OGAYSIIS – BANNAANBAXA BRUSSELS EE 11 APRIL

banaanbax
OGAYSIIS – BANNAANBAXA BRUSSELS EE 11 APRIL

Guddiga abaabulka bannaanbaxa-Brussels ee uk waxay ummadda reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska ugu baaqaysaa in ay ka soo qayb galaan bannaanbax lagu taageerayo qadiyadda Somaliland oo ka dhici doona magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka.

Goobta Bannaanbaxa: Parc du Cinquantenaire,
Avenue de la Joyeuse entrée ,
1040 Brussels , Belgium

Taariikhda: 11 April 2013

Wakhtiga: 2pm – 4:30pm

Haddii aad ka soo qayb galayso bannaanbaxa una baahan tahay gaadiid aad raacdo ama macluumaad dheeraada, fadlan la soo xidhiidh tilifoonadan hoos ku qoran:

West London Somaliland Community 0208 8481180
OSCA 07984136920 , 07943 63220 .

Dhammaan dadka ka tagaya dalalka Yurub , waxaa laga codsanayaa inay la xidhiidhaan gudiga abaabulka banaanbaxa ee dalka ay joogaan.

Guul & Gobanimo Somaliland

.