Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo.Suldaan Abdi Awil Jama iyo Qalanjaduu hablaha ka calmaday Deeqa Abdi Ali

 Gacal iyo Sokeeyaba meherkiina lagu farax. Waxan Hambalyo heer qarana hawada sare u marinayaa inderkay, Suldaanka Dhalinyarada Somaliland, Suldaan Abdi Awil Jama iyo Qalanjaduu hablaha ka calmaday Deeqa Abdi Ali oo meherkeedu Maanta ka dhacay magaalada Hargeysa. Illaahay kuwii guri khyr qaba oo barwaaqaa yagleela ha idinka dhigo. Ducadii rasuulkana iga hanta, Baaraka laahu lakum, wabaaraka calayka, wajamaca baynakum fil khyr.
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo. Gacal iyo Sokeeyaba meherkiina lagu farax. Waxan Hambalyo heer qarana hawada sare u marinayaa inderkay, Suldaanka Dhalinyarada Somaliland, Suldaan Abdi Awil Jama iyo Qalanjaduu hablaha ka calmaday Deeqa Abdi Ali oo meherkeedu Maanta ka dhacay magaalada Hargeysa. Illaahay kuwii guri khyr qaba oo barwaaqaa yagleela ha idinka dhigo. Ducadii rasuulkana iga hanta, Baaraka laahu lakum, wabaaraka calayka, wajamaca baynakum fil khyr.