Home » Archives by category » Wararka (Page 1188)

Kulan samaf ah oo caawa ka dhici doona Savanna Restaurant London iyo madax Somaliland ah oo uu hogaaminaayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo madax kale oo ka tirsan Somaliland,   Kulankan oo u dhexeeya jaaliyadda reer Somaliland ee UK iyo madaxda Somaliland oo dhawaan dhici doona lasoco wararka iyo Sawiradaba dhawaan Insha Allah.   […]

Continue reading …

Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku ay uga noqdeeny mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda, waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland. Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafadda si […]

Continue reading …

Abwaan Muuse Cali Faruur Oo Beeniyay War uu Qoray Wargeyska HUBAAL May 23rd, 2013  Hargeysa (SM)- Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka mid ah tirsan waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa galabta beeniyay war ku soo baxay Wargeyska HUBAAL ee cadadkiisii 248 ee soo baxay Khamiistii Maanta. Kaasi oo sheegayay in Agaasimaha Guud […]

Continue reading …

Waxaa Maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in Kulan Deg deg ah yeeshaan guddiga amaanka Qaranka Ingiriiska si ay uga arinsadaan dhacdadii shalay lagu dilay Askari katirsan Ciidanka Milatariga Dalkaasi oo lagu dilay Magaalada London. Labo Nin oo la rumeesan yahay in ee Yihiin Muslimiin ayaa Midiyo iyo Faasas ay wateen waxa ee ku dileen […]

Continue reading …

(SM Burco) Masuuliyinta Ururka Smart Charity Foundation ayaa Xaflad Baladhan Oo ay ku Qabteen Hoolka Xarunta Dowlada Hoose Burco ayaa Agab Kale Duwan oo isugu Jira Qalabka Ciyaraha Gudoonsiyay Ardayda Dugsiga Dhagolayasha Ee Magalada Burco. Xafladani oo ahayd mid si baladhan loo soo Qaban-Qabiyay Waxa ka soo Qayb-Galay Mayirka Burco.Xildhibaano.ardayda Dhagolayasha ah.iyo marti Sharaf Kale […]

Continue reading …

    Waxa hadaba maanta farxad weyn oo aan la soo koobi karin noo ah in uu dalkan Australia markii ugu horeysay uu nagula ciiday Saacatul wasiir,  Xuseen Cabdi Ducaale. The Right Honorable Minister for Mining, Energy and Water Resources of the Republic of Somaliland.   Waxa kale oo aanu iyagana aanu halkan aan uga mahadnaqaynaa wasiirada kala […]

Continue reading …

  Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday weerar   u dhaxeeyey labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Midi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo Lagu Sheegay in  uu ahaa Ciidan ka Tirsan Ciidamada Dalka Ingriiska da’diisana lagu qiyaasay 20-Sano jir. Nimanka ayaa Wiilkan Yar waxa ay […]

Continue reading …

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Oo Tababar U Xidhay Koox Weriyayaal Ah Oo Ka Kala Socday Qeybaha Kala Duwan Ee Warbaahinta Iyo Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey  “Saxaafada xorta ahi waxay udub dhaxaad u tahay kaalina ay ka geysataa mujtamaca xorta ah” Mr Andy Hill oo ah khabiir Ingiriis ah oo muddo dheer aduunka kaga […]

Continue reading …

Xaafadda dadka Soomaalidu aadka ugu badan tahay ee Woolwich oo ku taala Koonfur Bari ee magaalada London oo maanta uu ka dhacay dil isugu jira 1 qof oo  dhintay iyo laba qof oo dhaawac ah oo mid ka mid ahi ay xaaladiisu aad u liidato,Waxa kale oo la sheegayaa in uu dhintay askari ka mid […]

Continue reading …
Daawo Muuqaal Ahaan Dhacdada Qabsatay Hooyada Soomaaliyeed

Dhacdo naxdin iyo murug badan leh ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool dalka South Africa ka dib markii 5 caruur ah oo ay dhashay ay ka qaadatey dowlada dalka South Africa. Hooyadaan oo lagu magacaabo Saciido Sheekh Ciise Ibraahim Yare oo ku nool dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland/Somalia May 22nd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Etiennce De Poncins oo socdaal rasmi ah ku yimid dalka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Mudane Dr Maxamed Cabdilaahi […]

