Akhriso Sida Loo Qeybsaday Wasiirada Maamulka Jubaland & Madaxweynaha oo isku Heestaan Laba Qabill iyo Beel Sadaxaad oo ka tanaasushay!!
By
-
Maamulka Jubaland ayaa waxaa wada degan beelo soomaaliyed oo fara badan waxaana lagu qiyaasa ilaa 36Beelood in ay degan yahin Hadaba waxaa la qaybsaday Maamulka Jubaland sidaan soo socota .
Madaxweynaha oo ah meesha ugu sareysa Dawlada ayaa waxaa u tartami doona Beelaha Absame ,Mareexaan halka beesha Harti ay ka tanaasushay u tartamida Madaxweynaha Jubaland waqtigaan .
Hadaba waxaa loo qaybsadauy Shaxda sidaan
Madaxweyne Absame /Mareexaan
Kuxigeen Mareexaan / Absame
Gudoomiyaha Barlamanka Hawiye / Digil iyo mirifle
Hadaba Madaxweyna waxaa u tartamaya labada beelood ee Absame iyo Mareexaan Hadii Mareexaan noqdo Madaxweyne Absame waxuu heli doona Madaxweyne ku xigeen .
Hadaba Hadii gudoomiyaha Barlamanka waxaa ku tartami doona Hawiye iyo Digil hadba kan noqda maaha kan kale waxuu noqon doona Kuxigeenka 1aad ee Barlamanka
Wasiirada .
10 wasiir ayay yeelan doonta Jubaland
Mareexaan .2wasiir
Absame 1wasiir
Harti 1wasiir Wasiirka Harti waxoo labadinaya inuu noqdo Dhulbahante ama Warsangeli xaga dhanka kale laga yaabo inuu noqdo majeerteen siba Cusman mohamoud ama cali saleebaan .
Gaaljecel 1. wasiir .
Bajuun 1.wasiir
Biyamaal 1wasiir .
Cawramale 1wasiir
Wardeey 1wasiir
Sheekhaal 1wasiir
Duqa Magalada kismaayo Harti hadii majeerteen helo wasiir waxa duqa magalada noqondoona Warsageli ama dhulbahante hadii kalena Majeereteen Maamualaha Dekadda Majeerteen Gudoomiyaha Gobalka Absame ogaden ku xigeenkisa Gaaljecel .