Home » Archives by category » Wararka (Page 1440)

Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Ethiopia Ayaa maanta magaalada Addis Ababa waxa uu uga qeyb gelayaa xaflada furitaanka Hey’adda Meles Foundation oo noqon doonta hey’ad ka shaqeyn doonta dhamaan wadamada IGAD. Magaca Hey’addan waxaa lagu maamuusayaa R/wasaarihii hore ee dalkaasi Ethiopia oo Shucuubta dalkaasi […]

Continue reading …

  Sabti, Abriil 06, 2013 (SM) — Dowladda Britain ayaa soo saartay digniin cusub oo ay uga digayso muwaadiniinteeda inay booqdaan Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho oo ay sheegtay inay ka dhici karaan falal aragagaxiso oo ay ka mid yihiin qaraxyo. Warbixintan oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Bartian ayay ku sheegtay in Al-shabaab iyo […]

Continue reading …

April 6th, 2013 Comments Off Helisinki (SM): Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) oo baryahan socdaal ku marayay waddamo ka tirsan qaarada Yurub, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Hilisinki ee caasimada wadanka Finland guddoomiyaha baarlamaanka wadankaasi. Kulankan oo u jeedadiisu ahayd sidii ay uga wada hadali lahaayeen labada guddoomiye arrimo […]

Continue reading …

Warsaxafadeed.. Ururka Somaliland United Forum               Qodobka 9aad ee Distuurka Qaranka  wuxu dhigayaa in Nidaamka Siyasadeed  ee Dalka Somaliland  waxa saldhig u ah Nabad , Talo-wadaag, Dimuqradiyada iyo Hanaanka  Xisbiyada badan. Shacabka Maqaaxiyaha Fadhiya magaaloyinka Somaliland ,waa Codbixiyaashii Keenay ,soona doortay Xukuumada maanta talada dalka haysa, Xisbiyada iyo Golayaasha […]

Continue reading …

April 4th, 2013 Comments Off Boorame(SM)-Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee degaanda Xariirad iyo Habaas ee Deg. Saylac ee Gobolka Awdal oo warqad qaylo dhaan ah soo gaadhsiiyay shabakada wararka ee Geestiir.com ayaa ku sheegay in roobab ka da’ay dhawaan degaankaasi ay qasaaro ba’an u gaysteen dhulbeereed aad u badan oo degaanadaasi ah. Odayaashu waxa […]

Continue reading …

April 5, 2013 Ceerigaabo-(SM)- Gobolka Sanaag oo ka fog gobolada kale ee Somlailand isla markaana ay waqtigan ka da´ayaan roobab xoog badan oo hakiyay isu socodka gaadiidka ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili ay xaalada caafimad ee gobolku ka sii darayso maalinba malaanta ka danbaysa. Waxa mudooyinkanbe socotay cabasho ka soo yeedhaysa cusbataalka guud […]

Continue reading …

Shirweynihii Dib u Habeynta Garsoorka Soomaaliya oo la soo Gunaanaday iyo Warmurtiyeed laga soo saaray (SAWIRRO) Jimco, Abriil 05, 2013 (SM) — Gellinkii dambe maanta oo Jimco ah ayaa lasoo gabagabeeyay shirkii looga tashanayay dib u habeynta garsoorka dalka, kaasoo uu khudbad ka jeediyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Warmurtiyeed laga soo saaray shirweynaha ayaa […]

Continue reading …

Muqdisho April 05 2013 (SM)Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa u ambabaxday Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyada oo sheegtay in ay ka qeybgaleyso shir looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka dhici doona Magaada Addis Abaaba. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxaafada kula hadashay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegtay in kulan looga hadlayo Arrimaha […]

Continue reading …

Xabsi kuyaala Magaalada Triboli ee Caasimada Dalka Liibiya ayaa waxaa ku xidhan in kabadan 200- Qof oo Soomaali ah. Maxaabiista halkaa ku jira in kabadan hal sano ayaan wali Maxkamad   lasoo taagay. Xabsiga Duweeshiya oo kuyaala Magaalada Tribuli ee Caasimada Liibiya ayaa Soomaalida ku xidhan waxa kala kulmaan dhibaatooyin aad u badan waxaana jira […]

Continue reading …
”Qaadka aan iska deyno oo lacagteena aynu gelino difaaca dalka”..Gudoomiye Faysal Cali waraabe
Continue reading …
Sheekh Mustafa Xaji Ismaciil…Dhibaatadda Qaadka,Shiishada iyo arimo kale
Continue reading …

