Home » Archives by category » Wararka (Page 1133)

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeray Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Faroole. Madaxweyne Faroole ayaa khudbad uu ka jeediyay sanadguuradii 15naad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland waxa uu ku sheegay in Somaliland iyo dawlada Federaalku wada hadli Karin la’aantood sida uu […]

Continue reading …

  Aug  6,2013 Hargaysa(SM) Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed (Xiirey), ayaa sheegay in ay dhameeyeen khilaaf ka dhex qarxay dhawaan Ergadii Salaadiinta ahaa ee dhex-dhexaadinta ka dhex waday Xukuumadda iyo Siyaasiyiinta Golaha Wada tashiga  Afhayeenka Salaadiinta Suldaan Suldaan Yuusuf Muxumed (Xiirey), waxa uu sheegay in sii wadi doonaan wada hadaladii iyo isu soo dhaweyntii ay […]

Continue reading …

Aug 6,2013 Muqdisho(SM) Heshiiskani ay maanta Wasaaradda Kheyraadka dalka la gashay shirkad sahmin ku sameyneysa in Soomaaliya ay leedahay shidaal iyo Saliid, oo fadhigeedu yahay dalka Britain, waxaana lagu magcaaba Soma Oil And Exploration, taas oo ay ku jiraan khubaro dhinaca baarista wixi heshiiskan quseeya. Kulanka Heshiiska lagu kala saxiixanayey ayaa waxaa goob-joog ka ahaa […]

Continue reading …
Daawo Video: Layaabka Aduunka Sheekh Swedish Ah Oo Khudbadii Salaada Jimcaha Af-Soomali Ku Akhrinaya(Subxaanalah)

Please follow and like us:

Continue reading …

Muqdisho Aug 06,2013(SM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cismaan Xasan Cali Caato oo ka mid ahaa Xildhaannada Baarlamaankii KMGka ahaa oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, waxaan doonayaa inaan halkaan uga tacsiyadeeyo […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu maanta Duhurnimadii kormeer shaqo ku soo maray Garoonka Diyaaradaha ee Hargaysa international Airport Hargeisa oo hada dhismihii Runway-gu uu gebegabo yahay dhawaana la furi-doono insha allaah. Kermeerkan madaxweynaha oo ahaa mid kedis ah saxaafaduna aanay ogayn ayaa waxa uu madaxweynuhu ku soo kormeeray dhamaan qaybaha […]

Continue reading …
Daawo Ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi oo waraysi siiyey TV Dubai

Please follow and like us:

Continue reading …

Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta  Salaanmedia.com ayaa sheegay in Wasiirada Arimaha Dibada Dowladaha Kenya Iyo Somalia ay isku dhaceen inta uu socda Shirki ay isgu imaanayeen Dowladaha ay Ciidamada ka joogaan Dalka Somalia. Khilaafka soo kala dhexgalay Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji aadan Iyo Marwo Aamina Jawaahir Maxamed ayaa salka ku haya tacadiyada Ciidamada Kenya […]

Continue reading …
Wasiiro Kormeer dhinaca dib u dajinta ah ku yimid DILA

Please follow and like us:

Continue reading …

  Hargeysa(SM)-Bulsho-weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka reer Galbeedka ayaa waxa soo food saaray cabsi weyn oo ah sidii ay eheladooda daafaha dunida ku kala filiqsan ay biilasha ugu diri lahaayeen, wixii ka dambeeya bishan aynu ku gudde jirno 12-keeda August/12/2013 oo ku eeg wakhtiga uu bangiga Barclays uqabtay inuu ku xidhi doono Akaawnada shirkadaha […]

Continue reading …

Madaxweynuhu waxa uu digreetadiisa ku sheegay in 10 kun askari la siin doono darajadda oo u dallacay min alifle Illaa Sareeye Gaas Korodhka Gunooyinka Darajadda waxa La dhaqan gelin doonaa September 2013 HARGEYSA (SM)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa soo saaray Xeer madaxweyne oo uu ku dhaqan galiyay bixinta darajooyinka ciidammadda kala […]

