Home » Archives by category » Wararka (Page 1149)

Xuska Maalinta Biyaha Aduunka Oo Laga Xusay Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Degmo Oo Ka Qayb Galey. Gabiley (SM) Maamulka Shirkada Biyaha ee Zam-Zam ee Magaalada Gabiley ayaa soo qaban-qaabiyay Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayay maalinta biyaha aduunka, oo lagu qabtay Hotel Qasrul-cabdala ee magaalada Gabiley. Munaasibadan oo ahayd mid siheer-sare ah […]

Continue reading …

Madaxweyne Ku xigeenka oo shahaadooyin siiyay Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope March 24th, 2013 Comments Off Hargeysa(SM):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ahna Ku simaha Madaxweynaha ayaa maanta Shahaadooyin gudoonsiiyey Toban arday oo ka qalin jebiyey Degree labaad ee Jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa. Xafladan ardayda shahaadooyinka lagu Gudoonsiinayey oo […]

Continue reading …
Kulankii Wasiirka Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Eng Axmed Cabdi Ducaale ee London….22.3.13

Please follow and like us:

Continue reading …

Sheekh Shariiif Sheekh Axmed oo markii ugu horeysay ka hadlay Siyaasada Dalka iyo guulaha ee gaartay Dowlada Cusub Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya tan iyo markii dalka uu majaraha u qabtay ninkii xilkaasi uga guuleestay ee Xassan Sheekh Maxamuud. Sheekh Shariif oo lahadlayay […]

Continue reading …

Wasiirka Madaxtooyadda Imaaraadka Oo Kulan Balaadhan La yeeshay Weftigii Madaxweynaha Somaliland March 24th, 2013 Comments Off Nuxurka Qodobadii ay ka wada hadleen Labada dawladood Dubia (SM)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda […]

Continue reading …

Waxa habeenkii Jimcaha 22.3.13 ka dhacday Galbeedka Magaaladda London Xaflad isugu jirtay Soo dhaweyn iyo sii sagootin Wasiirka Macdanta,Biyaha iyo Tamarta Somaliland Eng Xuseen Cabdi Ducaale. Xafladaas oo ay soo qaban-qabiyeen Safaarada Somaliland ee UK oo uu hormuud ka yahay Safiirka Somaliland ee UK Mudane Cali Aadan Cawaale. iyo Ururka SSUK oo uu gudoomiye ka […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayay Oo Goor Dhawayd Gaadhay Dubai Iyo Soo Dhawayn Layaab leh oo Loogu Sameeyey Dubai   Madaxweynaha iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gadheen Dubai waxa halkaas …. Daawo Sawirro Tiro Badan Dubai (SM)- Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Watigii uu hogaaminayay ayaa goor-dhaweyd gaadhay Magaaladda […]

Continue reading …

Somaliland: Guddoomiyaha Baanka dhexe Oo Digniin Adag U Jeediyay Xawaaladaha March 23rd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi ayaa sheegay inaanu Baanka Dawladu Maamulin Lacagta ku jirta Qasnada Dawladda ee Baanka, balse ay hada maamulaan oo kaliya waxa uu ku tilmaamay lacagta Cashuurta ah ee dawlada u soo xaroota. Cabdi Dirir Cabdi […]

Continue reading …

Al-shabaab oo Degmada Xudur ku gowracay Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame March 19, 2013 – Written by editor Xudur:-Waxaa Allaha u naxariistee lagu dilay Degmada Xudur xalay  Sh. C/raxmaan Macalin Warsame, oo  ka mid ahaa culimo’udiinka sida weyn looga yaqaan gobolka Bakool.:Sheekh C/raxmaan Macalin Warsame ayaa waxaa gurigiisa kala baxay ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab xalay waxaan […]

Continue reading …

Berbera 23.3.13 (SM)  Madaxwayne Siilaanyo iyo Waftigiisa saaka u Baxay Dalka imaaraadka oo uu Martiqaad Rasmi ah ka Helay. Daawo Sawirada Waftiga madaxwaynaha oo saaka ka duulay madaarka Berbera….. Daawo sawiradda Berbera (GNS)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa u kicitimay Imaaraadka Carabta ka dib markii ay marti-qaad […]

