Side loogu wanqalay? Salaanmedia oo caawa lagu daahfuray galbeedka London.

London (SM) 31.3.13 waxa xalay galbeedka London gaar ahaan Hutelka caanka ah ee blue ocean lagu qabtay xaflad lagu daahfuray webside loogu wanqalay Salaanmedia oo ku soo biiray saaxada warbaahinta ku hadasha afka  Somaaliga.

logo2

 

Warkan oo faahfaahsan iyo sawiro dheeraad ah filo dhawaan, wakhti aan sii fogeyn.

Salaanmedia/London