Home » Archives by category » Wararka (Page 1093)

Suxufiyad Ka Hadashay Shir Ku Saabsan HIV/AIDS Oo ay Kaga Qeyb gashay Suudaan July 8th, 2013  Hargeysa(SM):- Nafiisa Maxamuud Muuse oo ah Suxufiyad ka hawl-gasha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, oo toddobaadkan ka soo laabtay Shir lagu qabtay magaalada Khartum ee waddanka Sudan, isla markaana lagaga hadlayey Halista ka dhalan karta Cudur-dhaliyaha HIV oo marka […]

Continue reading …

“Arrintaasi hadday cadaato waa dhibaato soo korodhay waxaana lagala xisaabtamayaa AMISOM iyo midawga Afrika……..”   “Xasan arritiisu waa mid xaasaasiyadeeda leh oo loo baahan yahay in degenaan lagu galo,haddii lagu deg dego waxay yeelanaysaa saamaynteeda”Ismaaciil Buubaa Muqdisho(SM):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa xaaladda magaalada Kismaayo ku tilmaamay nasiib-darro ku dhacday ummadda Soomaaliyeed oo uu […]

Continue reading …

Salaanmedia/ Annaga Waxa Miiska Noo Saaran Oo Noo Kow ah In Madax-bannaanida Somaliland tahay mid aan mugdi la gelin Karin…” “Markaa, hawadayada annagaa leh UN iyo dawlado kale midna kala tashan mayno, cid aannu u daba-fadhiisanaynaan ma jirto….” Md. Baashe Maxamed Faarax “Hadafkayga ugu weyni waa sidii Midnimadii loo heli lahaa………..Waxaannu haynaa iyada oo Fiidow ah, […]

Continue reading …

London (SM) Prof . Axmed Ismaaciil Samter, ayaa sheegay inuu garwaaqsaday go’aanka shacbiga Somaliland iyo iraadadooda oo uu wax badan ka fahmay isla markaana doonayo inuu dhinac ka raaco oo uu la shaqeeyo waxna la qabto.   Prof. Samatar oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxa tafaasiil ka bixiyay arrimihii farxad geliyay ee […]

Continue reading …

Afhayeenka Madaxtooyada ahna la taliyaha Madaxweynaha Somaliya Injineer C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo qadka taleefoonka ku qabtay shir jaraa’id ayaa ka warbixiyey xaaladooda caafimaad kadib ciladii ku timid diyaaradii ay lasocdeen wafdiga uu madaxweynuhu hogaaminayay. Waxa uu sheegay Yariisoow in cilada diyaarada markii ay ku timid kadib ay kusoo noqdeen garoonka diyaaradaha Adan Cadde airport […]

Continue reading …

Haweenka Ururka Samafalka Mujaahidiinta SNM oo kulan casho sharaf ah ku qaabiley xaaska Muj: Maxamed Kaahin Axmed Marwo Saafi Axmed Jaamac, Haweenka oo ku midoobay ururka Samafalka Mujaahidiinta SNM ayaa ah haween ragoodu ay yihiin kuwii kasoo qayb qaatay halkankii SNM oo isku bahaystay in ay wax u qabtaan Mujaahidiintii SNM ee ku waxyeeloobay halgankii […]

Continue reading …
Daawo Sawiro:Wufuuda Labada Dhinac Ee Somaliland Iyo Somaliya Uga Qaybgalaya Wada-hadalada Shirka Turkiga Oo Maanta Yeeshay Kullan Hordhac Ah

July 7, 2013 Istanbul(SM) – Wasiirka arimaha dibada dalka Turkiga, Mr Ahmed Dovugle ayaa maanta Magaalada Istanbul ka furay shir hordhac ahaa oo dhex marayey wufuuda dawladaha Somaliland iyo Somaliya uga qayb-galaya wadahadallada labada dal oo Isniinta beri ah ka furmaya Magaalada Istanbul . Please follow and like us:

Continue reading …
Daawo Qayb hordhac:Professor Samatar oo maanta London kula kulmay qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland. 07.6.13

Waxa Galabta oo ku begnayd maalin Axad ah 7.6.13 ka dhacay kulan aad u balaadhan oo ay soo qaban qabiyeen labada jaaliyadood ee West London Somaliland Community iyo East London Somaliland Society,kulankaas oo ujeedadiisu ahayd xog -waraysi iyo soo dhaweyn siyaasida Proffesor Axmed Ismaciil Samatar oo booqasho kusoo maray magaaladda London. Kulankan oo aad u […]