Continue reading …

  Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-Ka May Ee Magaalada Shaffield Ee Wadanka Ingiriiska Oo U Mahad Celiyey Masuuliyiinta Iyo Dadkii Ka Soo Qayb Galay Munaasibadii Ka Dhacday Magaaladaasi. (SM) Wednesday, May 22, 2013  Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-Ka May Ee Magaalada Shaffield Ee Wadanka Ingiriiska Oo U Mahad Celiyey Masuuliyiinta Iyo Dadkii Ka Soo Qayb […]

Continue reading …

Waxa   habeenkii xalay oo ay  bishu  tahay  21/05/2013 kaqsoomay  magaalada  BRISTOL UK   munaasibad aad   iyo aad u  balaadha  oo ay  ilyartu isaqabatay     xafladaasi oo kadhacday   BRISTOL HOTEL  PRINCESS  STREET  BRISTOL  ujeeda  munaasibadan  oo ahayd  dabaal dega   18 may      22  guuradii  kasoo wareegtay dib  ulasoo  noqoshada   […]

Continue reading …

Hargeysa: Suldaan Afar Xaas Oo Uu Qabo Guri Isugu Geeyay Iyo Xog-waranka Uu Bixiyay Hargeysa(SM)-Suldaan Maxamed Muuse Nuur ( Abu-Sufyaan ), oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland, ayaa ku guulaystay inuu guursado afar haween ah isla markaasna uu wada dajiyo hal guri iyaga iyo carruurtoodaba. Suldaan Maxamed Muuse waxa uu si xiiso leh uga sheekeeyay […]

Continue reading …

XILDHIBAANKA DA’DA YAR EE REER SOMALILAND MUDANE AMIIR ADEN AYAA COD DHEER KU YIDHI AQOONSADA SOMALILAND Stockholm (SM) 21.05.2013 Mudane ka tirsan Baarlamaanka wadanka Sweden Mudane Amir Aden, ayaa bulshada caalamka ugu baaqay inay aqoonsadaan qaddiyadda madaxbanaanida Somaliland. Xildhibaan Amiir Aaden, wuxuu sidan ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray 18 May, kaas oo uu ugu […]

Continue reading …

 “Ismaaciil Shaqalle  oo Derejadiisa la yaqaanay waxa la yidhi waa Sarreeye Gaas, Dhancadde oo la yaqaanayna Waxba lama siinin, annaguna ma Rumaysan nin dhintay baa aakhiro derejo lagu Siiyaa”  Hargeysa (SM)- Afheeynka guddida guud ee beelaha Habar Yoonis Md. Maxamed Muuse Cune oo loo yaqaan Faarax-deyr ayaa Madaxweynaha uga digay luminta kalsoonidii beeshoodu ku qabtay […]

Continue reading …

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska May 21st, 2013  London(SM):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan CabdillaahiIsmaaciil(Saylici) iyo weftigii uu hoggaaminyey ayaa maanta booqday xarunta baarlamaanka dalka Britain ee magaalada London oo magaceeda la yidhaahdo West Minister. Iyada oo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyey. Madaxweyne ku xigeenka oo […]

Continue reading …

Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay noogala soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK. Please follow and like us:

Continue reading …

Please follow and like us:

Continue reading …

Puntland Oo Dad Soomaali ah u Diiday In ay Ka Soo Dagaan Dekadda Boosaaso Iyo Haween Iyo Caruur Ay Dhibaato ku hayso Dekadaha Yemen. Boqolal Qaxooti Somali ah oo doonayay in ay dib ugu laabtan Dalka Somaliya ayaa ku xaniban qaar ka mid ah dekadaha Dalka yemen. Qaxootigan oo u badan Haween iyo caruur ayaa […]

Continue reading …