Daawo Sawirada “Ninka Aduunka Ugu Murqaha Weyn Oo La Soo Bandhigay”

Daawo Sawirada “Ninka Aduunka Ugu Murqaha Weyn Oo La Soo Bandhigay”


Mustafa Ismaciil oo ah wiil masaari ah ayaa loo aqoonsaday inuu noqdo wiilka ugu murqaha weyn caalamka taas oo lagu ogaaday baaritaan badan oo la sameeyay iyada oo si weyn loola yaabay murqihiisa.
Musatafe tobankii sano ee ugu dambeeyay wuxuu qaadi jiray waxyaaboo culus taas oo sababtay inay murqihiisa si weyn u koraan iyada oo la sheegay inuu cuno cuntooyin dhismaha murqihiisa qeyb ka qaatay .
Ismaciil hadda wuxuu ku noolyahay wadanka mareykanka oo uu ka xoogsadaa iyada oo xiligan si weyn oga hadlaan warbaahinta mareykanka oo uu u soo bandhigay murqihiisa oo uu sheegay inuu record ku qaaday.