Home » Archives by category » Wararka (Page 1186)

Ciidamada Militariga iyo Nabad Suggida ee Dowladda, ayaa waxay caawa si xoogan isaga caabiyeen Xoogag hubeysan, oo ku soo qaaday weerar gaadmo lahaa. Xoogagaan oo loo fishay in ay ka tirsan yihiin dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab, ayaa waxa ay weerar xoogan ku ekeeyeen Dhismaha Xarunta Sarta Qabyada, oo ku taala Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada […]

Continue reading …

Hayada Xuquuqul Insaanka ee Amnesty International oo Canbaaraysay Xadhiga Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Gobolka Togdheer Baaqna Ka Soo Saartay Nairobi-(Salaanmedia.com)- ka soo baxay Hay’adda Amnesty International ee Xuquuqda Aadanaha u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay Xadhigii ay Dhawaan Xukuumada Somaliland u gaysatay Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar kaasi […]

Continue reading …

Madaxa Maamulka Kmg ah ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa waxaa maanta lagu caleemo saaray Munaasabad si weyn loo soo agaasimay, oo ka dhacday Madaxtooyada Magaalada Kismaayo. Munaasabadaan, ayaa waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Somaliya, Ku Xigeenka Madaxweynaha Puntland, Wakiilo ka socda Dowladda Jabuuti, Ergaga Qaramada Midoobe […]

Continue reading …

Dagaal laga cabsi-qabo inuu ka Qarxo Tuulladda BOODHLAY iyo Maamulka Gobolkaas oo dhagaha ka Fureystay Xaalada Cakiran ee halkaas Read more: Dagaal laga cabsi-qabo inuu ka Qarxo Tuulladda BOODHLAY iyo Maamulka Gobolkaas oo dhagaha ka Fureystay Xaalada Cakiran ee halkaas Burco 20/01/2014-(Salaanmedia.com)-Tuuladda Boodhlay oo ka tirsan Gobalka Daad-madheedh, ayaa waxa ka taagan xaalad colaadeed oo […]

Continue reading …

Daawo Sawirada Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Seattle Washington Oo Loo Soo Agaasimay Si Heer Sare Ah Seattle -Waxa caawa oo bishu tahay January 19,2014 ka dhacday magaalada Seattle Washington ee USA xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo wacyigelinta iyo dardargelinta arrimaha xisbiga WADDANI ee Seattle Washington. Xafladda waxa ka soo qaybgalay bulshada […]

Continue reading …

  Hogaamiyaha Jamhuuriyada Islaamiga ee Jejniya Ramzan Kaydrov ayaa Shaaca ka qaaday in lasiin doono lacag dhan Kun Dollar Waalidiinta Jejniya u dhashay ee ubadkooda u bixiya Magaca Nabigeena Maxamed (NNKH). Ramzan Kaydrov ayaa sheegay in lacagta abaal marin ahaan loo siinayo Qoyskii ubadkooda u bixiya Magaca Maxamed ay Bixin doonto Hay’ad ay Hooyadiis Madax […]

Continue reading …

Hargeysa (SM)- Guddoomiyaha cusub ee gobolka Salal ooh ore u ahaa Wasiirkii hore ee wasaarada dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska dawladdii hore ee madaxweyne Daahir Rayaale iyo xildhibaano ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo dhawaan ka soo yeedhay shakhsiyaad ka soo jeeda gobolka Salal oo si qaawan u weeraray xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Waraysi Wasiirkii Hore ee Duulista iyo Hawada S/land Mohamed Cabdi Dheere.
Continue reading …
Daawo Muuqaal “Wiil Soomaali oo loo magaacaabay abaalmarinta ugu sareysa ee filimada caalamka ee loo yaqaano Oscarka!!
Continue reading …
Daawo Muqaal..Nuxurka Sagaal Qodob Oo Laga Soo Saaray Wadahalka Somaliland Iyo Soomaaliya Uga Socday Turkiga

Sunday, January 19th, 2014  Nuxurka Sagaal Qodob Oo Laga Soo Saaray Wadahalka Somaliland Iyo Soomaaliya Uga Socday Turkiga Jan 19, 2014 Istanbul(SM) – Wareeggii shanaad ee Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya maalmahan uga socday magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, ayaa galabta la soo gebagebeeyay, waxaana lagu soo gunaanaday Sagaal qodob oo ay saxeexeen Wasiirka Arrimaha Dibadda […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa) – Shirwaynaha saddexaad ee xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa si rasmi ah dib loogu dhigay markii saddexaad, ka dib markii Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu dhawaan soo jeediyay in shirwaynaha Kulmiye dib loo dhigo.     War-saxaafadeedka oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shirwaynaha Kulmiye, Abiibakar Xaamud Jibriil, ayaa […]

Continue reading …
Daawo Muqaal: Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Mr. Seed Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Halka Hada Dalku Maraayo.

