Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Maxaa kala gudboon Shacabka Somaliland inay kaga Jawaabaan Duullaanka Siyaasadeed ee Soomaaliya?

Comments Off on Maxaa kala gudboon Shacabka Somaliland inay kaga Jawaabaan Duullaanka Siyaasadeed ee Soomaaliya?
Maxaa kala gudboon Shacabka Somaliland inay kaga Jawaabaan Duullaanka Siyaasadeed ee Soomaaliya?

Qaranka Somaliland mugdi kagama jiro wadciga iyo waayaha siyaasiga ah ee ku gedaaman xilligan dalkooda oo ah duruuf qof kasta oo garaad qabaa uu garan karo sababteeda,suurayna karo sida lagaga gudbi karo, balse ay sugtadu tahay kalsoonida Hay’addaha dawliga ah loo siiyey gudashada waajibaadka masuuliyaddeed ee u qaabaysan dheeli-

Continue reading …

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Comments Off on Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Tabobbar u Furay Laba Boqol oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha Heer Qaran ee dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa tabobbar aqoontooda kor loogu qaadayo u furay 200 (laba Boqol) oo Macallin oo ka tirsan Macallimiinta Maddarasadaha dalka ee heer Qaran.   Tabobbarkan oo muddo laba cisho ah ka socon doona xarunta wasaaradda Awqaafta ee magaalada Hargeysa, Wasiirka Diinta ka sokow, […]

Continue reading …

DAAWO Duqa Hargeysa oo furay Kalfadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Comments Off on DAAWO Duqa Hargeysa oo furay Kalfadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa
DAAWO Duqa Hargeysa oo furay Kalfadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta daah-furay Kal-fadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Caasimadda. Kal-fadhiga oo ku qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka.   Please follow and like us:

Continue reading …

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartan loo galayo 8 Mashruuc oo laga hirgelinayo Dalka

Comments Off on Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartan loo galayo 8 Mashruuc oo laga hirgelinayo Dalka
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Tartan loo galayo 8 Mashruuc oo laga hirgelinayo Dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey tartan loo galayo Siddeed Mashruuc oo xukuumadda Somaliland ka hirgelinayo Deegaamo ka tirsan Gobollada Dalka.   Please follow and like us:

Continue reading …

DARAASAD : Heshiiska Ethiopia lala Galay Muxuu Dhib ama Dheef Yeeli karaa Dhaqaalaha Somaliland?

Comments Off on DARAASAD : Heshiiska Ethiopia lala Galay Muxuu Dhib ama Dheef Yeeli karaa Dhaqaalaha Somaliland?
DARAASAD : Heshiiska Ethiopia lala Galay Muxuu Dhib ama Dheef Yeeli karaa Dhaqaalaha Somaliland?

DARAASAD : Heshiiska Ethiopia lala Galay Muxuu Dhib ama Dheef Yeeli karaa Dhaqaalaha Somaliland? Please follow and like us:

Continue reading …

Maxaa Ka Soo Kordhay Markabkii Adhiga KA Qaaday Berbera EE Ku Xanibnaa Jeddah

Comments Off on Maxaa Ka Soo Kordhay Markabkii Adhiga KA Qaaday Berbera EE Ku Xanibnaa Jeddah
Maxaa Ka Soo Kordhay Markabkii Adhiga KA Qaaday Berbera EE Ku Xanibnaa Jeddah

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maxaa Ka Soo Kordhay Markabkii Adhiga Qaaday Ee Jeddaha Ku xanibnaa Halkan Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Muj Dhago Wayne Oo Dambiilayaal Ku Tilmaamay Dawladii Kulmiye Ee Bilowdey Wadahadalada Somaliya + [ Muuqaal ]

Comments Off on Muj Dhago Wayne Oo Dambiilayaal Ku Tilmaamay Dawladii Kulmiye Ee Bilowdey Wadahadalada Somaliya + [ Muuqaal ]
Muj Dhago Wayne Oo Dambiilayaal Ku Tilmaamay Dawladii Kulmiye Ee Bilowdey Wadahadalada Somaliya + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Muj Dhago Wayne Oo Dambiilayaal Ku Tilmaamay Dawladii Kulmiye Ee Bilowdey Wadahadalada Somaliya Halkan Hoose KA Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddida Dhab U Heshiisiinta Iyo Wada Hadalada Somaliland

Comments Off on War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddida Dhab U Heshiisiinta Iyo Wada Hadalada Somaliland
War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddida Dhab U Heshiisiinta Iyo Wada Hadalada Somaliland

Muqdisho (Salaanmedia/com)- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha Guddigan, halka Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu u magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka, xubanaha kale ee Guddiga ayaa ah: 1. Dr. Cabdiraxmaan […]

Continue reading …

Prof Cali Khaliif Galaydh oo Gobolka Daadmadheedh Lagusoo Dhaweeyay.

Comments Off on Prof Cali Khaliif Galaydh oo Gobolka Daadmadheedh Lagusoo Dhaweeyay.
Prof Cali Khaliif Galaydh oo Gobolka Daadmadheedh Lagusoo Dhaweeyay.

