Home » Archives by category » Wararka (Page 1415)

War Deg Deg ah:Nin hubeeysan oo Hotel ku yaala dalka Kenya dad ku laayay & Shabaab oo falkaan lagu eedeeyay .   Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Garissa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in nin Bistoolad ku hubeeysan uu weerar gaadmo ah ku qaaday caawa Hotel halkaas ku yaala kaas oo isla goobtii […]

Continue reading …

Waxaan marka hore ku bogaadinayaa Madaxweynaha Somaliland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan London sida ay uga gows qabsadeen soo jeedinta Ra’iisal wasaaraha Ingiriisku u soo jeediyey in somaliland ay ka qayb gasho shirka Somaliya loogu qabanyo dalka Ingiriiska. Waxaa xusid mudan in dowlad iyo shiciba la isku raacay in la qaadaco oo aan […]

Continue reading …

Xukuumadda Oo Wadda Qorshe Keeni Kara In Aanay Doorasho Si Sax Ah Dalka Uga Dhicin Iyo Xeer Arrinkaasi Horseedaya Oo Golaha Wakiilada La Horgeynaayo. Hargeysa(SM) Apr.18, 2013 – Xukuumadda ayaa waxay soo abaabushay qorshe ay doonayso in shaqadii komishanka doorashooyinka lagu wareejiyo wasaaradda arrimaha gudaha iyo ha’yadda International Organization Of migration (IOM) kaasi oo keeni […]

Continue reading …

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaa bilihii u danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa magaalada kusoo qul-qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan kuwaasoo dhowr iyo labaatankii sano wadanka ka maqnaa. Daawo sawiradan quruxda badan      

Continue reading …

Xukuumada Soomaaliya oo Maanta Magacawday Safiirka Cusub Soomaaliya u fadhi Doona Dalka Ingiriiska     Khamiis,18.4.13 (SM)Xukuumada Somalia ayaa maanta ku dhowaaqday safiirka cusub ee wakiilka uga noqonaya dalka ingiriiska kaasoo fadhigiisu noqon doono magaalada London. Ka dib kulan maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada ee xukuumada Somalia ayaa waxay isku raaceen in safiirka […]

Continue reading …

Wasiirka Arrimaha Gudaha Finland Oo la Kulantay Wasiirka Dib u dejinta Somaliland April 18th, 2013 Comments Off Finland (SM)- Wasiirka Arimaha gudaha ee dalka Finland Mrs Päivi Räsänen oo ay shalay la kulantay weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Dib-udejinta Somaliland Md. Saleban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ee socdaalka shaqo ku joogay maalmihii la soo dhaafay magaalada Helisinki […]

Continue reading …

Jimciyad Midaynaysa Madarasadaha Quraanka Kariimka Ah Oo Lagaga Dhawaaqay Boorame April 18th, 2013 Comments Off Boorame(SM)-Kulankan lagu shaacinayay jimciyad ama dalad midaynaysa dhamaan madarasadaha iyo malcaamadaha lagu barto quraanka kariimka ah ee Boorama oo loogu magac daray HUDA,ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boorame. waxa ka soo qayb galay xafladaasi Isuduwaha wasaarda Awqaafta iyo arimaha diinta […]

Continue reading …

Khamiis,18.4.13 (SM)Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Shiikh Cali Max’uud Raage (Shiikh Cali Dheere) ayaa ku eedeeyey heyadaha caalamiga ah ee dooda xuquuqda aadanaha iney u shaqeeyaan danaha dalalka reer galbeedka. Shiikh Cali Dheere ayaa intaa ku daray in heyadahaas ay had iyo jeer qariyaan dhibaatooyinka dalalka caalamka loogu geysto dad muslimiinta ah ayna buun buuniyaan dhibaatada ay […]

Continue reading …
Wiil kamid ah kuwii Isku Qarxiyay Maxkamada Gobolka Banaadir oo Muuqaal Iyo Fariin U direy Hooyadiis Intii aanu Is Qarxin
Continue reading …

