Home » Archives by category » Wararka (Page 1194)

Wednesday, January 8th, 2014   Jan 8, 2014 Muqdisho(SM) – Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan la filayay markale inuu ka furmo dalka Turkiga wajigii saddexaad ee wada hadaladii u dhexeeyay dhinacyada Somalida. Wuxuu sheegay Mr Buubaa […]

Continue reading …

  MADASHA WADATASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA OO MAHADNAQ IYO BOGAADIN U DIREYSA QURBA-JOOGA REER SOMALILAND. Anigoo ku hadlaya afka Madasha Waatashiga iyo Toosinta Qaran wxaan mahadnaq iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dadweyna reer Somaliland ee qurbaha ku nool sida ay hiil iyo hooba isula garabtaageen Madasha iyo wadan jacaylka iyo lexajeclada ay wadankooda u muujiyeen. […]

Continue reading …

            Waraysigii Radio-ga CHOU Ottawa iyo gudoomiyaha XISBIGA WADDANI ee Attowa Canada Osman Sh Dalmar oo uu kaga hadlayo gudomiyuhu arimo badan  Ottowa–Waxa bishan January 4,2014 ka dhacday magaalada Ottawa ee dalka Canada xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo iskugu jirtay daahfurka “laantii” xisbiga WADDANI  iyo wacyigelinta […]

Continue reading …

Waxaa hada soo dhamaatay Wareegii ugu dambeeyay ee Doorashada Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Puntiland oo ay isugu soo hadheen Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Cabdi Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Cabdi Wali Maxamed Gaas. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku guuleestay Doorashada Madaxtinimo ee Puntiland isagoona hal Cod kaliya ka sareeyay Musharixii la tartamaayey ee Cabdi […]

Continue reading …

  Musharax C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ilaa hada ku horeeyay Tirada Cododka ay xildhibaanadu dhiibteen ee doorashada musharaxiinta madexweynaha/ C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa haysta 27 cod sida natiijada hordhaca ah ay sheegayso. Wareega 2aad waxaa isugu soo hadhay C/raxmaan Faroole 27 Cod, Cali Xaaji Warsame oo haysta 13 iyo Musharax Gaas oo hasyta […]

Continue reading …

Jan 7, 2013 Hargeysa(SM)– Loollanka Baar-qabada ku hirdamaya gacan ku dhigista maamulka qaban-qaabada Shirweynaha Sadexaad ee Xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa mar kale khilaaf sababay in laba garab loo kala safto uu ka dhex qarxay, kaasoo hada gaadhay heer Xukuumadu si toos ah uga dhex muuqato dhinacyada isku haysta awooda hogaanka Xisbiga iyo hawlaha Shirweynaha. Wejiga Saddexaad […]

Continue reading …

SM/ Mucjisooyinka uu Iilaahay ugu tallogalay inay adoomadiisa wax ku qaataan, isla markaana dareemaan waxa eebe ugu tallogalay abuuritaankoodda iyo macnaha laga leeyahay waxa lagu tusaa siyaabo badan bani’aadamka ama loo dareengaliyaa.   Maalin walba waxa hortaadda timaada dhacdooyin qariiba ah oo qofka caqliga lihi ka faa’iidaysan karo si uu aakhiridadiisa uga dadaallo, isla markaana […]

Continue reading …
250 ruux oo Soomaali ah oo maanta laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga (Daawo Video)

250 ruux oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ah, ayaa waxaa maanta dib loogu soo celiyay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, markii laga soo tarxiilay dalka Sacuudi Carabiya. Dadkaan, ayaa isugu jira rag, haween iyo weliba caruur, kahor inta aan la soo tarxiilin, ayaa waxay muddo billo ah ay ku soo jireen xabsiyo ku yaala dalkaasi. Xabsiyada Sacuudiga, […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Wasiiradda Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam oo booqasho ku tagtay Boorama
Continue reading …

(SM-Hargeysa) – Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay inaan Telefiishanada dalku baahin karin warar ku salaysan qabyaalad iyo reernimo, waxayna sheegtay in tv-ga baahiya ruqsadda lagala noqonayo. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde, oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inuu la yaabay sababta Tifaftirayaasha Tv-yada iyo Wargeysyada dalka ka soo baxaa […]