Prof Cali Khaliif Galaydh oo Gobolka Daadmadheedh Lagusoo Dhaweeyay. Salaanmedia/Burco Please follow and like us:

Continue reading …

Maamulka Puntland Oo Kaantaroolkii Garoowe U Soo Raray Xadka Laascaanood Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Hadlay

Comments Off on Maamulka Puntland Oo Kaantaroolkii Garoowe U Soo Raray Xadka Laascaanood Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Hadlay
Maamulka Puntland Oo Kaantaroolkii Garoowe U Soo Raray Xadka Laascaanood Iyo Saraakiil Ciidan Oo Ka Hadlay

HArgaysa (Salaanmedia.com)- Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa Kaantaroolka Laga galo Magaalada Garoowe u soo rarray Xuduudka Gobolka Sool, arrintaasina waxa ka cadhooday Ciidammada Millateriga ee Somaliland. Saraakiil ka mid ah Ciidammada Qaranka oo shalay Warbaahinta kula hadlay Magaalada Laascaanood ayaa ka digay Cawaaqib-xumo ka dhalan karta Kaantaroolka Garoowe ee la keenay Xuduudka Gobolka Sool iyo […]

Continue reading …

DAAWO:-“Somaliland Xajka Way Ka Hadhaysaa Hadii Xamar Loo Doonanayo…Xildhibaan Dheeg

Comments Off on DAAWO:-“Somaliland Xajka Way Ka Hadhaysaa Hadii Xamar Loo Doonanayo…Xildhibaan Dheeg
DAAWO:-“Somaliland Xajka Way Ka Hadhaysaa Hadii Xamar Loo Doonanayo…Xildhibaan Dheeg

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Somaliland Xajka Way Ka Hadhaysaa Hadii Xamar Loo Doonanayo…Xildhibaan Dheeg Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Muuse Biixi Tanaasulka Doqon Nimo Ayuu U Yaqanaa… ” Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Xukuumada Eedo Ku Hurgufay + [ Muuqaal ]

Comments Off on Muuse Biixi Tanaasulka Doqon Nimo Ayuu U Yaqanaa… ” Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Xukuumada Eedo Ku Hurgufay + [ Muuqaal ]
Muuse Biixi Tanaasulka Doqon Nimo Ayuu U Yaqanaa… ” Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Xukuumada Eedo Ku Hurgufay + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)-” Muuse Biixi Tanaasulka Doqon Nimo Ayuu U Yaqanaa… ” Xoghayaha Guud Ee Waddani Oo Xukuumada Eedo Ku Hurgufay Halkan Hoose Ka Daawo Please follow and like us:

Continue reading …

Prof Cabdi Cali oo Sheegay in Somaliland Lagaga Adkaaday Siyaasadda Arimaha Dibadda.

Comments Off on Prof Cabdi Cali oo Sheegay in Somaliland Lagaga Adkaaday Siyaasadda Arimaha Dibadda.
Prof Cabdi Cali oo Sheegay in Somaliland Lagaga Adkaaday Siyaasadda Arimaha Dibadda.

Prof Cabdi Cali oo Sheegay in Somaliland Lagaga Adkaaday Siyaasadda Arimaha Dibadda. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Xisbiga waddani oo Dhaliilay Siyaasadaha Arimaha dibeda iyo arimaha Gudaha Xukuumada Somaliland.

Comments Off on Xisbiga waddani oo Dhaliilay Siyaasadaha Arimaha dibeda iyo arimaha Gudaha Xukuumada Somaliland.
Xisbiga waddani oo Dhaliilay Siyaasadaha Arimaha dibeda iyo arimaha Gudaha Xukuumada Somaliland.

Xisbiga waddani oo Dhaliilay Siyaasadaha Arimaha dibeda iyo arimaha Gudaha Xukuumada Somaliland.  Salaanemdia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xasuuqii Xeebta Jaziira Iyo Xoolihii Lagu Xanibay Sucuudiga

Comments Off on Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xasuuqii Xeebta Jaziira Iyo Xoolihii Lagu Xanibay Sucuudiga
Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xasuuqii Xeebta Jaziira Iyo Xoolihii Lagu Xanibay Sucuudiga

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xasuuqii Xeebta Jaziira Iyo Xoolihii Lagu Xanibay Sucuudiga Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Wariye Cabdisalaan Hereri oo warbixin ka diyaariyey Warshadii Ugu Horeysay Ee Somaliland Daqiiqda Soosaarta Boodhari Mills

Comments Off on Wariye Cabdisalaan Hereri oo warbixin ka diyaariyey Warshadii Ugu Horeysay Ee Somaliland Daqiiqda Soosaarta Boodhari Mills
Wariye Cabdisalaan Hereri oo warbixin ka diyaariyey Warshadii Ugu Horeysay Ee Somaliland Daqiiqda Soosaarta Boodhari Mills

Wariye Cabdisalaan Hereri oo warbixin ka diyaariyey Warshadii Ugu Horeysay Ee Somaliland Daqiiqda Soosaarta Boodhari Mills Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Cabdirahman Cabdishakur Dowladnimada Somalia daacad lagama ahan.

Comments Off on Cabdirahman Cabdishakur Dowladnimada Somalia daacad lagama ahan.
Cabdirahman Cabdishakur Dowladnimada Somalia daacad lagama ahan.

Cabdirahman Cabdishakur Dowladnimada Somalia daacad lagama ahan. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Falanqayn : Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Gabiley iyo Golaha Deegaanka Gabiley.

Comments Off on Falanqayn : Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Gabiley iyo Golaha Deegaanka Gabiley.
Falanqayn : Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Gabiley iyo Golaha Deegaanka Gabiley.

Falanqayn : Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Gabiley iyo Golaha Deegaanka Gabiley. Salaanmedia/Hargaysa Please follow and like us:

Continue reading …

Kismaayo: Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyey Hodan Naleyeh

Comments Off on Kismaayo: Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyey Hodan Naleyeh
Kismaayo: Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyey Hodan Naleyeh

Kismaayo: Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyey Hodan Naleyeh Salaanmedia/Kismaanyo Please follow and like us:

Continue reading …

Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo

Comments Off on Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo
Al Shabaab oo shaacisay Magaca iyo Qabiilka ninkii hogaaminayay Weerarkii Kismaayo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan […]

Continue reading …