Jan 19,2014 Borama(SM) – Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee wadani Mudane Axmed Muumin Seed oo maalmihii u danbeeyay safar hawleed ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa ka waramay xaal uu sheegay in uu aad u liito oo dalku maraayo, sidoo kalena madaxweyne Ismaciil C. Geele ku tilmaamay Mandelaha Geeska Africka, daawo.  

Continue reading …

Ammaanka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo saaka Magaalada lagu arkayo ciidamo Kenyatti ah iyo kuwa Maamulka KMG ee Jubba. Dadka reer Kismaayo ayaa soo sheegaya in wado waliba oo kamid ah Magaalada ay taagan yihiin ciidamada Kenya iyo kuwa Maamulka Jubba, iyadoo gaadiidka yar-yar ee Magaalada meelaha […]

Continue reading …

Shirkadda Diyaaradaha Ee Al-Carabiya Oo Shalay Si Kulul U Beenisay Inay Wada Hadal Kula Jirto Xukuumadda Somaliland Sidoo Kalena Cadaysay In Aanay Qorshahaba Ugu Jirin Wada Hadalkaasi. Jan 19,2014 Hargeysa(SM)-Shirkadda diyaaradaha ee Al-Arabia Airlines, ayaa si kulul u beenisay inay wax wada hadal ah kula jirto xukuumadda Somaliland, iyadoo sidoo kalena cadaysay inaanay qorshahaba ugu […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancade oo booqday jiida Bari ee Ciidamadda Somaliland.
Continue reading …

Gudoomaya Xsibiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye  Muuse Biixi Cabdi Ayaa markii u horaysay ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha muranada iyo khilaafyada ka dhex aloosnaa xisbiga dhawarkii bilood ee u dambeeyay,dib u dhigista shirwaynaha xisbiga iyo waliba doorkiisa murashaxnimo ee xisbiga,Muuse Biixi oo maanta shirjaraa`id ku qabtay Xarunta xisbiga ee magalada Hargeysa ayaa waxa […]

Continue reading …

Sheekh Maxamed Haybe Geele oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa oo uu shalay nin tooray ku weeraray,isaga oo muxaadiro ku qabanayey badhtamaha Magalada Hargeysa. Sheekh Maxamed, waxa uu ninkaasi laba goor tooreyda kaga dhuftay garabka bidix oo dhawr qodob la tolay. Sheekha oo ay warbaahintu ku booqday cisbitaalka guud oo lagu dawaynayey ayaa ka […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Soo dhaweyntii madaxweynaha Dawlad degaameedka Soomaalida Etoobiya Cabdi Maxamed Cumar oo London ka dhacay.
Continue reading …

SLNTV Paris Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed  Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta galinkii hore booqasho rasmiya Kuyimi dalka Faransiiska. Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeeyey msuuliyiin dalka Fransiiska iyo jaliayada Somaliland ee dalka Fransiiska Madaxwaynaha oo qolka nashada ee madaarka Paris saaxafada ugu waramaey ayaa sheegay inuu dalka Faransiiska […]

Continue reading …

“..Shacbigu 97% ayuu ku goostay inay gooni-isu-taagaan, Maanta Baahi uma qabno..” Md. Cabdiraxmaan Cirro Hargeysa(SM)-Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa gaashaanka ku dhuftay Afti mar labaad Shacbiga reer Somaliland lagu weydiiyo mawqifkooda ku aadan Midnimada iyo goon-isu-taaga Jamhuuriyada Somaliland. Guddoomiye Cirro waxa uu sidaa ku sheegay Waraysi Magaalada Hargeysa Shalay uu ku […]

Continue reading …