Cartooniistaha caanka ah ee Amin Caamir ayaa soo dhigay Bogiisa Sawir uu ku muujinayay Xadhiga Maalintii shalay Jen Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde Garoonka Aadan Cadde ugu geesteen Ciidamada AMISOM ee garoonka ilaaliya.
Salaan Media On Facebook
You must be logged in to post a comment.