Home » Archives by category » Wararka (Page 1198)

(SM:Hargaysa) War-saxaafadeed ay soo saartay Dallada xidhiidhisa jaaliyadaha reer Somaliland ee dalalka Yurub (Somaliland Society in Europe) ayay shacabka ku hambalyeysay sanadka cusub, waxayna war-saxaafadeedkooda ku soo ururiyeen wixii wanaagsanaa ee dalka ka hirgalay sanadkii tagay.     Somaliland Society in Europe, ayaa war-saxaafeedkooda ku bilaabay sidan “Sannad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu haddimo […]

Continue reading …
Daawo Muqaal iyo Warbixin…Madaxwayne Siilaanyo iyo Kulmiye halkeebay umareen wadada madaxtooyada Somaliland.

Madaxwayne Siilaanyo iyo Kulmiye halkeebay umareen wadada madax tooyada. Sanad wacan oo wanaagsan, taariikhdu waa xusuus talada siyaasada ee somaliland xisbiba sibuu u arkaa xisbigii udub ee dhacay sidee loo dhiday kulmiyese halkeebuu umaray madaxtooyada? Halkan waxaan idiinku soo bandhigayaa madaxwayne siilaanyo oo xataa gilgilay golohii guurtida oo qudbad dheer ka dhex akhriyaya saleebaan gaalna […]

Continue reading …
Daawo Muqaal:Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab, oo shacabka reer Muqdisho uga digay in ay ka fogaadaan, Xarumaha Dowladda iyo Amisom.

Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab, ayaa wuxuu shacabka reer Muqdisho uu kaga digay in ay isaga fogaadaan, Xarumaha Dowladda iyo Amisom. Wuxuu sheegay in xilli kasta ay weerar ku yihiin Xarumaha Dowladda iyo Amisom, isla-markaana aynaan doonayn in ay dhibaato ka soo gaartay buu yiri dadka Muslimiinta ah. Abuu Muscab, wuxuu […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO-GAN: MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND MD. RAYAALE OO WARBIXIN QIIMO BADAN KU IIB GEEYEY QADDIYADDA SOMALILAND IYO ICTIRAAF-HELIDDEEDA

Madaxweyne Rayaale oo Intii uu Xilka hayay Mar lagu Casuumay Wadanka Maraykanka Khudbad Caalami ah Ka Jeediyey Machadka WILSON Center ee lagu falanqeeyo Siyaasiyadda Caalamka, Waxa uu ka jawaabay Su’aalo laga weydiiyey Qaranimada Somaliland iyo Haykalka dawladnimo   ee ka hana qaaday. Haddaba Daawo Warbixinahaas   A Private Briefing with H.E. Dahir R. Kahin, President of […]

Continue reading …
Daawo Sawiro iyo Khudbadii Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ee London 29.12.13
Continue reading …

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaar kamid ah Sawirada loo aqoonsaday in ay yihiin kuwii ugu layaabka badnaa ee sanadkan laga qaaday meelo kala duwan oo dunida kamid ah. ·

Continue reading …

  Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-moon ayaa u magacaabay Philippe Lazzarini Kuxigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay uqaabilsan dalka Soomaaliya iyo Somaliland. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ban Kimoon ayaa waxaa lagu sheegay in Philippe Lazzarini oo udhashay dalka Switzerland laga dhigay kuxigeenka Nichlos Kay oo ah Wakiilka QM uqaabilsan arimaha Soomaaliya. Mr Philippe […]

Continue reading …

Dec 31, 2013 Laascanood(SM) – Wararka Ka Imanaya Magaalada Lascanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Lascanod iyo Koox Maxaabiis ah oo uu watay ay Dhawaan u Baxsadeen Deegaanada Puntland. Wali Si Rasmi ah looma oga tirada maxaabiista ah ee uu Taliyuhu sii Kaxaystay, balse waxa la sheegayaa in maxaabiis dambiyo […]

Continue reading …

HARGEYSA (SM)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay kormeer maanta ay isaga iyo Wasiirrada Maaliyadda iyo Warshaduhu ku tageen magaaladda xuduuda ku taalla ee Wajaalle. Wasiirka madaxtooyadda oo ka hadlayay kormeerka ay ku tageen Wajaale waxa uu yidhi “Waxay ahayd maanta ka dib markaan; kormeer, furid, iyo dardar galin […]

Continue reading …
ALLAHU AKBAR! Daawo Mucjisadaan Wiil Yar oo Kudhashay Aayaadaha QURAN Kareem Ah oo jidhkiisa ku yaala.

