OGAYSIIS OGAYSIIS KULANKA GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA & JAHLIYADA SOMALILAND EE DALKA FINLAND

 OGEYSIIS JAALIYADDA REER SOMALILAND EE KU NOOL FINLAND
Dhammaanba Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Laanta Finland Waxaa la ogaysiinayaa iney ka soo qaybgalaan shirka ay Jaaliyadda Somaliland Ee Finland u qabaneyso Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI ee Somaliland Mudan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo ku sugan Wadanka Finland, hadaba yaan laga maqnaan shirkaa qaaliga ah ee fursada weyn u leh dhammaan shacabka Somaliland ee degan Helsinki.
Waxa uu dhacayaa shirku haddii Alle yidhaahdo Sabtida Soo socota ee 30.3.2013, waxaana la idinka codsanayaa in waqtiga la ilaaliyo, waana mahadsantihiin.
Mohamud Hussein