Home » Archives by category » Wararka (Page 1477)

Arbaco, April 10, 2013 (SM) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballanqaaday in ay ula dagaalami doonaan ciidamada geysta kufsiga iyo dhaca sida ay ula dagaalamaan Al-shabaab, isagoo qiray in kooxo yar oo ciidamo ka mid ah kuwa dowladda ay kufsi iyo dhac u geystaan shacabka Soomaaliyeed. Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa diida eedeymaha […]

Continue reading …

April 7, 2013 | Filed under: News | Posted by: a9xcg Brussels(SM)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa manta ka dhoofay Dalka itoobiya halkaas oo uu uga duulay Dalka Biljimka caasimadiisa Brusels oo uu kaga qayb galayo shir Caalami ah oo lagaga arrinsanayo hawlaha Duuliimaadyadda Caalamka. Shirkan oo ah mid Caalami […]

Continue reading …

Xuduuda gobolka Bakool la wadaago dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub aadna u badani ay ku sugan yihiin degaano u dhow xuduudda gaar ahaan degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool, kuwaasoo aan la ogeyn waxay halkaasi ka qabanayaan.   Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ciidamadaasi cusub ee ka socda dalka […]

Continue reading …

Uhuru gets down to work, meets Somali leader PRESIDENTIAL PRESS SERVICE Wednesday, April 10, 2013 President Uhuru Kenyatta on Tuesday evening met and held talks with President Hassan Sheikh Mahmoud of Somalia at State House, Nairobi. During the meeting also attended by Deputy President William Ruto, President Kenyatta assured the Somali President that Kenya will […]

Continue reading …

Banaanka weyn ee lagu magacaabo Aroori oo iska hor imaad ka dhacay saaka,halkaas oo la sheegaayo in 2 qof ku dhinteen. Waxa aanu isku dayeynaa in wixii war ah ee kasoo kordha aan idinla socodsiin doono dhawaan. Wararka la isla dhexmaraayo waxay sheegayaan in dhulkaa dawladu ay bixisay sidaa daraadeedna ay shacabku ka muujiyeen cadho,tasoo […]

Continue reading …

. Golaha wasiirada maamulka Puntland oo kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa meel mariyay Gobol iyo degmooyin kusoo biiraya deegaanada Puntland kuwaas oo ay soo hordhigtay wasaarada arimaha Gudaha Puntland oo qorshaha soo kordhinta gobalada wadata . Gobolka kusoo biiray Gobolada Puntland ayaa loo bixiyay Guardafu iyadoona caasimada looga dhigay Gobolkaas Degmada Caluula oo horay uga […]

Continue reading …

April 10th, 2013 Comments Off       ANKARA (SM)-Dublomaasi sare oo Turki ah ayaa faahfaahin ka bixiyay wada hadallada dawladdiisa Turkigu ku martigelinayso Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaasi oo uu sheegay in ay yihiin kulan saddex geesood ah oo uu isna qayb ka yahay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Axmed Davatoglu. Dublomaasigan oo u warramay wargeyska […]

Continue reading …

April 9th, 2013 Comments Off Burco (SM):Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali ayaa maanta socdaal ku tegay magaalada Burco xarunta gobolka Togdheer, waxaanu sheegay in u jeedada safarkaasi ay tahay in uu dhagax-dhigidoono mashruuc seera ah oo ay magaaladaBurco ka hirgalinayaan. Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, waxa uu sheegay in uu […]

Continue reading …

Rali Galin dhamaan shacabka reer Somaliland iyo tageerayaasha WADDANI in gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi uu caawa baaqday.. Waan idinla socodsiin wixii soo kordha dhamaan Insha Allah. Salaanmedia/London

Continue reading …
Kulankii jaaliyadda Somaliland UK iyo SSUK oo mideysay shacabka
Continue reading …

Norway,Salaasa,9.4.13 (SM)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha xisbiga Waddan Mr. Abdirahman M. Abdilahi Ciro oo kulan heer sare ah la yeeshay wasaarada arrimaha debeda ee Norway maanta oo salaasa ah. Waxa kulankan ka soo qayb qalay masuuliin fara badan oo uu hogaaminayaan masuulka Arrimaha geeska africa Mr. Jens Mjaugedal iyo Anbassador at Ministy of Foreign […]

Continue reading …

  April 9th, 2013 Comments Off Hargeysa (SM)- Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo maanta loo dhaariyay xafiiskan. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu […]

Continue reading …

Salaasa, 09 April 2013   Ku: Saxaafadda Madaxabanaan   ASC Dhamaantiinba,   Ujeeddo: Ansixin Xilal Cusub oo Xisbiga UCID   Waxa farxad weyn ii ah in aan ansixiyo isla markaasna shaaciyo magacyadda Guddida Xisbiga UCID  faraciisa Waqooyiga London  ee ay iska soo dhex doorteen xubnaha iyo taageerayaasha  Bahweynta Xisbiga UCID dhawaantan.  Arrintani waxa ay qeyb […]

Continue reading …

Talaado, April 09, 2013 (SM) – Xaflad ay kasoo qayb-galeen in ka badan 11 madaxweyne oo ka socda qaarada Afrika ayaa lagu caleema saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto. Xafladdan oo lagu qabtay garoonka wayn ee Nyayo Stadium ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud […]

Continue reading …

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan xalay Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Galkacyo ku dileen isku duwihii Wasaarada Amniga Puntland oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Dhagaweyne. Ciidamada Puntland ayaa bilaabay howlgalo dad badan lagu qab qabtay, dilka isu duwahan ayaa la sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay dhowr rasaas kaga […]

Continue reading …

Talaado, April 09, 2013 (SM) — Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa sheegay Isnintii shalay inuu go’aansaday inuu saanad ciidan siiyo dowladda Soomaaliya si loo xoojiyo ciidamada Soomaaliya, isagoo sheegay in tani ay xoojinayso xiriirka u dhexeeya Mareykanka iyo dalka ku yaalla geeska Afrika.   Qoraal uu Obama u diray xoghayihiisa arrimaha dibadda, John Kerry […]

Continue reading …

Waxa lagu wargalinayaa dhamaan Shacabka reer Somaliland ee Degan dalkan Ingiriiska gaar ahaan London iyo agagaarkeeda in Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI  Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro) uu caawa 10 habeenimo Hadii Illahay yidhaahdo uu soo gaadhi doono magaaladda London.  9/04/13 TERMINAL 5 HEATHROW AIRPORT SAACADUNA WAA 10 FIIDNIMO   Salaasa(Tuesday) Gudoomiyaha […]

Continue reading …
Xusuuso Professor Ibraahim Maygaag Samatar sida quruxda badan ee uu uga hadlaayo Siyaasadda Arimaha Dibada Somaliland.
Continue reading …

April 8th, 2013  “Somaliland waxay doonaysaa in madax-banaanideeda dunidu ictiraafto oo ay ogolaato” “Inaynu shirkan Tagno Danteena ayaa Ku Jirta”   Hargeysa (Salaanmedia)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti heer qaran ah oo uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ugu kicitimay dalka Turkiga, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan wada hadalo fool-ka fool ah […]

Continue reading …

Kulan balaadhan oo ay soo abaabuleen SSUK ayaa xalay lagu qabtay Galbeedka Magaaladda London,ujeedada kulanka oo ku saabsanaa turxaan bixin,is wareysi iyo sidii reer Somaliland ay gacanta isu qabsan lahaayeen.   Lasoco Warkii iyo Sawiro dheeraada.   Xamse Axmed Salaan Salaanmedia/London

Continue reading …