Aduunyada waxa ka dhaca dhacdooyin layaab leh oo midba ta kale ay ka yaab badantahay waana doonida Alle subxanahu  Bal Daawo dhacdadaan ka dhacday dalka Ruushka Inan yar oo Ruush ah  oo kudhashay isagoo ay kuqorontahay jidhkiisa Aayaad Quraan ah.

Continue reading …

                                      Waxa habeenkii xalay ku qabsoomtay magaaladan Edmonton Gobolka Alberta ee dalkan Canada  xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen dhammaan taageerayaasha xisbiga WADDANI iyo guud ahaan jaaliyadda  reer somaliland […]

Continue reading …

                    Kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen Xisbiga Cadaaladda iyo Daryteellka Somaliland  ee UCID  ayaa ka qabsoomay   Xalayto oo ku beegnayd 29.12.13 Habeen Axad ahayd. Kulanka oo ay soo buux dhaafiyeen tageerayaasha  iyo Madaxda Xisbiga UCID  oo ka kala yimid daafaha Dalkan Ingiriiska.                 […]

Continue reading …

22 Musharrax Oo Sheegay Wixii Ka Xumaada Doorashada Puntland In Uu Faroole Masuul Ka Yahay Dec 30,2013 Garoowe(SM)-Shir wadatashi ah oo maanta magaalada Garowe ku yeesheen 22 ka mid ah musharraxiinta u taagan xilalka madaxweynaha iyo ku xigeekiisa ee maamulka Puntland ayaa laga soo saaray. Musharraxiinta shiray ayaa sheegay in wixii khaldama uu mas’uuliyadeed qaadan […]

Continue reading …
Daawo Muqaal…Culimo madaxa isla gashay oo isku khilaafay caado ay dadka Soomaalida qaar ka mid ahi maseeyaan.
Continue reading …
Daawo Muqaal..Kulan lagu canbaareynaayo dhataariirtii lagu dilay Muqdisho oo London ka qabsoomay.

Waxaa haben hore Waqooyiga magaalada London kulan ay isugu yimadeen qaarka  kamid jaaliyada Somalida ku nool London. Kulankaas oo loogu baroor-diiqaayay dhakhaatiirtii Suuriyaanka & Somalida ahaa ee duuleedka Muqdisho si arxan daro ah loogu xasuuqay. Halkan Hoose ka Daawo warkaasi oo faah-faahsan.

Continue reading …
Kalfadhigii Barlamaanka Somaliland ee Maanta oo gudi u saaray Dilkii dhici soobay ee lagula kacay Maxamed Faarax Qabile iyo Xeer la Ansaxiyey
Continue reading …

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA

Continue reading …

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Musharax kuxigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan  Mataan iyo Mayerkuxigeenka Caasimadda Hargaysa ayaa xalayto oo ahayd 29.12.13 ka qabsoontay Galbeedka Magaaladda London. Kulanka oo aad u balaadhnaa  waxa soo buux dhaafiyey Madaxda Xisbiga UCID iyo Tageerayaasha Xisbigaba. Halkan Hoose ka dhagayso Khudbadii Musharax Cabdirashiid Xasan Mataan.     Lasoco Muqaal,Sawiro […]

Continue reading …
Daawo Muqaal : Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo  La Wareegay Dhisme Cusub Oo Ay Wasaaradaasi Yeelan Doonto

Dec 29,2013 Hargeysa(SM)-Daawo : Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Maanta La Wareegay Dhisme Cusub Oo Ay Is Ka Kaashadeen Haada IOM Iyo Xukuumadu.

Continue reading …

 SM… 29 Dec 2013 Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa Cambaareeyey Siyaasada Biyaha ee Xukuumada Talada Haysa ee Kulmiye. Sidaana Waxa uu ku Sheegay Xisbiga UCID Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Xogahay Arrimaha Gudaha ee Xisbiha UCID Md Axmed Mingist. War-Saxaafadeedka ayaa u Dhignaa Sidatan:- JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                 REPUBLIC OF SOMALILAND       Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                           {UCID}                                                                                                                                                                                 Justice […]

Continue reading …