Continue reading …

Allaha u naxariistee waxaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Siyaasiga Cismaan Xasan Cali Caato oo kamid ahaa Hogaamiyaashii Kooxaha ee Dalka soo maray sidoo kale xilal kala duwan kasoo qabtay Dowladihii KMG ee dalka ka jiray. Saynab Cismaan Xasan Cali Caato ayaa goordhaw Warbaahinta u xaqiijisay geerida aabaheed waxa ayna sheegtay in aabaheed xanuun sidaa […]

Continue reading …

Hargeysa Aug 05,20139(SM)-Mujaahid Cali Maxmed Yusuf oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga UCID ayaa mar kale ka warbixiyay dhaxalka reer Soomaaliland ee Doorashadii madaxweyne Axmed Siilaanyo. Mujaahidka oo lagu tiriyo dadka faro ku tiriska ah ee sida weyn uga xoghayaha sooyaala madaxweynaha haatan ayaa barta Internetka ee Facebook ku cabiray araadiisa hogaanka madaxweynaha iyo Xukuumadiisaba,isag oo […]

Continue reading …

        Direct Communications Unit 2 Marsham Street London SW1P 4DF Tel: 020 7035 4848 Fax: 020 7035 4745 www.homeoffice.gov.uk isseahmed@hotmail.com Mr Ahmed Abdi Isse     Reference: T8821/13                                                                                              5 August 2013     Dear Mr Isse,   Thank you for your e-mail of 8 July to the Home Secretary about the Government’s […]

Continue reading …

London:5-aug-2013 (SM)Shirkadda baadhista iyo soo saarista Genel ayaa shaacisay iney rajo wanaagsan ka qabto shidaal laga soo saaro deegaanada Somaliland oo sahaminteeda ka bilowday muddo aan sidaas u sii fogayn. Wargeyska Telegraph  ee Dalka England oo warbixin ka diyaariyay howsha sahaminta shidaal ee Genel ka hayso Somaliland, ayaa waxay warbixintu sheegeysaa in horumar ballaadhan laga […]

Continue reading …
Daawo Video…INAN (Wiil) Yuhuudi ah oo uu dhalay nin caana ah oo filimaanta Mareykanka matala oo Muslimay ,kana hadlay Iiraan iyo Israel.

Please follow and like us:

Continue reading …

  Muqdisho, 05 Augst, 2013.. Shalay shir ka dhacay xarunta Madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen Xooghayaha Golaha Wasiirada & Baarlamaanka Mudane Calas Maxamuud Jamac Juge, Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Dowladda, Guddiga KMG Madaxa Bannaan ee Xaqiiqa Raadinta Tacadiyada ka Dhanka ah Xuquuqal Insaanka (Human Rights Task Force) iyo Danjiraha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xafiiska Qaramada […]

Continue reading …

Xoolihii waxba kama noola Oo Bakhtigoodii waxaa laga helay xeebta Lughaya,laakiin dadkii saarnaa ayaa la ii soo sheegay in uu bad-baadiyay markab dagaalka” Berbera (Somaliland.Org):-Dooni todobaadkii hore ku degtay badda u dhaxaysa Somaliland iyo Yemen, taasi oo 29-kii bishii hore xoolo isugu jiray Adhi iyo lo’ ka qaaday dekadda Berbera ayaa la sheegay in la […]

Continue reading …

Hargeysa(SM)-Suldaanka Guud ee Beelaha Carbeed ayaa soo saaray baaq culus oo uu kaga cabanayo saami qaybinta Xukuumada Kulmiye,Baaqan oo uu Suldaanku kasoo saaray magaalada Hargeysa ayaa waxa  uu u dhignaa sidan:- Hadii aanu nahay beesha Carbeed ee degta dhamaan Gobolada Jamhuuriyada Somaliland waxaanu xukuumada uu gadhwadeenka kayahay Mudane madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud siilanyo,aanu kaga cabanaynaa […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka Garyaqaan Ceydiid ilko Xanaf ayaa amar adag kusoo rogay Idaacadaha ka howl gala Magaalada Muqdisho waxa uuna ku amray Idaacadaha in aysan tabin Karin wax war ah oo ku aadan Dacwad u dhaxeysa Maxamuud Cali Shire iyo Dowlada Hoose. Sidoo kale Maalmahaan Ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka socdo Boob aad […]

Continue reading …