HAMBALYO AROOSKA Cabdiraxmaan dhuule iyo Marwadiisa Muna oo burco ku aqal galay.

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin. Kal iyo Laab ah u diraynaa walaalkay Cabdiraxmaan dhuule iyo Marwadiisa Muna . Oo caawa arooskoodu ka dhacay gobolka togdheer gaar ahaan dagmada Duruqsi waxaanaan layahaya Noqda reerkii kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela . Aamin Aamin. by Abdtifatah ali (miig)

AROOS

Abdifatah ali Mohamed (miig) iyo xaaskiisa shadiya siciid abdalle

Naasir osman iyo xaaskiisa Ifrah ali

Mustafe osman iyo xaaskisa Ifrah abdi casiis

Abdiqaadir osman

Abdicasiis osman

Shadiya osman

Abdirashid osman iyo xaaskisa

Ifah osman iyo seegayda

Fatumo tuurqudhun iyo caruurteeda

Zaki abdi bacow iyo xaaskiisa fahiima abdillahi geedi

Siciid Mohamed

Ahmed Mohamoud iyo xaaskiisa