Home » Archives by category » Wararka (Page 1386)

Xafiiska Wakaalada Qurbajoogta DDSI oo Loo Magacaabay Cabdi-Bari. Jigjiga(SM) Arbaco April 03,2013.waxaa loo magacaabay xilka xafiiska wakaalada qurbajoogta DDSI mudane Cabdi-bari oo agaasin ka ahaa xafiiska caafimaadka DDSI,xafiiskan oo intii loo bedalay maareeyihii hore u hayn jiray Xarunta XDSHSI ayaa ay todobaadyo ay cakirnayn socodsiinta hawlihii shaqo ee uu xafiiskani u xilsaarnaa walow uu wasiirka […]

Continue reading …

‘N Korea Army has approval for nuclear attack on US’ Wed Apr 3, 2013 7:56PM GMT The North Korean Army says it has final approval for a nuclear attack on the United States as the Pentagon is moving an advanced ballistic missile system to the Pacific island of Guam.

Continue reading …

Kismaayo oo Maanta laga taagay Calanka Cusub ee Maamulka Jubaland State(Daawo Muuqaalka Calanka Jubbaland) Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa maanta laga taagay Calan la sheegay in uu astaan u noqon doono Maamul Goboleedka Jubaland State ee dhismihiisa hada uu kasocdo Xarunta Jaamacada ee Magaalada Kismaayo. Ergayda ka qeyb galeysa Shirka Kismaayo ayaa […]

Continue reading …

    Muqdisho, Soomaaliya, April, 01, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa Madaxtooyadda ku soo booqday wafdi uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Finland Mudane Erkki Tuomioja . Madaxweynaha ayaa waxaa wehliyay R/Wasaare K/Xigeenka ahnaWasiirka arimaha dibadda Marwo Fowsiyo Yusuf Xaaji Aadan, Wasiirka arrimaha bulshadda Marwo Maryan Qaasim, […]

Continue reading …

 INAALILAAHI WAINAALILAAHI RAAJICUUN Waxaa xalay ku geeriyooday dalka Siyaasigii Soomaaliyeed ee caanka ahaa Col. Max’ed Nuur (Shaati Gaduud) ka dib markii la sheegay inuu xanuunsanaa mudooyinkan, iyadoo geerida marxuumkana ay ka tacsiyadeynayaan madax ka tirsan dowlada. Marxuumka ayaa ka mid ahaa hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee ka soo jeeda beelaha dega gobolada Bay iyo Bakool, wuxuuna wax […]

Continue reading …

April 3rd, 2013 Comments Off “Waa Inaynu Ka Faa’iidaysiga Kalluunka iyo Cilmigiisa Barnaa oo ay siyaasad inoo ahaataa” Hargeysa (SM)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka bada loo dhisay. Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Mudane Cabdilaahi jaamac Cismaan Geel-jire […]

Continue reading …

Salaasa, Abriil 02, 2013 (SM) — Taliyaha ciidamada AMSIOM, Jen. Andrew Gutti ayaa sheegay in ciidamadooda iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo is-garabsanaya ay ku guuleysteen inay furaan waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo oo dhirirkeedu yahay 241-km. Jen. Gutti wuxuu sheegay in ciidamadooda ay si nabadgalyo ah uga gudbeen jidka isku xira Baydhabo iyo Buur-hakaba […]

Continue reading …

Guddoomiye Ku Xigeenkii Koowaad ee Guurtida Oo Ku Geeriyooday Hargeysa April 3rd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Alle Ha u naxariistee waxa saaka waabarigii ku geeriyooday Gurigiisa Magaaalada Hargeysa Gudoomiye Ku xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida Marxuum-Sheekh Axmed Nuux Furre oo sida la sheegay u jiifay xanuun in muddo ah hayay. ALLE ha u naxariistee […]

Continue reading …

MUJAAHID AXMED MIRE OO TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAAYA ILLAHAY HA U NAXARIISTEE Ex.Colonel Maxamed cabdi Adan (Dhancade )             INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ku sugan dalka Ingiriiska gaar ahaan London , Xaaskiisa iyo caruurtiisu waxa ay tacsi tiiraanyo xanbaarsan u dirayaan Geerida Naxdinta […]

Continue reading …

Kulan ka dhacay  Blue Ocean Restaurant  ayey isugu yimadeen dhalinyaro reer London ah oo kasoo qaybgalay Xafladii Daah-furka mareegta cusub ee loo bixiyey Salaanmedia.com, Lasoco Warkii oo dhameystiran iyo sawiro dheeraada. Salaanmedia/London

