Home » Archives by category » Wararka (Page 1197)

Dowladda Ethiopia ayaa heegan sare gelisay ciidamadeeda ammaanka ee dalkaasi, kadib laamaha ammaanka dalkaasi oo helay xogo ku saabsan weeraro Al-Shabaab ay ka geysan rabaan gudaha dalka Ethiopia. Wakaalada Wararka Reuters oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan Booliiska dalka Ethiopia ayaa sheegtay in xogta la helay ay sheegayso in Al-Shabaab ay qorsheynayaan weeraro ay ku […]

Continue reading …
DAAWO MUQAAL..XUKUUMADDA SOMALILAND AYAA XISBIYADDA MUCAARIDKA UGA DIGTAY IN AANAY QABAN KARIN SHIR TALLO QARAN AH.
Continue reading …

Kulan Xalay Dhex Maray Guddoomiyaha Guurtida Iyo Guddoomiye Muuse Biixi & Laba Qodob Oo Xaasaasi Ah Oo Halkaas La Iskula Qaatay Nov 5,2013 Hargaysa(SM) Guddoomiyaha Guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, ayaa xalay kulan ay albaabadu u xidhanyihiin la yeeshay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi. Labada masuul waxa kulanka ku wehelinayay wasiiro, xildhibaano iyo […]

Continue reading …

Nov 5,2013 Hargaysa (SM)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cali Maxmaed Warancade ayaa Sheegay in ka Xukumad ahaan aanay ogelyn in Xisbiyada Mucaaridka ahi Qabtan Shir lagaga hadlayo Siyaasada Dalka, waxa kale oo uu baaq u diray Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo UCID oo u soo jeediyey in ay Isku Yimadaan Kulan ay kaga wada hadlayaan […]

Continue reading …

(SM:Hargaysa) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo Booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa shir dhinaca Telefoonka ah la yeeshay qurbo jooga Somaliland ee ku dhaqan daafaha dunida, sida lagu faafiyay mareegta Wasiirku ku leeyahay Internet-ka ee guusha.com “Waxay ii ahayd dareen iyo Farxad weyn in aan kummanaan Shacabka reer Somaliland ah isla markaana […]

Continue reading …

November 5, 2013    Sida ay Dhawaan uu Qorey Wargeyska Financial Times ee ka soo baxda Dalka Britain in Gudoomiyihii Banki-ga Dhex ee Soomaaliya Yusur Aadan Faarax  Abraar  ay si lama Filaan ah isaga Casishey Xilkaas ka dib markii Laba Todobaad ka hor loo Magacaabey Xilkaas iyadoo Yusur ay Sabab uga dhigtey Iscasilaadeeda Musuqmaasuq baahsan oo ka […]

Continue reading …

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho gaar ahaan madasha shirka Jubooyinka ayaa sheega in shirka oo lagu waday in maanta la soo gaba gabeeyo lagu kala booday, oo labada dhinac ay isku khilaafeen. Sababaha keenay khilaafka ayaa lagu sheegay in ay yihiin: Awood qeysiga maamulka lagu wado in loo dhiso Jubooyinka,taas oo ay qeybaha ka soo horjeeda […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si weyn u soo dhoweeyey go’aanka ay gaadhay Maxkamadda sare ee dalka Britain, kaasi oo lagu go’aamiyay in Bankiga Barclays uu sii wado adeegga uu u hayay dadka Soomaaliyeed ee xawaaladaha. “Waxaan soo dhoweynayaa go’aanka Maxkamadda sare ee dawladda Britain, waana mid farxad geliyay […]

Continue reading …

Malmø oo laga soo dhaweeyay shirkadda Pontus Marine Ltd. Wakiillo metelayay shirkadda Pontus Marine Ltd ayaa sabtidii (02.11.2013) la kulmay soomaalida deggan magaalada saddexaad ee dalka Sweden, Malmø. Si wayn ayaa magaaladaas loogu soo dhaweeyay shirkadda, iyadoo faahfaahin ballaadhan laga bixiyay fursadaha ganacsi ee kalluunka xeebaheenna iyo shaqada ay dhawaan halkaas ka bilaabayso shirkaddu. Waxa […]

