Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle oo 1 sano lagu kumumay

Axad (SM) 31.3.13 Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay.

Maxkmaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal milyan oo ganaax ah kaasoo lagu xukumay qoddobka 287, 215, 231, XAG.

xadhigan waxa looga bilaabayaa maalintii xorriyadda laga qaaday oo ahayd 4/3/2013 xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay taariikhdu tahay 31/3/2013, sidaa daraadeed taliyaha xabsiga dhexe ee hargeysa waxa lagu amrayaa inuu xabsiga ku hayo inta xadhig ciqaabeedkiisu ka dhamaanayo ganaaxana ka bixinayo.”

Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa manta Xukun Hal sano oo xadhig ciqaabeed aan la Iibsan karin ah  iyo Hal Milyan oo Ganaax ah ku riday Sheekh Maxamuud C/laahi Geelle kaasoo sida uu Garsooraha Dacwadaasi qaadayay sheegay in lagu helay danbiyada ay Xeer ilaalintu ku soo Eedaysay. </p><br />
<p>Maxkmaddu waxay ku xukuntay danbiilaha hal sano oo xadhig ciqaabeed ah iyo hal milyan oo ganaax ah kaasoo lagu xukumay qoddobka 287, 215, 231, XAG.</p><br />
<p>xadhigan waxa looga bilaabayaa maalintii xorriyadda laga qaaday oo ahayd 4/3/2013 xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay taariikhdu tahay 31/3/2013, sidaa daraadeed taliyaha xabsiga dhexe ee hargeysa waxa lagu amrayaa inuu xabsiga ku hayo inta xadhig ciqaabeedkiisu ka dhamaanayo ganaaxana ka bixinayo.”