Qaar ka Mid ah Jaaliyada Reer Cergaabo EE Wadanka UK oo Tacsi Diraaya Geeridii Marxuunka Mohamud Xaaji Jama Miyateyn‏

INAALILAAHI WA’INAA ILEYHI RAAJICUUN
tacsi21
Dhamaan dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin ee degana wadanka UK, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii uu ka geeriyooday Marxuun Mohamud Xaaji Jama Miyateyn oo 25-03-13 ku geeriyooday magaalada London, waxaan marxuunka ilaahay uga baryanaa in uu jannadii fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin.
1. Chairman Ururka WADANI UK Mudane Ahmed Maxmed Cali Naahi
2. Ahmed Nuur Cumar Jabaabul
3. Ahmed Saalax Ali Tulux
4. Sakawe Hurun ISmaaciil
5. Mustafe Cali Abdi
6. Mukhtaar Ali Yusuf
7. Ahmed Siciid Ahmed (Qadaafi)
8. Kayse Ahmed Faarax
9. Maxamed Bare Ducaale
10. Saalax Abdi Muse
11. Maxamud Baresees
12. Caawiye Jama Abdi Shire
13. Kayse Siciid Ahmed (Kayse qaaro)
14. Hamse Baaxad
15. Mustafe Shiine
16. Maxamed Ali Abdi
17. Eman Maxmed Ciise
18. Ahmed Yusuf Ahmed
19. Cawil Ali Dacar
20. Naasir Abdi Hurun
21. Cabdiqaadir Mire Maxmed Nuux
22. Siciid Maxamud Jama
23. Maxmud Ahmed Cabdale
24. Ahmed Maxmed Tirike
25. Abdi Ahmed Kuutiye
26. Cabdikarin Yassin Shiikh Dalmar
27. Yassin Maxmed Abdi
28. Mustafe Maxamed Cabdi Cade
29. Engineer Abdi Ahmed Abdi
30. Abdi Adan Diirye
31. Farah Cali Cigal
32. Mahomud Ibrahim Shire
33. Cabdi Samed Cismaan
Eng Abdi Ahmed Arab
London