Continue reading …
Daawo Muqaal..Dhibaatada uu Sacuudigu ku hayo dadka ajaanibka ah
Continue reading …

  “Waxa beryahan dambe soo baxayay hadallo aan xaqiiq ahayn oo sheegayay in xidhiidhka Somaliland iyo Inigiriisku uu sidii hore ka khafiifsan yahay. Arrintaas oo ah mid aan jirin” Hargeysa (SM)- Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Dalka Ethiopia gaar ahaan Addis ababa u […]

Continue reading …

  Madaxweynaha Dowladda  Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu maanta uu Magaalada Muqdisho, uu ku qaabilay R/Wasaare Ku Xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda ee Itoobiya Dr. Tedros Adhonom. Madaxweynaha, ayaa waxa uu Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, uu ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya iyo xubno kale, oo la socday. Wasiirka iyo […]

Continue reading …

(SM-London) – Shirkadda Xawaaladda Lacagaha ee DAHABSHIIL, ayaa guul ka gaadhay Dacwaddii ay ka gudbisay baanka Barcleys, ka dib markii maanta ay maxkamadda sare ee Ingiriisku soo saartay go’aanka dacwaddii socotay. Garsooraha Maxkamadda sare ee Ingiriiska oo toddobaad ka hor dhageystay dacwadda ay shirkadda Dahabshiil ka gudbisay baanka Barcleys ee ay ahayd inaanu xidhin xisaabaadka […]

Continue reading …

  Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo ee Dowladda Maxamed Cabdi Kaliil, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in ay ka soo horjeedaan Shirweynaha, maalintiisii 3-aad ka soconaaya Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha, oo wareysi siiyay Idaacada Goobjoog ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay inaanay waxba ka gelin Shirweynaha ka soconaaya Magaalada Muqdisho, wixii natiijo ah ee ka soo […]

Continue reading …

Maamulka Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe, ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay fatahaad wabiga Shabeele uu ka geystay deegaano hoostaga Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha dhexe. Guddoomiyaha Degmada Jowhar Maxamed Amiin Caqiil, oo la hadlay Idaacada BBC, ayaa sheegay in fatahaada Wabiga uu ka geystay deegaanka Baareey ay sababtay geerida todobo […]

Continue reading …

28 kii October 2013 warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland waxay soo saartay warsaxaafadeed ay ku canbaaraynayso xeer saxaafadeed cusub. Gudi-hoosaadka Arimaha Bulshada ee  Golaha Wakilada ayaa diyaariyay xeerka qabyada ah, waxaana la filayaa inay dhowaan u gudbiyaan Golaha Wakiilada. Warsaxaafadeedku wuxuu muujiyay walaac wayn oo ku aadan nuxurka xeerka cusub. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay heshay […]

Continue reading …

Hargeysa 04 Nov, 2013 (SM)- Shirkada Sahaminta shidaalka Jack Resources Limited ayaa xaqiijisay inay rajo fiican oo helitaan shidaal lagu arkay turjumida sahamin cir iyo dhul ay ku sameeyeen Block Oodweyne, isla markaana jirto wada shaqeyn u socota xukuumada Somaliland iyo shirkadii Genel Energy ee hakisay baadhitaanadoodii Somaliland. Warbixin shirkada Jacka soo saartay shalay ayaa […]

Continue reading …
Daawo Muqaal..Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaji oo waraysi ay la yeelatay mareeg laga leeyahay  Ethiopia
Continue reading …

November 4th, 2013 Comments Off BOORAME (SM)-Waxa maanta magaalada Boorame soo gaadhay Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maayarka magaalada TURKU ee dalka Finland Md. Seppo Lihtinen oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Turku iyo madax kale, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku joogay Somaliland. Weftigan ayaa markii ay Boorama yimaadeen waxa […]

Continue reading …

Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ah hay’ada loogu talo galay kala maareynta dhaqaalaha dowlada Soomaaliya ayaa noqday fadeexadii ugu weynayd ee soo wajahda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo markii ugu horeysay aqoonsi caalami ah heshay. Sanadkan 2013 Bangiga dhexe ayaa yeeshay Labo guddoomiye dhexe taasi oo muujineysa fadeexada ka dhex taagan Bangiga Dhexe iyo waliba musuq […]

Continue reading …