Hargeys(Ramaas) April 18, 2013-Waxa caawa Magaalada Hargeysa  Abaal-Marin caalami ah lagu gudoonsiiyay Abwaanka Wey nee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, Abaal marintaas oo uu bixinaayay Safiirka Dalka Holand u fadhiya Kenya, Somaliya iyo Somaliland Joost Reintjes waxaanuu Safiirku wakiil ka ahaa ama matalaayey Boqoradda Dalka Holand Prince Clouse oo iyadu bixisa Billad Sharafeedkan Sannad walba. […]

Continue reading …

Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Somaliland April 17th, 2013 Comments Off Dulucda Qodobadii ay ka wada hadleen labada Hoggaamiye David Camaron Oo Somaliland u soo Jeediyay In Shirka London Ahmiyad u leeyahay London (SM)- Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska ayaa caawa xafiiskiisa Number 10 Downing Street ku qaabilay madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed […]

Continue reading …

Turkiga oo sheegay in wadahalka Somalia iyo Somaliland ay soo celin doonaan midnimadii Somaliweyn Ra’isul wasaaraha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka hadlay markii ugu horeysay wadahadaladii magaalada Ankara ku yeesheen Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, isagoo rajo ka muujiyey inay dib u soo noqoto midnimadii gobolada waqooyi iyo koofurta Soomaaliya.Wuxuu intaasi ku daray in […]

Continue reading …

Munaasabad ay kasoo oo qayb-galeen qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu daah furayey telefishin cusub oo la magac baxay KALSAN TV oo ka mid noqonaya Telefishinnada ku hadla afka Soomaaliga ee fadhigoodu yahay London. Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin, waxgarad, siyaasiyiin, culummo iyo haweenka Soomaaliyeed, kuwaasoo hadallo […]

Continue reading …

Kooxda Al-shabaab oo la shaaciyay in diyaarado casri ah lagula dagaalamayo (Diyaaradahaasi waa nuucee?)   Dowlada Mareykanka ayaa waxa ay shaacisay in ay bilaabeyso xilligaan in ay kooxda Shabaab ee dalka Soomaaliya ka dagaalanta ay ku duqeyso diyaaradaha dagaalka ee aan cidina wedin si loo hakiyo loona soo gaba gabeeyo jiritaanka Kooxdaasi. War kasoo baxay […]

Continue reading …

Madaxweyne Xasan Shiikh oo amar ku bixiyey in la xoojiyo amniga heyadaha garsoorka dowlada. Madaxweynaha dowlada Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in heyadaha amniga dowlada oo amar buuxa ku siiyey iney xoojiyaan sugida amaanka xarumaha garsoorka dowlada ee ku yaala magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu faray heyadaha amniga dalka […]

Continue reading …

April 16th, 2013 Comments Off HELSINKI (SM)-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed ( Xaglo-toosiye). Ayaa soo gaadhay Magaalada Helsinki Ee Caasimada Dalka Finland. Weftigan oo ka koobnaa afar xubnoon oo kala ah Wasiirka Wasaarada Dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed, Madaxa Hay’ada Socdaalka Somaliland Md Maxaemd Cali Yuusuf, […]

Continue reading …

Burco(SM) Apr.16, 2013 – Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Wariyaha Waaheen ee Gobolka Togdheer u sheegay in kulan shalay masuuliyiinta shirkadaasi ku yeesheen magaaladda Burco ay ka soo baxeen qoddobo hakinaya Mashruucii Sahanka Shiidaalka ee khilaafku ka taagnaa. Sida uu ku soo waramayo Wariyuhu waxa jira afar qoddob oo dood weyn ka dhaliyay masuuliyiinta […]

Continue reading …

Kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen SSUK ayaa  lagu qabtay Galbeedka Magaaladda London,ujeedada kulanka oo ku saabsanaa turxaan bixin,is wareysi iyo sidii reer Somaliland ay gacanta isu qabsan lahaayeen. Warbixinta oo dhameystiran,Sawiro iyo war murtiyeed dhameytiran halka hoose ka akhri.   Dalladda SSUK waxay mahad ballaadhan u soo jeedineysaa dhammaan dadweynihii ka soo qayb galay […]

Continue reading …

15 April 2013 Communique foresees continuation of talks between Somalia and Somaliland. ANKARA (AA) – Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu on Saturday met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara. Davutoglu met Somali […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Xisbiga Waddani Ms Rooda oo Ka Hadashay Wadahadalada Turkiga
Continue reading …