Galinayo Habraac Lagu Dhaqayo Dhoofinta Xoolaha Iyo Maxjarada Hargeysa(Salaanmedia.com):-Wasiir Cabdi Awdaahir Cali ayaa soo saaray Amaro lagu dhaqan galinayo habraac lagu dhaqayo Dhoofinta Xoolaha iyo Maxjarada Qoraal wasiirku soo saaaray ayaa lagu faahfaahiyey Habka lagu xaqiijinayo Caafimaadka xoolaha ka dib dhawaan […]

Continue reading …

Ciidanka Qaranka Oo Si Buuxda Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka TALEEX Hargeysa(Salaanmedia.com)April.15.2014-Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa si buuxda ula Wareegay Degmada Taleex oo ka tirsan Gobolada Bariga Somaliland ,deegaankaasi ayaa waxaa baryahanba ka taagnaa Dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waday Maamulka Puntlnad. Ciidanka qaranka Somaliland iyo kooxda Khaatumo Seeg ayaa dagaal koobani ku dhex maray Deegaanka […]

Continue reading …
Daawo Muqaal..Cambaarayeen tallaabada ay Xukuumaddu kula Kacdey Wargayska Madaxa Banaan ee HAATUF

Cambaarayeen tallaabada ay Xukuumaddu kula Kacdey Wargayska Madaxa Banaan ee HAATUF .] Suxuufiyiinta Somaliland ee Fadhigoodu yahay Magalada London  ayaa waxay aad iyo aad u cambaarayeen tallaabada ay Xukuumaddu kula Kacdey Wargayska Madaxa Banaan ee HAATUF oo ka soo baxa Caasimadda Hargaysa ee Somaliland. Suxuufiyiinta Somaliland ee UK ,waxaay arrintan ku sifeeyey arrin ay Xukuumaddu ku […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse oo beeniyey inaanu khilaaf jirin wasaaradda dhexdeeda iyo Hablo ka mid ah shaqaalaha oo cabasho muujinaaya.
Continue reading …