Banaanka weyn ee Burco u dhow(Aroori) oo shaqaaqooyin ka dhaceen iyo 2 qofna ku dhinteen

war-deg-deg-ah-160x87

Banaanka weyn ee lagu magacaabo Aroori oo iska hor imaad ka dhacay saaka,halkaas oo la sheegaayo in 2 qof ku dhinteen.

Waxa aanu isku dayeynaa in wixii war ah ee kasoo kordha aan idinla socodsiin doono dhawaan. Wararka la isla dhexmaraayo waxay sheegayaan in dhulkaa dawladu ay bixisay sidaa daraadeedna ay shacabku ka muujiyeen cadho,tasoo sababtay in ciidamo ka socda Somaliland iyo dad degaaka degani ay gacanta isa sareen

Salaanmedia/Burco