Home » Archives by category » Wararka (Page 1113)

March 31st, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golaha Guurtida JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariisteeMARXUUM, XILDHIBAAN AADAN SHIRE FAARAX (SANWEYNE), oo ka mid ahaa Golaha Guurtida JSL, oo shalay ku geeriyooday Shil […]

Continue reading …

(Massar): Bassam Youssef oo ah shactiroole u dhashay dalka Masar ayaa maxkamad dalkaas ku taala ku amartay in la hor keeno markii uu barnaamij uu leeyahay ku dacaayadeeyey madaxweynaha dalkaas masar Maxamad Mursi. Bassam oo ku soo caan baxay maada dhanka siyaasada xiligii kacdoonkii 2011kii lagu riday madaxweynihii hore ee dalkaas Xusni Mubaarak. Kacadoonkaas oo sababay […]

Continue reading …

Axad (SM) 31.3.13 Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay. Maxkmaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal […]

Continue reading …

London (SM) 31.3.13 waxa xalay galbeedka London gaar ahaan Hutelka caanka ah ee blue ocean lagu qabtay xaflad lagu daahfuray webside loogu wanqalay Salaanmedia oo ku soo biiray saaxada warbaahinta ku hadasha afka  Somaaliga.   Warkan oo faahfaahsan iyo sawiro dheeraad ah filo dhawaan, wakhti aan sii fogeyn. Salaanmedia/London Please follow and like us:

Continue reading …

Dalada SONSAF oo Kulan hawleedkii labaad u Furtay Maayaro iyo Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka Qaarkood March 30, 2013 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: Hargeysa SearchDonkey Ad X   Hargaysa 30 March (SM)   Daladda Sonsaf ayaa maanta kulan hawleed  ku saaabsan kor u qaadista aqoonta dhinaca maamulka uga furtay magaalada Hargeysa maayarada iyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliya oo kulan kula qaatey Dubai Dhaxalsuga Imaaaraaadka Maxamed Bin Zayed Al- Nahyan ahna ninka labaad ee dhinaca Gaashaandhiga   Sabti 30.3.13 (SM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud oo safar shaqo u jooga dalka Midowga Imaraadka Carabta ayaa caawa wuxuu la kulmay Xil Sugaha ahna Taliye K/Xigeenka Ciidamada Imaraadka Carabta HH […]

Continue reading …
Laantii Xisbiga Wadani Ee Denmark Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhawaaqay

Copenhagen: Taageerayaasha xisbiga Wadani ee ku dhaqan dalka Denmark ayaa shalay oo Taariihkdu ahayd 29/03/2013 si rasmiya u furay laantii Xisbiga Wadani ee dalka Denmark. Dadweyne faro badan oo ka soo qaybgalay furitaankii laanta Xisbiga ayaa si kal iyo laab ah oo kal-gacayl iyo Farxadi ku dheehantay ku soo dhaweeyey  Munaasibada. Copenhagen oo ah Caasimida Dalka Denmark ayaa laga furay Xarunta Xisbiga laantiisa […]

Continue reading …

March 30th, 2013 Comments Off “Golaha Wakiiladu wuu baaba’ay, mar haddii la yidhi xildhibaanadu axsaabtii ay ka soo baxeen way ka bixi karaan” Hargaysa (SM): Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa xisbiga WADDANI ku eedeeyay in uu aragti gurran ka qaatay shirka London ee ay qaadacday Somaliland, waxaanu xisbiga WADDANI […]

Continue reading …

Xildhibaan Nac-Nac Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay March 29th, 2013 Comments Off Hargaysa (SM):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa maanta jawaab ka bixiyay warar ku soo baxay wargeysyada oo sheegayay in xildhibaanku farogelin ku sameeyay iskaashatada hilibka. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo shir jaraa’id qabtay waxaa uu iska fogeeyey eedaasi loo soo jeediyay, […]

Continue reading …

  Somali Interior minister Abdkarim Hussien Guled Hiiraan Online Friday, March 29, 2013 After five days of negotiations, Somalia’s federal government announced collapse of the long awaited talks led by the Somali prime minister Abdi Farah Shirdon and Kismayo’s interim governor Ahmed Madobe. Somali Interior minister Abdkarim Hussien Guled who has accompanied the prime minister […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ka warbixiyay Natiijadii kasoo baxday Wadahadalladii Kismaayo (SAWIRRO) Xigasho Hiiraan online Jimco, March 29, 2013 (SM) — Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo gellinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa warbaahinta uga warbixiyay natiijada kasoo baxday wadahalladii Kismaayo iyo kulamadii uu […]

