Home » Archives by category » Wararka (Page 1207)

 Muqdisho (SM)  Hoggaamiyaha maamulka KMG-ka ah ee Jubba-land  Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay Muqdisho, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho xubno uu ka mid yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda Soomaaliya.   Sheekh Axmed Madoobe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu u yimid […]

Continue reading …

Faah Faahino Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weeraro Ismiidaamin ah oo Maanta Barqadii ka dhacay Barxada Iskaashatooyinka Gaadiidka oo ku dhagan Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar Weyne. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa midka hore loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaa oo ku qarxay Barxada Iskaashatada Gaadiidka waxaana Daqiiqado kadib markii ay goobta […]

Continue reading …

HARGEYSA (SM)- Xabaalihii xasuuqii ka dhacay Somaliland sanadihii sideetamaadkii, khaasatan xasuqii loo geystay dadkii Hargeysa ku noolaa xiligaasi ayaa saddex meelood oo ka mid ah goobihii dadka lagu xabaalay ee koonfurta Hargeysa ayaa halis ugu jira inay baaba’aan kadib markii ay noqdeen wax daadadka dooxa Malka-durduro uu qaado iyo wax ay dad guryo iyo seesas […]

Continue reading …

Waxaa si rasmiya guud ahaan Somaliland iyo gaar ahaan Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley ka bilowday sannad dugsiyeedkii Waxbarasho ee 2013-2014 kaas oo ay magaalada Boorama oo qudha ay sannadkan wabarashadaas hoose u fadhiistay in ka badan 25,000 Arday sida uu noo sheegay mid ka mid ah mas’uuliyiinta waxbarashada Gobolka Awdal.   Sannadkan ayaa sidoo kale […]

Continue reading …
Daawo..Kulankii Duqa Magaaladda Burco iyo Gudida Xabaalaha Burco

rame>

Continue reading …
Wiil(Inan) Soomaali ah oo lagu  dilay Dalka Canada  06 09 2013
Continue reading …

Hargeysa(SM) Sept.06, 2013-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland waa WADNI iyo UCID oo kala saxeexday heshiis ku saabsan diiwaan galinta doorashooyinka,heshiiskan oo ay labada gudoomiye kala saxeexdeen waxa uu u dhignaa sidan.

Continue reading …

Kulan Dhex-maray Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Wadanka Ingiriiska Mudane Axmed Cumar Sangoore Iyo Safiirka Wadanka Maraykanka U Fadhiya Dalka Ingiriiska. London(SM) Sept.06, 2013 – Mudane Axmed Aadan X. Cumar oo ahaa Mayorkii ugu horeeyey ee soomaali ah ee wadanka ingiriiska ka noqda Mayor, gaar ahaan xaafada Tawer Hamlet ee magaaladda London, isla markaana […]

Continue reading …

Hargeysa, 05 Sept, 2013 (SM)- Ugaaska guud ee Beelaha Galbeedka iyo Woqooyiga Hargeysa (Sacad Muuse) Ugaas Ibraahin Axmed Kaahin (Jilba-dhige), ayaa ka hadlay halka uu marayo shirkii HOODAAE ee loo qoondeeyey inuu ka qabsoomo degmada Agabar ee gobolka Gabiley, balse qabsoomiddiisa hakad ku yimi. Ugaaska oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa,  waxa uu […]

Continue reading …

Djbouti, September 6, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti isagoo kasoo duulay magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda dalka Sucuudiga. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka dayuuradaha ee Djibouti kusoo dhoweeyay Wasiirka Cadaaladda isla markaasna ah kusimaha Ra’isul Wasaaraha Djibouti […]

Continue reading …

THE NATIONAL CONSULTION AND RECTIFICATION FORUM     Date: July 10. 2013   A POSITION PAPER   ABOUT THE FORUM This forum is comprised of a group of Somalilanders from all walks of life and stations including SNM  veterans, intellectuals, academics, politicians, businessmen, members from Somalilander Diaspora, ordinary Somalilanders as well as reprentatives from Women’s […]