Continue reading …

Madaxweynaha Somaliya Oo Mar Kale Ka Hadley Doorashooyinka Puntland Jan 7,2013 Muqdisho(SM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mar kale ka hadley doorashooyinka Puntland, iyada oo maanta musharixiintu ay jeediyeen khudbadihii barnaamijkooda siyaasadeed, Madaxweyne Xasan ayaa sheegey in uu aad ugu faraxsan yahay in marxaladdii u danbeysey ay doorashooyinku marayaan, War ka […]

Continue reading …

Jan 7,2013 Hargaysa(SM)-Madaxwaynaha Somaliland oo maanta xafiiskiisa ku qabilay wafti ka socoda shirkada DNO oo laga leeyahay dalka norway http://www.cadceed.com/wp-content/uploads/2014/01/siilaanyo.mp3 Salaanmedia/Hargaysa

Continue reading …
Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Daawooyin Ku Wareejiyay Xaruun Caafimaad Oo Ku Taal Xaafada Aadan Salebaan Ee Magaalada Burco

(SM:Burco) Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Daawooyin Ku Wareejiyay Xaruun Caafimaad Oo Ku Taal Xaafada Aadan Salebaan Ee Magaalada Burco Haddaba Halkan Ka Daawo Muqaalka Warkan Oo Dhamaystiran waxaana Idiin  

Continue reading …

Baaq Ku Wajahan Salaadiinta iyo Gudiga Gar-adag Ee Beesha Bariga Burco+Digniin ku socota koox Qandaraas ku qaadatey dagaal sokeeye oo ka istaadhma Burco . Anigoo ah Suldaan Maxamed Muuse Cune (Faarax-dayr) marka hore waxaan halkan baaq ugu dirayaa Salaadiinta beesha Bariga Burco gaar’ahaan kuwa Nabad-taliska ah ee samaha jecel ee uu ugu horeeyo  Suldaan Maxamed […]

Continue reading …
Continue reading …

                        Waxaa Goordhaw Dibad bax aad u balaadhan ka bilawday goob dhowaan loo bixiyey beerta Nabada (Ex-barxadii Ceel-gaab) oo ku taala dhabarka dambe ee taaladii SYL ee magaalada Muqdisho.                         Boqolaal Dadweyne ah […]

Continue reading …

Daawo Sawirada Daahfurka Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Ottawa Oo Loo Soo Agaasimay Si Heer Sare Ah Jan 7, 2014 Ottawa(SM) – Waxa bishan January 4,2014 ka dhacday magaalada Ottawa ee dalka Canada xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo iskugu jirtay daahfurka “laantii” xisbiga WADDANI  iyo wacyigelinta / dardargelinta  arrimaha xisbiga WADDANI. Xafladda […]

Continue reading …

Ciidan Boolis ah oo ka socda Dowladda Nigeria, ayaa waxay maanta ka soo caga dhigteen Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ciidankaan oo ay tiradoodu gaareyso 70 askari, ayaa waxay isugu jiraan rag iyo haweenba, waxaana lagu wadaa in ay bedelaan Ciidan Boolis ah, oo horey Dowladda Nigeria kaga joogay Somaliya. Ciidankaan oo ah […]

Continue reading …
Daawo Muqaal: Xisbiga KULMIYE Oo Khilaaf Xoogani Ka Dhex Dilaacay Iyo Maxamed Kaahin Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Qoraal Ka Soo Baxay Madaxweyne Ku Xigeenka
Continue reading …

London 07Jan13(SM) waxa goor dhawayd xafiiska qurbejoog uk soo gaadhsiyiey is casiladisii xoghayaha arimaha gudaha iyo xidhiidhka gobolada iyada oo u qoran sida tan Iska casilaad Xilkii Xoghayaha Arimaha Gudaha ee aan ka hayey Xisbiga UCID iyo Xubinnimadiiba (Runtii waa wax lala yaabo,hadalka Gudoomiyaha Xisbiga UCID,ee ah Xisbiyada Macaaridka ah waxay wada hadalo la furayaan […]

Continue reading …