April 4, 2013 Hargaysa 04.April(SM) Xisbiga Waddani ayaa ku tilmaamay Shirka ay dawlada Turkigu marti galinayso ee lagu sii ambo qaadayo Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia,inay u arkaan Mid lagu Mijo Xaabinayo Qadiyada Qaranimada Somaliland,Waxaa kale oo ay Sheegeen In siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay Jiho Khaldan Afka Saartay. Xisbiga Wadani Waxa […]

Continue reading …

Warsaxaafadeed Guddida Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xisbiga WADDANI   XUKUUMADDII  KULMIYE  WAY  KU  HAFATAY  SIYAASADDII  DIBEDDA Shirka Turkiga iyo Su’aalaha ku Gadaaman Waxaynu ognahay in aanay jirin siyaasad dibedeed oo lagu kalsoonaan karo oo xukuumaddan iyo Wasaaraddeeda Arrimaha Dibedeedu ay marnaba ummadda iyo hay’adahaha siyaasadda midna u soo bandhigtay  ilaa maanta. Waxaynu […]

Continue reading …

“Haddii Shirka Turkiga Toos La Isku Soo Hor-Fadhiisto Yididiilaa Muuqata, Madaxwaynaha Waxaan Ku Idhi Fedaraal Noo Soo Qaad” Suldaan. M. Cabdiqaadir Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo dhaweeyay wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya toddobaadka dambe uga furmaya dalka Turkiga. Suldaan Maxamed, waxa uu sheegay in wada-hadaladani ay ididiilo u yihiin in Somaliland 53 sanadood ka dib […]

Continue reading …

Dowladda Jabuuti oo Gaadiidka Gaashaaman iyo kuwa Ciidamada Xamaara ugu deeqday Dowladda Soomaaliya (SAWIRRO) Khamiis, Abriil 04, 2013 (SM) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dowladda Jabuuti gaadiid ay ugu deeqday ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaasoo ay ku jiraan kuwo ciidamada xambaara. Wafdiga ra’iisul wasaaraha oo maalintii labaad ku […]

Continue reading …

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Hadlay Taariikhdii Marxuum Dhan-Cade April 4th, 2013 Hargeysa (SM)- Taliyihii hore ee ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxa uu ka hadlay shaqsiyadii Alle ha naxariistee marxuum Maxamed Aadan Dhan-Cade oo ahaa Taliyihii aaga bari ee ciidanka qaranka oo Arbacadii lagu aasay magaalada Hargeysa, waxaanuu ku tilmaamay […]

Continue reading …

April 4, 2013 | Muqdisho (SM)– Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inuu soo gaadhay dhukumanti sir ah, kaasi oo ay sheegeen in laga helay xafiiska Madaxwaynaha Somaliya.   Al-shabaab waxay sheegtay in dhukumantigan looga keenay Xafiiska Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isla-markaana agtooda qiimayn ku leeyahay. Qoraal ay maanta Al-shabaab baahisay ayaanay ku faahfaahin waxa sirtaasi […]

Continue reading …

Deg-Deg:kalfadhigii 14aad ee Xisbiga iyo Xukuumada oo Caawa lagu ansaxiyay Magacaabista iyo Iskushaandhaynta Golaha Xukuumada  Jigjiga(Salaanmedia) Khamiis April 04,2013.waxaa xalay shir isugu yimid hoolka shirarka ee xafiiska madaxweynaha DDSI Dhamaanba golaha Xukuumada DDSI oo uu Hormuud ka ahaa madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Xarunta Dhexe ee XDSHSI Mudane axmed Maxamed Shukri. Shirkan caawa ayaa uu […]

Continue reading …

Saraakiisha ciidamada milateriga Kenya ayaa sheegay iney la baxayaan cutub ka mid ah  ciidamada ka jooga Somalia ee qeybta ka ah howlgalka.Midowga Afrika ee loogu magac daray AMISOM. Afhayeenka milateriga Kenya, Cyrus Oguna oo saxaafada  kula hadlayey magaalada Nairobi ayaa sheegay in cutubkaas  ka tirsan ciidankooda lagu bedelayo cutub ka socda ciidamada dowlada Sierre-leone oo lagu wado in […]

Continue reading …

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Miino saarka dalka April 3rd, 2013 Comments Off Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu hambalyo u dirayaa dhamaan shaqaalaha miinada iyo walxaha qarxa Maalinta miinada oo ku beegan 4 April 2013 awgeed. Sidaad la socotaan maanta waa 4th April […]

Continue reading …