Continue reading …
Continue reading …

    Burco,2.4.13 (SM) Abaara 8:30 fiidnimo ayaa dooxa wayn ee magaaladda Burco ka soo rog-madeen biyo aan xadigooda la qiyaasi karin kuwaasi oo qatar galiyay biriishyada magaaladda burco, islamarkaana waxaa xaniman isu socodka gaadiidka iyo dadwaynaha magaaladda burco sidoo kalana biyahan xad dhaafka ee ka soo rogmaday dooxa wayn ee magaaladda burco ayaa wax-yeelo u […]

Continue reading …

  Hargaysa(SM)Waxaa saaka Magaalada Hargeisa ku geeriyoodey sarkaalkii ugu Aqoonta, Xirfada iyo khibrada badnaa Ciidamada Milateriga Somaliland Ex.Colonel Maxamed Cabdi Aadan (Dhancade) oo intaanu geeriyoon ka hor ahaa Taliyaha ciidamada Aaga bari ee Somaliland muddo dhawr iyo toban sano ah. Dhancade ayaa la sheegay inuu muddo ku dhow Sadex Todobaad xanuunka uu u geeriyoodey saaka […]

Continue reading …

HELSINKI (SM)  Waxa malintii taariikhdu ahayd 31.3.2013 ay ka dhacdey Xaflad si heer sare leh loo soo agaasimey Wadanka Finland Caasimadda Helsinki. Xafladaasi waxa soo qabanqaabiyey Gudiyada Xisbiga WADDANI ee laanta Finland. Ugu horeyn waxa ka Hadley Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland oo u mahadnaqay dadweynihii ka soo qaybgalay iyo soo dhaweynta. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland, Waxa […]

Continue reading …

Madaxweyne Ku xigeenka oo Hay’adaha ugu Baaqay Inay waxqabadkooda waafajiyaan Qoshaha xukuumadda April 2nd, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in xukuumadu dejisay qorshe ay wax kaga qabanayso horumarka dalka iyo adeegyada bulshada ee aasaasiga ah. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu sidan ka sheegay maanta […]

Continue reading …

Olole Lagu Ururinayo Dhagaxda Wadooyinka Hareerahooda Lagu Tuulay Oo Laga Fuliyay Boorame April 2nd, 2013 Comments Off Boorame (SM)-Ololahan aya magaalada Boorama ka fulisay D/Hoose ee Boorama ayaa ah mid ka mid ah ololayaashii ugu faaiidada badnaa ee ay Dawlada Hoose qabato, waxana ay markan ku ruqaansadeen shaqaalaha D/Hoose wadooyinka gudaha magaalada Boorama qaar ka […]

Continue reading …

Hargeysa (SM)-Alle ha u naxariistee taliyihii ciidanka qaranka Somaliland ee aaga bari Taliye Maxamed Cabdi Aadan (Dhan-cadde) ayaa xalay waqti dambe ku geeriyooday magaalada Hargyesa . sida uu Oodweynenews u xaqiijiyey Maxamed Ismaciil Aadan Oo ay ilmaadeer ahaayeen taliyahan dhintay  waxa uu taliyuhu xalay ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaaalla xaafadda Sayladda ee magaalada Hargyesa […]

Continue reading …

London(SM)Isniin April 01,2013.Shir Balaadhaa oo aay soo qaban-qaabiyeen qurba Joogta Isaaq ee kasoo jeeda DDSI  oo loogu Magac Daray SAMA GUDOON Ka dib marki uu wafti baladhaan oo uu hogamiinayo madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ay ku gala bixiyey dhul weynaha aay degaan beesha Isaaq ee Ethiopia,Shirka oo ay soo buux dhaafiyeen dadweyne ka kala […]

Continue reading …

Somali President H.E Hassan Shiekh Mohamud opens the conference at Aljazeera hotel in Mogadishu Salaanmedia Monday, April 01, 2013 Somalia’s first conference on judicial reforms was launched in Mogadishu, which was one of the key priorities of president Hassan Shiekh Mohamud since he was elected on September last year. He pledged to restructure the country’s […]

Continue reading …

Xukuumadda Oo Shaacisay In Wada hadaladii Somaliland & Soomaaliya ay dib uga furmayaan Turkiga April 1st, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Wasiiirka Arrimaha dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in wada hadaladii hore ugu bilaabmay Somaliland iyo Soomaaliya mar kale dib uga furmayaan dalka Turkiga muddo […]

Continue reading …