Inaalilaahi wai inaa ileyhi raajicuun…Fanaanka weyn ee Yuusuf Dheere oo Abahii Geeriyooday.

Inaalilaahi wai inaa ileyhi raajicuun.
Kulu nafsin daa iqatil moot
Waxaan TACSI u diraynaa Aniga oo ah Xamse Axmed Salaan, dhamaan Ilma Axmed Salaan iyo dhalinyarada reer London meelkasta oo ay kala joogaan Dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Maxamed Xuseen (gufeeye) oo dhalay fanaanka wayn ee yuusuf dheere.waxaan leeyahay IILLAAHAY uga baryaynaa in  naxariistii jano ka waraabiyo.aamiin inagana samir iyo iimaan.
Inaalilaahi wai inaa ileyhi raajicuun.<br />
Kulu nafsin daa iqatil moot<br />
Waxaan tacsi u dirayaa Dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.maxamed xuseen (gufeeye) oo dhalay fanaanka wayn ee yuusuf dheere.waxaan leeyahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo.aamiin inagana samir iyo iimaan.