Home » Archives by category » Wararka (Page 1187)

Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Ka Wada Hadlay hanaanka loo maamulayo deeqaha May 21st, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay  Safiirka midowga Yurub ka socda oo la yidhaahdo Michele Cervone d’Urso. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, […]

Continue reading …

munasaba lagu dabaal dagayo sanaad guraadi kaso waregtay 22 guuradi 18 may ee somaliland diib ulaso labaatay xorniimadedaa buxda ayaa laagu qabtay casimada dalka uganda ee kampala (kampala(sm)xaflada ayaa ahay miidi ugu dadka baadnayd marka loo eego xafladi 18 may ee hoore uga dhici jiiray kampala taaso aay iska kashaanayan ururka ardayda somaliland iyo jaliyada […]

Continue reading …
DAAWO…Xafladii 18may 2013 ee dalka Sweden Stockholm

Please follow and like us:

Continue reading …
Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah(Daawo Muuqaal+Warbixin)

Soomaalida ka ganacsata Daroogada ee Dalka Canada oo lacago faro badan ku raadinaya filim fadeexad ah(Daawo Muuqaal+Warbixin)   Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro badan ay ku raadinayaan filim fadeexad ah oo muujinaayo duqa magaalada Toront ee dalka Canada oo isticmaalaaya daroogada cocaine. Soomaalida ka ganacsatada daroogada […]

Continue reading …

Minnesota iyo Xafladdii 18ka May 2013 Xafladdii Ugu Weyneyd Abid ee lagu Xuso 18 Ka May+Sawiro   Published: 21/05/2013 @08:10     Waxa habeenkii Sabtidii ee ay taariikhdu ahay 18kii May 2013 ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, USA xaflad aad u weyn oo ay kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan oo […]

Continue reading …

Waxa aanu si aad ah u Cambaaraynaynaa Fara-gelinta iyo Xad-gudubka Siyaasadeed ee Joogtada ah ee ay Dawlada Somaliya ku hayso Jamhuuriyada Somaliland..Xisbiga UCID Published: 20/05/2013 @17:27   Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid waxa uu u taaganyahay ilaalinta jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland,fulinta go’aanka shacabka ee madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland.   Waxa aanu si aad ah u cambaaraynaynaa […]

Continue reading …

Qoraalkan  UN Ee Maamulka Muqdisho Ka Bixiyay Somaliland Oo Hawadeeda Ka Xidhatay, Waa Xad Gudub Badheedh Ah Oo Lagula Kacay Iyo Jebin Qodob Ka Mid Ah Go’aannadii Heshiiskii Ankara. Somaliland Waxa Looga Fadhiyaa Inay Dhankeeda Dibu Qiimayn Ku Samayso Wixii Hore Loogu Ballamay Iyo Waxa Ku TaloGalka Dambe Noqonayo Maadama Ay Si Ula Kac Ah […]

Continue reading …

Taariikhdii la Dafiray (The Denied History) Dr. Maxamed-Rashiid Sheek Xassan (Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibeda Somaliland).   Waxa xusid mudan dhacdadii naxdinta iyo argagaxa xambaarsanayd ee lagu laayay dadkii 40-ka kor u dhaafay…….. Hadal layaab leh ayaa ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya Maalintii la xusayay xornimada Somaliland.? ?. ?18 May Waxay Mudnayd Hambalyo iyo Hawraar San, […]

Continue reading …
Daawo khudbadii Dr Adna  Aadan ka jeedisay shirkii aqoonsiga Somaliland ee EU ee Brussels

Please follow and like us:

Continue reading …

Shirkadda TELESOM ee Horyaalka Isgaadhsiinta oo Wacdaro ka muujisay Xuskii 18-ka May May 20th, 2013  Hargeysa (Somaliland.Org) -Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa si wayn uga qayb qaadatay dabaal deggii xuskii 18 May ee 2013. Xuskan oo ahaa kii ugu waynaa ee abid Somaliland qaranimadeeda sidan oo kale looga xuso. Xafladdan waxaa ka soo […]

Continue reading …

“Somalia Waxaan U Soo Jeedin Lahaa In Aanay Ku Riyoon Somaliland” May 20th, 2013  HARGYESA (SM)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee uu ku diray Qaranimadda iyo Jiritaanka Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda […]

Continue reading …
18 May Somaliland day as celebrated in Hargeysa by Aljazeera

Please follow and like us:

Continue reading …

Sawiradii ugu xiisaha badnaa ee xafladii 18May ee ka dhacday London Daawasho wacan May 19, 2013   Please follow and like us:

Continue reading …

Toronto. Xafladii 18 May ee Toronto ka dhacday iyo wasiirudawlaha wasaarada maaliyada Somaliland oo kala qayb galey+ wacradihii fanaaniinta   Xafladii ugu waynayd Canada ka dhacday iyo Madax sarsare oo ka hadlay Goobtaasi………. Toronto(SM)Jaaaliada somalialnd ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wacdaro ka muujiyey xuskii 18ka may ee ka dhacay dalkaasi. Xafladii ugu waynayd […]

Continue reading …

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO.     Please follow and like us:

Continue reading …

Magacaabis Xil Cusub Oo Loo Magacaabay Mudane Yusuf Budle Xoghayaha Arrimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga‏ Ee Xisbiga UCID.   War saxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid  Axmed Aden Ismaaciil (Keyse)….. War saxaafadeedkan uu soo saaray Xoghayuhu ayaa saaca ka qaaday in maanta laga bilaabo uu Mudane Yuusuf Budle yahay Xoghayaha Arrimaha Debada […]

Continue reading …

Burco 18.5.13(SM)Sanad-guuradda 22-aad ee Madax-banaanida Somaliland oo si weyn looga xusay Togdheer May 18th, 2013 Comments OffSanad-guuradda 22-aad ee Madax-banaanida Somaliland oo si weyn looga xusay Togdheer May 18th, 2013 Comments Off Burco (So)-Waxa munaasabada xuska ee maanta ka qabsoontay magaalada Burco ay ahayd mid ka duwan xusaskii hore taasi oo ay ka muuqatay munaasibadani […]

Continue reading …

 Shirkada Isgaadhsiinta casriga ah Ee Telesom Oo Maanta Si Wayn Uga Dhex Muuqatay Xuska Dabaaldaga 18-ka May.   Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Telesom Ee Gobolka Gabiley oo uu horkacayo maamulka shirkadaasi, Ayaa Iyagu Ahaa …. Gabiley (SM)- Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Telesom Ayaa Maanta Si Wayn Uga Dhex muuqatay Xuska Dabaaldaga 18-ka May Ee Gobolka […]

Continue reading …

Waxay Ahayd Nabar Xanuun Badan Iyo Wax Naxdin Leh, Oo Aan La ilaawi Karin Diyaradiihii Hargeysa Ka kacayey Ee Duqaynayey Maatadii Hargeysa” Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo Ee 18-ka May May 18,2013 Hargaysa (SM) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay Xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo maanta si weyn […]

Continue reading …

Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay xarunta EU oo aykasoo qaybgaleen qaarka mid ah Golaha Wasiirada iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ay ugu horeyso Dr Adna, Waxa kale oo ka hadlay madax ka socday EU iyo Turkey.   Kulanka oo aysoo abaabuleen […]

Continue reading …