Continue reading …

Baaritaan Caalami ah kadib waxaan beenineynaa eedaymihii aan raadka lahayn ee warbixintii Qaramada Midoobay H.E. Fawziya Yusuf Haji Adam Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna  Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeen iyo  Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Aad iyo aad baad ugu mahadsantihiin ka soo qeybgalkiina shirkan jaraa’id. Shirkan Jaraa’id waxaan u qabaneynaa inaan ka hadalno warbixintii Kooxda Dabagalka […]

Continue reading …

September 6th, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Wasiirka Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskashiga caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa shalay hab-maamuus sare Loogu qaabilay dalka imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu shir kula yeeshay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha dibada Iyo amniga Sheekh Faris Maxamed Al-masruuci. Kullankan oo waxa lagaga wada hadlay sii xoojinta xidhiidhka labada dal iyo […]

Continue reading …

  Jimcaha waa maalin fadli badan, waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiinta ku kulmaan masaajidka iyagoo kakala yimi meelo kala fog si ay u dhagaystaan xuska Alle iyo wacdiga Imaamka. Qofka haduusan dhageysan wacdi muddo dheer qalbigaamirira marka xigana ka awdma kheyrka. Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu yiri: Ragga hadii […]

Continue reading …

“Markii ugu horraysay ayay dadwaynaha reer  Ceerigaabo maanta shilinka Somaliland toos wax ugu kala iibsadeen iyadoo aanay jirin lacag kale oo gudaha magaaladda lagu kala qaadanayay”   “Lacagta faalsada ah ciddii lagu arkaa waa dambiile sharciga ayaana la marinayaa…” Waraysi Gaar Ah:Guddoomiyaha Baanka Somaliland Cabdi Dirir Cabdi   Ceerigaabo(Salaanmedia.com):- Shalay subax ayay ka bilaabantay gudaha […]

Continue reading …

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة War Saxaafadeed   UjeeddO Soo Dhaweyn Hamablyo  Iyo Mahadnaq:- Ref 1272 /05/09/2013 Stockholm(UCID-Media Group):- Waxaanu Hanbalyo kal iyo laab ah u Dirayaa Shirwaynaha lagu soo dhaweeyay Xildhibaanada Cusub Dhamaan Hogaanka XISBIGA UCID  Iyo Xubnaha Qaaliga Ah ee XISBIGA UCID. Shacabka […]

Continue reading …
BERBER Ardayda jaamacada oo tababar la xidhiidha Wax soosaarka bada soo bandhigay 05 09 2013
Continue reading …

Meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub ( EU NAVFOR) Atlanta, ayaa lagu marti qaaday madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh MaxamUud. Martiqaadkani wuxuu ka dhacay markab ay leedahay dowlada Nederland oo hada ah fadhiisinka ciidanka bada ee midowga yurub ee EU NAVFOR. Markabkan waxa lagu magacaabaa HNLMS Johan […]

Continue reading …

Shirkii wada-tashiga Hiigsiga Cusub ( New Deal) oo maanta Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyey Muqdisho, 05, Sep, 2013…. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda iyo qorsheynta qaranka mudane Abuukar Shiikh Cabdi  Ibraahim ayaa maanta soo xiray shirkii wada-tashiga barnaamijka Hiigsiga Cusub (New Deal) oo saddexdii maalmood ee ugu dameeyey ka socday magaalada Muqdisho. Xubnaha ka qayb-gelayey shirkan ayaa […]

Continue reading …
Daawo:  SAWIRRO Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Guddoomiyaha Machadka Nabadda ee Mareykanka, Egeyga Norway & Safiirka Uk

Sept 5, 2013 Mogadishu (SM) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Machadka Nabadda ee Mareykanka (US Institute for Peace), Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Africa ee dalka Norway iyo Safiirka UK. Madaxweynaha ayaa kulankii uu la qaatay Guddoomiyaha Machadka Nabadda ee Mareykanka Jim Marshall ayaa waxey […]

Continue reading …