Home » Archives by category » Wararka (Page 1190)

  May 12th, 2013 “Arrimihii aanu ku heshiinay xukuumadda wax badan baa fulay, wax bandanna way hadhsan yihiin, waanay socotaa” Hargeysa (SM)-Wasiirka dib u dejinta Somaliland Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay inuu is casilayo. Waxaanu ku dooday inaanu jirin wax is afgaran waa ah oo soo kala dhex […]

Continue reading …

  Shir Balaadhan oo Dib Loogu Habeeyay Qaabdhismeedka Ururka Haweenka DDSI ee Uk Laguna Dardargalinayay Waxqabadkooda Ayaa Ka Dhacay Gudaha Safaarada DFI ku Leedahay London(Uk). London(SM) Sabti may 11,2013.Taariikhdu markay ahayd 7.5.13 ayaa ayaa Shir balaadhan oo lagu Dhamaystirayay Qaabdhismeedka Ururka Haweenka DDSI ee Uk uu ka dhacay Gudaha Safaarada DFI ay ku leedahay London […]

Continue reading …

(SM-Hargeysa) Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudani Cabdiraxam Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa kulan muhiima la qaatey Wasaaradda Arimaha Debedda ee Finland. Kulankaasi oo shalay ka dhacay Wasaaradda Arimaha debedda ayaa warbixin dheer kaga dhegeysteen Mudane Gudoomiye Cirro oo aad ugu dheeraadey qadiyadda iyo xaaladda siyaasadda Somaliland, taasoo oo ku nuux nuuxsadey sidii […]

Continue reading …

  (SM.-Hargeysa) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu Saaka u anbabaxo Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, halkaasoo uu booqasho hal maalin ah ku joogi doono, . Madaxweyne Axmed-siilaanyo ayaa la sheegay in safarkiisu uu la xidhiidho arrimo door ah, kuwaasoo ay ugu waa weyn yihiin furitaanka Mashaariic horumarineed oo […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Itoobiya ku joogay safar Shaqo ayaa lakulmey Safiirka Somaliland ee itoobiya iyo dhallinyarada reer somaliland ee jooga itoobiya.‏   Published: 04/08/2012 @07:40   Gudoomiyaha Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Itoobiya ku joogay safar Shaqo ayaa lakulmey Safiirka Somaliland ee itoobiya iyo dhallinyarada reer somaliland ee jooga itoobiya.‏   Waxa safar shaqo […]

Continue reading …

Waxa caawav12.5.13 shir balaadhan isugu yimid Xisbiga UCID,shirkaas oo ka dhacay badhtamaha magaaladda London ,Waxa kasoo qaybgalay dad aad u farabadan oo isugu jira tageerayaasha Xisbiga UCID iyo madaxda xisbiga oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID  Eng Faysal  Cali Waraabe,Musharaxa  Madaxweynaha ee Xisbiga  Jamaal Cali Xuseen,Xoghayaha Xisbiga Kayse Gurey iyo qaar kale oo ka mid […]

Continue reading …

Waxaa Goordhaw oo Caawa Qarax uu ka dhax dhacay mid kamid ah masaajiida kuyaala Magaalada Muqdisho iyo faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya qaabka uu qarxaaasi u dhacay. Qaraxa ayaa ka dhacay Masjidka Sheekh Aweys oo kuyaala Isgooska Ceel Gaabta ee Degmada Xamar Jajab waxaana la sheegay in Nin watay bambaanada gacanta laga tuuro […]

Continue reading …

May 11th, 2013 Hargeysa (SM)- Waxa maanta soo gaadhay magaalada Booraam wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana ay ku weheliyaan wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud. Maxamuud Bare Garaad iyo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Mud. Cakuse. Waftiga ayaa markii ay soo gaadheen gobolka Awdal loogu […]

Continue reading …

  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Faysal Cali Warabe Oo Kulan Aan Hore Loo Sii Shaacin La Yeeshay Madaxda Somaliya Ugu Saraysa + Sawiro. Birmingham (SM) May11, 2013 Guddomiya Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Warabe ayaa si lama filaan ah waxa uu uga soo dhex muuqday  oo uu kulan qar soodi […]

Continue reading …

(Sm-Hargeysa) Fadhigii golaha wakiilada Somaliland ee maanta oo uu shir gudoominaayey gudoomiye ku xigeeenka Koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe maxa,ed Faarax  ayaa waxaa maanta loo qaybiyey Xeerka booliska oo ay soo dhamaystireen gudidii gacanta ku haysay . Dhinaca kale waxaa maanta loo qaybiyey Mudanayaasha golaha wakiilada somaliland xeerka Statistics-ka Oo Hore ay u ansixiyeen […]