Continue reading …

Xukuumada Waqooyiga Kuuriya, oo digniin culus u dirtay Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya. London 29.3.13 (SM) Sida ay sheegtay gabadh u hadashay TV-ga qaranka ee Kuuriyada Waqooyi, waxa heegan culus la geliyey dhamaan ciidamada wadanka Waqooyiga Kuuriya gaar ahaan gantaalada ridada dheerleh ee isaga gudba qaaradaha. Digniintan kaso baxday Waqooyiiga Kuuriya ayaa lagu sheegay in dhamaan […]

Continue reading …

War Deg Deg ah:Saan Saan Colaadeed oo ka Aloolsan Magaalada Kismaayo iyo Afhayeenka Ciidamadda oo ka hadlay.. Afhayeenka Ciidamadda Dowladda ee gobolada Jubbooyinka Col Warfaa Sheekh Aadan oo la hadlay Xafadda ayaa sheegay Ciidamo ka socda dowladda oo dhawaanahaan ku sugnaa duleedka Kismaayo inay gudaha u galeen magaalada Kismaayo.Warfaa sheekh Aadan ayaa uga digay Cidamadda […]

Continue reading …

Wasiirka Duulista oo xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay madaarka Burco March 29th, 2013 Comments Off Burco (SM)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay weheliyaan maamulaha madaarka Burco Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic cusub oo lagu kordhiyay madaarka. Mashaariicdan cusub ee lagu kordhiyay madaarka Burco oo […]

Continue reading …
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Fariin U diray Shacabka Soomaalida

     HALKAN  HOOSE RIIX SI AAD U DAAWATO  http://www.youtube.com/watch?v=_IAnKeGBmKw Please follow and like us:

Continue reading …

“KULMIYE Hawlihiisa Isagaa Dhammaysanaaya Fikraddana Waa Lagu Kala Aragti Duwanaan Karaa” March 29th, 2013 Comments Off “Waddan yar ayaynu nahay oo dihin, haddii afar Wershadood aynu hirgelinno, cidda shaqada doonaysa-ba way innagu yaraan doontaa” Hargeysa(Somaliland.Org):- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa tafasiil ka bixiyay Safarkii Weftiga uu ka tirsanaa ee Madaxweynaha […]

Continue reading …

President of Somaliland seeks closer ties with UAE March 29th, 2013 Comments Off ABU DHABI (Somaliland.Org)- Senior government figures from Somaliland have held three days of talks in the UAE on investments, aid and security. “We have met the leadership of the country and responsible leaders, and had fruitful discussions,” said Ahmed Mahamoud Silanyo, president […]

Continue reading …
Kuuriyada Waqooyi oo u diyaargaroobaysa weerar ay dalka Maraykanka ku qaadayso.

London 29.3.13 (SM)Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaalaheeda shishka dheer  u diyaarinaysa weerar ay kula kacayso dalka Maraykanka kadib markii ay soo baxday warbixin cadaynaysa in ay diyaarado nooca qumbuladaha rida (Bomber) oo uu dalka Marakanku leeyahay ay hawada Kuuriyada Koonfureed tababar miltari ku qaadanayeen. Xiisadan dambe ayaa imanaysa kadib markii bilahan ugu dambaysay dalka Kuuriyada Waqooyi […]

Continue reading …

In kabadan kun  qof ayaa laga qorayaa gobolka Togdheer si ay ula shaqeeyaan sharikkada shidaalka iyadoo baroiga iyo galbeedka burcaba laga baadhayo shidaal lagan qodayo  haddaba waxaa shalay Oodweyne laga taagay  dhismaha KAAMKII ee horeeyey ee sharikkada shidaalka iyadoo Shariikadda Batroolka iyo gaasta ka qodaysa Somaliland ee Genel Energy oo sannadkii hore maamulayaasheedu ay Hargeysa […]

Continue reading …

  Kismaanyo,29.3.13 (SM)Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaa xalay ku soo dhamaaday wadahadalo muddo shan maalmood ah uga socday halkaas masuuliyiinta maamulka Kismaayo oo uu horkacayey Axmed Madoobe iyo dowlada Somalia oo ay metelayeen wafdi uu horkacayey raisul wasaaraha Somalia Cabdi faarax Shirdoon. Wasiirk arrimaha gudaha iyo amaniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed oo xalasy […]

Continue reading …