London (SM) 31.3.13 waxa xalay galbeedka London gaar ahaan Hutelka caanka ah ee blue ocean lagu qabtay xaflad lagu daahfuray webside loogu wanqalay Salaanmedia oo ku soo biiray saaxada warbaahinta ku hadasha afka Somaaliga.
Warkan oo faahfaahsan iyo sawiro dheeraad ah filo dhawaan, wakhti aan sii fogeyn.
Salaanmedia/London