Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayay Oo Goor Dhawayd Gaadhay Dubai Iyo Soo Dhawayn Layaab leh oo Loogu Sameeyey Dubai

Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayay Oo Goor Dhawayd Gaadhay Dubai Iyo Soo Dhawayn Layaab leh oo Loogu Sameeyey Dubai

 

Madaxweynaha iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gadheen Dubai waxa halkaas …. Daawo Sawirro Tiro Badan

Dubai (SM)- Madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Watigii uu hogaaminayay ayaa goor-dhaweyd gaadhay Magaaladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
IMG_0834
Madaxweyne Siilaanyo iyo Waftigan balaadhan ee uu hoggaaminayo ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay Dawladda Imaaraadka Carabta, halkaas oo ay maanta Diyaarad khaas ah oo ay dawladda Imaaraadka Carabtu u soo dirtay ay ka qaaday Madaarka Caalamiga ah ee Berbera International Airpot.
JIB_6533
Madaxweynaha iyo waftiga uu hoggaaminayo ayaa markii ay gadheen Dubai waxa halkaas si balaadhan ugu soo dhaweeyay masuuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibadda Dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo waftiga loo galbiyay goobtii loosii diyaariyay inay ku degaan. Waxaana la filayaa inay u bilaabmaan kulanadii u qorshaysnaa, iyadoo uu casuumadan waftiga uu si weyn uga soo shaqeeyay SHiikha Maalqabeenka ah ee Xukuma Magaaladda Ganacsi ee Dubai, Shiikh Maxamed Binu Rashiid.
125-1024x682
Wixii warar ka soo kordha Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland kala soco shabakadda Caalamiga ah ee Gabiley News.
115-1024x682
JIB_6527.jpgh
IMG_08291
IMG_08281
IMG_0834
76-1024x682
JIB_6536-copy
IMG_0826