Daah-furka Mareeg loogu magacdaray Salaanmedia.com oo lagu soo bandhigay London.Daawo Sawiro By admin - April 2, 2013 Kulan ka dhacay Blue Ocean Restaurant ayey isugu yimadeen dhalinyaro reer London ah oo kasoo qaybgalay Xafladii Daah-furka mareegta cusub ee loo bixiyey Salaanmedia.com, Lasoco Warkii oo dhameystiran iyo sawiro dheeraada. Salaanmedia/London