Continue reading …

Ganacsato Carbeed Oo Booqasho Indho-indhayn ah ku Tagay Burco March 22nd, 2013 Comments Off Burco (SM): Wefti balaadhan oo maalgashadayaal Ganacsato ajanabi ah oo u dhashay dalka Qadar ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Waxaanay weftigaasi kulan la yeesheen maamulka gobolka Togdheer iyo waliba shirkada Al-Ancaam ee maamusha maxjarka naaxinta […]

Continue reading …

Maayarka Hargeysa Oo Ka Waramay Xaaladiisa Caafimaad, si adagna u Beeniyay inuu Is-casilay March 23rd, 2013 Comments Off Dubia (DAWAN)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa ahna Maayarka Caasimadda Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo muddo laba bilood ku siman ku jiray cisbitaal ku yaala magaaladda Abu dubai ee dalka Isku taga imaaraadka Carabta oo uu xaalad caafimaad […]

Continue reading …

Dawladaha Imaaraadka Iyo Qatar Oo siyaasad kala fog u wajahay Somaliland Iyo Soomaaliya March 22nd, 2013  Hargeysa (SM)-Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya, arrintan ayaa hadda uun u soo baxday dibada, iyadoo Dawladda Imaraadka Carabtu, ay diyaarad khaasa u soo […]

Continue reading …

Booqashadii iyo wacyi Galintii Caruurta Xaafada DAAMI ee Hargiesa ,Waa  runtii Mucjisooyinka ay caruurtan yar yar leeyihin ayaa ah kuwo dad- doodu iyo maskooxda ay kala wayn yihiin waxan la kulmay caruur 5 jir ilaa 6 jir ah oo hadanaa xafidsan Magacayadaa ALLAH. Waxa muhiim ah in Caruurta noocaasoo kale ah aad loo ilaaliyo, Waa […]

Continue reading …

  Socdaalkii Same-wade Maalintiisii 7aad iyo Soo Dhawayntii Degmada Shilaabo iyo Magaalada Qabridahar oo Waftigu Seexday Caawa kuna Maqsuuday Soo Dhawayntii Shacabka Qabridahare. Qabridahare(SM).waftiga Madaxweynaha DDSI uu hogaaminayo ayaa maalmahanba dhexmushaaxayay Dhulkii ay UBBO Guuraha ku mari jirtay,islamarkaana Shaaca ka qaaday in ay Been iyo mala awaal huwan aragti dhaan dabangaale ay UBBO la dhexmeeri […]

Continue reading …
Shirkadda Sagal Jet oo xarun ka furatay Burco…Daawo Video

Shirkada Sagal Jet oo xarun ka furatay Burco…Daawo Video   Please follow and like us:

Continue reading …

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Gobolka Sanaag Oo Qabtay Afar Doonyood Oo Ku Soo Xad-gudbay Biyaha Somaliland Marc Add Media h 21, 2013 | Filed under: Maqaalo,News | Posted by: a9xcg Hargaysa (SM): Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa habeen hore gacanta ku dhigay afar doonyood oo si sharci daro ah ku soo galay badda Somaliland, kuwaasi oo […]

Continue reading …

Mogdisho 21.3.12 (SM)Caawa maqribnimadii ayaa qarax is miidaamin ah waxaa uu ka dhacay saldhig ciidamada dowlada Somalia ku leeyihiin qeybta lagu iibiyo dawooyinka ee Suuqa Bakaaraha kaasoo lagu soo waramayo inuu geystay khasaare nafeed.Wararku waxay sheegayaan inuu fuliyey nin dhalinyaro ah oo isku soo xidhay waxyaabaha qarxa kaasoo gudaha u galay saldhigaas ka dibna isqarxiyey, […]

Continue reading …

Dawladda Imaaraadka Oo Diyaarad Khaas Ah U Soo Diraya Madaxwayne Siilaanyo Oo Dubai Kula Kulmaya Madaxwaynaha Somaliya Hargeysa (Ramaas) Mar 21,2013 – Madaxwayanaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa la filyaa inay maalinta barri ah u ambo baxaan dalka isku tagga Imaaraadka Carabta. Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo […]

Continue reading …

Mareykanka oo Malaayiin Doollar dul-dhigay Xubno Mareykan ah oo ka Barbar Dagaalama Xarakada Al-shabaab Khamiis, Maarso 21, 2013 (HOL) — Waaxda arrimaha dibadda Mareykayka ayaa soo saartay warbixin lacago lagu dul dhigay madaxa laba ruux oo u dhashay dalka Mareykanka oo ka barbar dagaalama Al-shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida. Cumar Xamaami oo loo yaqaan […]

Continue reading …