Continue reading …

Wiil Soomaaliyeed oo lagu Dilay Xaafada Penge Bromley ee Londan   Waxaa Habeen hore lagu Diley Wiil Somali ah Xafad ku taala Konfor Bari Magalada London oo la yidhaa Penge o ka tirsan Bromley,Wiilkan oo lagu Magcaabi jirey (Marxuun Khadar Xasan Xuseen) da,diisuna aheed 19 Jir oo uu ku Noola Mudada uu Jireyba Xaflada Bromley,Waxaanaa […]

Continue reading …

12:21 am | Booliska Burco oo Gacanta ku dhigay Nin Xaaskiisii Qudha jaray Maanta. Burco(Salaanmedia)- Booliska Burco ayaa gacanta ku dhigay nin maanta duhurnimadii xaaskiisa qudha ka jaray oo la odhan jiray Maxamed Axmed Xirsi, oo baadigoog xoogan boolisku u galeen qabashadiisa. Booliska ayaa sheega inay ninkan qabteen isagoo doonaya inuu ka baxo magaalada,balse ay ku […]

Continue reading …

Suldaan Xiiray Oo Baaq u jeediyay Axsaabta Siyaasadda Somaliland May 10th, 2013 Hargaysa (SM); Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay axsaabta siyaasada iyo shacbiga Somaliland in ay ilaaliyaan nabadgalyada. Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray oo maanta warbaahinta la hadlay waxa uu sheegay in looga baahan yahay xisbiyada siyaasada iyo […]

Continue reading …

Prof. Samatar Oo Sheegay in la joogo xiligii caalamku dhegaysan lahaa Somaliland May 10th, 2013 USA (SM)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah balse 22-kii sano ee ay jirta Somaliland si wayn u aaminsanaa mabda’a Somaliweyn oo mudooyinkan u muuqday mid ka soo dabcay halkii uu taagnaa ayaa sheegay inuu cadaawad badan […]

Continue reading …

Xaflaan xadhiga lagaga jarayay xafiiska waaxda qorshaynta dawlada hoose ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay xoghayaha fulinta dawlada hoose ….. Gabiley(SM)-Gudoomiyaha gobolka gabiley mudane yuusuf Ibrahim geedi ayaa manta xadhiga ka jaray Xafiis cusub oo ka kooban laba qol oo ay yeelanayso waaxda qorshaynta dawlada hoose Ee Degmeda Gabiley. Xafladan xadhiga lagaga jarayay xafiiska waaxda […]

Continue reading …

Burco (SM)ALLA Haw Naxariistee  waxa maanta shir gaadhi ku geeriyooday Mohamed Naaleeye Good Abees oo ka mid ahaa Odayasha gobolka Togdheer geeridiisa oo naloo xaqiijiyey waxa uu ku geeryooday Shil Baabuur.Shilkan Baabuur oo ka dhacay jidka isku xidha Berbera iyo Hargaysa.Marxuumka ayaa maydkiisa loo soo wada magaaladda Burco, lana filayaa in lagu Aaso xabaalaha magaaladda […]

Continue reading …

Sida laga soo xigtay saraakiil ka agdhow ururka Al-Qaeda ayaa shaaciyay in qilaafaadka hareeyay xubnaha iyo hogaamiyaasha Xarakada Al-shabab ee Somalia ay sababtay in la dilo Abuu Mansuur Al-amriki kaasi oo ku jiray liiska shaqsiyaadka loogu doon doonista badan yahay xafiiska baaritaanada ee FBI-da Maraykanka. Saraakiisha oo ay jariidada Dunya Al-watan ay soo xiganayso ayaa […]

Continue reading …
Khudbadii Jimcaha  Mustafa Xaaji Ismaaciil..Daawo Video

Please follow and like us:

Continue reading …

QM oo sheegtay in ilaa 3000 askari ay AU uga dhimatay Soomaaliya  10 Mey, 2013, 04:52 GMT 07:52 SGA Soomaaliya waxaa lagu dilay ilaa 3,000 askari oo ka tirsan ciidamada nabad-ilaalinta midowga Africa tan iyo sanadkii 2007,sidaas waxaa sheegay ku xigeenka xog guud ee UN Jan Eliasson. Waxay qayb ka yihiin ciidamada nabad-ilaalinta AU ee […]

Continue reading …

Shirkada Telesom oo warsaxaafaded soo saartay ku saabsan lanbarada cusub ee ay kusoo kordhisay mobilada   Shirkadda Telesom oo la aasaasay sannadkii 2002, waa shirkad saamilay ah oo ay ku wax ku leeyihiin kun iyo dhowr boqol oo qof XAFIISKA SUUQGEYNTA IYO XIDHIIDHKA DADWEYNAHA Taar: April 08, 2013 WAR-SAXAAFADEED TELESOM OO LAMBARADA MOOBILKA KU SOO […]

Continue reading …