Ururka Hanaqaad Oo Tartan Aqooneedkii Labaad U Qabtay Ardayda Boorama…Daawo Video iyo Warbixin.

Ururka Hana Qaad Ee Ka Hawlgala Gobalka Awdal Oo Tartan Aqoon Isweydaarsiya Ardayda Dugsiyada Sare Ee Borama.
Aprl 30,2013 Borama(SM) – Tartan ay ugu talagaleen ururka dhalinyarada ee hana qaad ee ka hawlgala guud ahaan gobalka Awdal gaar ahaan magaalada Boorama Dugsiyada sare ee Ubaya binu-kacab iyo Al-nuur, munaasibadani kadiska ah oo ay ka soo qaybgaleen Maamulka waxbarashada gobalka iyo masuuliyiin kale oo kala duwan ayaa waxaa ay u dhacday sida tan.

Halkan Videowga hoose ka daawo

Â