waxa kale oo halkaas lagu soo bandhigay waxqabadkii uu ururkani qabtay labadii sano ee uu jiray ururkani. waxa kale aannu ku falanqaynay oo aannu ku gubaabinay dumarkii ka soo qaybgalay xafladaas in ay ka soo qaybgalaan mudaharaadka ka dhici doona Beljinka bisha abril 11 keeda waxaananu u qaybinay waraaqo ay ku qoran yihiin warbixintii oo dhan.
waxaana lagu balamay bisha soo socota ee abril in halkaas wacdaro la dhigo sidaa