Continue reading …

(SM-Hargeysa) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Raysal-wasaaraha dalka Ethiopia H. Delesegn ayaa maanta dhagax dhigay wejiga labaad ee dhabo tareen oo isku xidhaysa Jabuuti iyo Addis-ababa. Munaasibadii lagu dhagax dhigayey dhabaha tareenka ee isku xidhaysa Magaalooyinka Addis-ababa iyo Jabuuti oo ku kacaysa adduun ka badan lix boqol oo Milyan Oo Faranka Jabuuti […]

Continue reading …

(SM-Hargeysa) – Deero Mall oo ah Xarun ganacsi oo ka kooban ilaa 60 Meheradood, Huteel La saxeexdo iyo goobo carruurtu ku madadaashaan, ayaa maanta laga furay Magaalada Hargeysa. Munaasibada furitaanka xarunta Ganacsi ee Somaliland ugu weyn ee Deero Mall, ayaa waxa ka qayb-galay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirro ka tirsan […]

Continue reading …

jaaliyada Somaliland ee Reer London oo soo dhaweyn weyn ku qaabiley  professor Axmed Ismaciil Samatar.   Lasoco sawiro iyo Warbixin. Salaanmedia/London Please follow and like us:

Continue reading …

Salaanmedia..7 july Madaxwaynaha Dawlada Somalia Hasan Sheekh Maxamuud iy Wafti uu hogaaminayo oo ay kamid ahayeen Raysal wasare Saacid,wasiiro,Xildhibanada Barlamanka Somaliyeed  Ayaa maanta ka qayb Galay Salada Jinaso Ee Boqor Cabdilahi Boqor Muuse oo ahaa boqorka Darood kasoo dhawaan ku dhintay wadanka Finland. Maydka boqorka ayaa laga soo dajiyay magalada muqdisho halkasoo waftiga Madaxwaynaha ay […]

Continue reading …

July 7 , 2013 Boorama(SM)-Farshaxanka Weyn Ee Amiin Caamir Ayaa Sawir Gacmeed Ka Sameeyey Wasiir Xirsi Inuu Dalka Ka Taliyo +Sawirka Please follow and like us:

Continue reading …

 Istanbul – Helping Somalis “in every possible way” is a “historic responsibility” for Turkey, said Foreign Minister Ahmet Davutoglu on Saturday. Davutoglu held a joint meeting with delegations of government officials from Somalia and Somaliland in central Istanbul in a continuation of peace talks that began on April 13 in Ankara. “The relations between Somali, […]

Continue reading …
DAAWO MUQAAL(VIDEO)…Shirkii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Furmay.

Please follow and like us:

Continue reading …

(SM:Hargaysa)   Xisbiga kulmiye wax daliil ah oo lagu qanco wuu u waayay korodhka Xad-dhaafka ah ee Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, taas oo tiro ahaan laba jibaaran xajmigii Xisbigu balanqaaday inuu ka dhigayo Golihiisa xukuumadda xiligii uu Mucaaridka ahaa. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed oo Waraysi siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland  qaybtiisa London, ayaa Kordhinta […]

Continue reading …

(SM-Hargaysa) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wacyigalinta Hidaha iyo Dhaqanka Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ku bogaadiyay shacabka Somaalida Itoobiya horumarka ay gadheen, kadib markay aamineen degaankooda oo ay nabad ka dhigteen, sidoo kale wuxuu barbar dhigay Jamhuuriyadda Somaliland,  oo iyana dalkeeda u tashatay isla markaana iska ilowday Xidigtii cadayd. Sidaana wuxuu wasiirku ka sheegay xaflad […]

Continue reading …

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xariir hooseed uu dhax maray Maamulka Dowlada ee Gobolka Bakool iyo Hogaamiye Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo kamid ahaa Saraakiisha sar sare ee Al-Shabaab dhawaana ka baxsaday Magaalada Baraawe. Col .Cali Salad Maxamed Axmed oo kamid ah Saraakiisha ugu sareeysa Ciidanka Dowlada ee kusugan Gobolka […]

Continue reading …

Jul 6,2013 Borama(SM) – Munaasabad ay ka qalinjabiyeen Xifdiga quraanka kariim 14 Arday oo shan ka mid ahi yihiin  gabdho ayaa ka dhacday barxada wayn ee Dugsiga sare ee Sheekh Cali Jawhar waxaana soo agaasimay maamulka iyo macallimiinta Markaska barashada Quraanka iyo Culuumta Diinta Islaamka Ee Ibnu-Kathiir ee ku yaala xaafada Sheekh Cali Jawhar Ee […]

Continue reading …

Weftigii ka socday dawlada Somaliland ee uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sida ila wareedyo u dhuun daloola waftigan iyo hawlahooda tibaaxayaan in Wasiir Xirsi shir gaar ah oo albaabadu u xidhan yihiin hadda kula jiro nin lagu magacaabo Faarax Biindhe oo gudoomiye u ah Beesha Hawiye ee ku dhaqan Somaliland. […]

Continue reading …